{{labadii doqon isguursatay maxay kala kulmeyn guurgooda}}


{{labadii doqon isguursatay maxay kala kulmeyn guurgooda}}
waa sheeko wacan oo hadan qosol badan waa adinka iyo sheekada
waa saaxibkiina hawada waa hee abuubakar qurbaani iyo tafatiraha qalibjaceyl
Sheekadani waxa qalinka uqaatay { mr; qurbaani }}

rooda waxay ahayd gabar soomali ah oo degan xaafada muqdisho gar ahan wardhigley rooda waxay guursatay mudo laga joogo 6 sano ilaa hada waxna ma aysan dhalin laakin rooda ninkeeda waxa lagu magacaabayay axmed waa nin fiican diintana wax ka yaqaana waa nin iimankiisa usugan yahy laakin rooda waxay ahayd gabar jeclayd inee marwalba waxay dhasho aragto marwalbana waxay ilah kabaryi jirtay inuu gabar siiyo waayo waxay dhihi jirtay gabarta cisada iyo sharafta laga helayo wiilka lagama helayo laakin waxay ilowday ceebta iyo foolxumada ee keeni karto inuu wiilka keeni karin.

mudo kadib rooda waxay qaadey uur uurkaso ahaa midkii
uuga horeyay ay qaato mudo laga joogo 6 sano kadib
rooda uurkeeda aad bay udhaqaali jirtay axmedna ad buu
uula yabay rooda sida ay wax uwato waayo anaga hadii an
soomali nahay waxan dabeecad ugar kadhiganay in haweenkeena hadii ay uur qadan uma naxariisano marwalba
jikada wey noo galaan sariirta wey no gogolan laakin axmed dhaqanka anaga lahayn mu uusan lahayn xaskiisa.

wuxuu ukeenay qadamo ay garabsiiso dhanwalba marwalbana ujoogto mudo kadib rooda wey foolatay waxana loola cararay isbitaalka weyn ee madiino aya lageeyay waxayna dhashay wiil madama uu ninkeeda uu marwalba uu ku ducaysan jiray inuu curudkiisa wiil noqdo laakin xaskiisa waxay jeclayd gabar.

kadibna wiilkii wuxuu noqday wiil doqon ah doqonimadiisa ayuu ku weynaday waxna wa laga qaban wayay doqonimadii yarantis
lagu yaqiinay ayu ku weynaday wuuna ku koray .

Axmed waa nin lacag ilahay udhiibay laakin wiilkiisa wax wuu
ka qabanwayay wuxuu isku dayay inuu wiilkisa wax ka qabto.
wuxuu geeyay dalka kenya waxna wa laga qaban wayay hadana wuxuu uqaaday dalka suuriya sido kale waxna wa laga qaban wayay wiilka wuxuu ahaa mucjiso rabani ah ilaahay wuxuu ugu tala galay waaye axmed markuu daalay wiilkisana wuu weynaday doqonimadiisa ayu ku koray rooda ad u murogotay madama ay ku hami weyneyd inee gabar dhasho hadana wiil ilahay siiyay midasi waxa lagu kontodola hamigaga iyo iimanka waayo anaga hadii aan afrika nahay iimanka ad buu nagu yaryahay ok kadib maalin ayuu wuxuu maqalay in lagu sheegay xaafada towfiiq inee joogto gabr sidani oo kale ah iyadana doqonimada ay ku weynaday axmed aad buu ufarxay markuu dhagahiisa uu maqaleyn inuu gabar wiilkiisa ku darsado uu helay wuxuu isku diyariyay qabanqabadii uu ku tagi lahay xafada towfiiq kadibna axmed wuxuu aday towfiiq kadibna wuxu utagay reerkii ay ka dhashatay gabrta uu wiilkiisa uu rabo inuu ku darsado mar alaale markii albaabka garacay aya waxa ka afurtay islaanta dhashay gabarta wuxuuna yiri eedo maanta waxan u imaday arin aya maanta gurigiina iiga so gashay waxana raba haduu uu joogo odayga reerka in aan lahadlo wuu jooga soo gal marka hore ayay ku dhahday odayga wuu u galay

kadibna waxay is arkeen odayga guriga jooga waxayna is dhaafsadeen
hadalo goosgoos ah oo kamid yihiin walaahi maanta nin weyn aya imaday waxan umalaynaya in uu maanta gurigeyga murad uu ku keenay sax muradka ikeenay murad yar maahan waxxan raba gurigaga luulka yaalo oo dhan ina ka qato oo adiga oo rali ah isiisay intaas markii ay isdhafsadeyn aya axmed waxa uu yiri

sxb soo dhawow maanta aniga gurigaga waxan u imaday
waxkale maahan waxan maqlay in aad gabar dhashay gabadhasi aya manta kaso doontay waxan raba inaa wiilkayga ku darsado sidii xeerka gabar loo guursan lahaa in aan ka guursado diyar ayan u ahay maxa ka qabta fikradeeda?

