umadeey wan idin salamy cawa sheekadan aan rabo in aan ka hadlo wa sheeko taariiqi ah waxayna kugu reebaysa xasuus iyo calool xumo runtii marmarka qaar inta ad aduunka ku nooshahay waxa la kulmaysa oona naftada kugu kalifaysa in aad raadiso wax sheekoyinka ka caawiyo si bulshada lo gaarsiiyo oo adigana aad ka badbaadiso dadka qaar ay ku dhici lahayd sheekadan waxa qoray abubakar mohamed hassan (( mr qurbaani)) sheekadan magacayda wa ((dulmiga caashaqa adiga ka damiin ah )) shekadan waxay ku dhacday wiil aan sxbnahay o iila joogo dalka swedan magacisana wuxu kuso koobay amiin diini ali ka bogosha wacan o wanagsan ..
Read More…
click here
















__________________











taariikh nololeedka abwaan
Saalax Xaashi Carab 







-------------------------------------------------------