odaygii gabadha dhalay waxa lagu magacaba maxamuud wuxuu yiri horta adiga maanta waxa aad ka hadashay wa wax fiican oo waligood soo jiri jireen guurka ceeb maahan laakin waxadan ogeyn gabadha aniga dhalay inee doqon tahay mana taqaan nin wuxuu yahay iyada ogeyn inee gabar tahay iyo in ay wiil tahay maba garaneyso hooyadeeda aya cuntada u kariso eena ka qaado xita sariirta wa loo gogolaa gabar sariirta loo goglayo uma malaynayo in ay noqon karto marwo laqabo ee guriga dhaqan karto hadii aad sidas ku rabto aniga diyaaaaaaar ayan ku ahay.

odayga axmed uu wiilka dhalay aniga wiil fiican mawato gabarta ad sheegeyso inta waxyaalod ay qabto wiilkayga wuuleeyhay
waxana raba labadoda madama{doqon yihiin guurkooda waxay kala kulmaan inan aragno } odaygii maxamud wuu ogoladay wuuna siiyay gabadhii oadaygii axmed asigoo faraxsan aad u faraxsan ayuu gurigiisa dib ugu labtay wuxuuna usheegay rooda oo ahayd xaskiisa in uu so helay gabar fiican in uu wiilkisa ku darsado axmed iyo rooda waxay isku diyaariyeen qabanqaabadi wiilkooda guurkiisa mudo kadib waxa ladhigay aroos aad uweyn waxaana kaso qeyb galeen dad ad ufaro badan oo qiimo iyo qaayo leh arooskii markuu dhamaday aya waxaa loo qaday wareeg waxana lagu soo wareejiyey magalada muqdisho gaar ahan towfiiq iyo kaaran waa labada xafadod ay kula dhashteen kadibna waxa la geeyay gurigooda markii hooyadii iyo aabahii ay labadoda ay dhaleen markii ay kaso tageyn aya albaabka loo laabay wana laga so tagay cabaar markii ay kala aamusnaayeen ayaa odayga micnaha wiilka wuxuu dhahay abaayo kac albaabka nooso xir intee qososhay ayay dhehday adiga maad kacday irida soo xirtid markad idhahaysid irida nooso xir intuu xanaqay ayuu dhahay ok dhib maleh aniga iyo adiga qofkii labadeena hadlo aya albaabka xirayo ok ayay dhahday intee kala aamuseyn ayay kal jeesteen cabaar markii aamusnaata badatay aya 2 habeenimo tuug imaday markuu so dhuuntay ayuu tuugi wuxuu arkay labo qof oo aroos ah oo hadana sarirta fadhiyan tuugi intuu orday ayuu hadana qof qaylinayo wayay ayuu so laabtay hadana wuxuu arkay labadii oo sariirta fadhiyaan wax lahadlaayo aysan jirin waxay kabaqayaan hadii ay midkood hadlo inuu irida soo xiro ilayn wa labo doqon midkood rooneyn tuugii marku wayay wax hadal ah aya alaabtii guriga oo dhan qatay subixii markuu wagi baryay aya dadka xaafada waxay is dhahayn labadii doqon arooska ahay halaga warjiriyo waxana loo tagay ayagoo weli sariirta saran oo welibana albaabka loo laaban yahay oo dharka bananka dadsan yahay oo ilayan xalay intuu tuug imaday dharkii odhan qatay markii laweydiiyo labadooda war xalay maxa dhacay wax jawabaayo majiraan weli waxay kabaqayaan in irida soo xir la dhaho dadkii markii ay ka daaleyn ayay waxay dhahayn war walidkood ha loo waco ayaga af yaqana walidkii markii ay imadeyn ayay su aalayn war xalay see wax u dhaceen naaagtii aya waxay damacday in ay hadasho oo waxa xalay dhacay ay sheegto naagtii markii ay hadashay aya ninkii intuu so booday oo yiri adiga hadashay caawa irida adiga xirayo dadkii intee marna qoslayn marna ay layabeyn aya waalidkood waxay go,aan ku gaareyn habeyn walbo in ay iridooda la ogaado kadibna ay seexdan sidii aya mudo dhan 4 sano iridooda laxiraayay lana laga furayay mudo kadibna naagtii waxay qaatay uur waxayna u dhashay wiil fiican aya meesha kaso baxay labadii doqon ay is guursatay guurgooda wuxuu noqday guur cajiib ah sheekadii la macag baxday {{ labadii doqon is guursatay maxay kala kulmeyn guurgooda intaaas ayay ku dhamatay waxana sheekadani soo saray {{{{ mr[ qurbaani }} oo ku sugan jaziirada maalta waxadna kala xiriiri karta adres ama eilmel{{ abubakar65@hotmail.com }}}
ama wixii faahin dheri ah kala xiriir
tel; 0035699178435 }}}
insha alaah is aragti dambo oo xiiso leh

__________________________________

sheekadaan waxaa isku duba riday oo tafatirey qoraaga weyn Mr. Cabdi Casiis Sheekh Axmed Qalbijaceyl

About these ads

1 Comment

  1. maalin aa dhuulka kudhahacy then nah


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 28 other followers

%d bloggers like this: