Murugo jaceyl maxaa lagu daweeyaa ?Q, 1aad


Waxan ahay gabar somaliyed o kunool dalkeda hoyo e somalia gar ahan gobalka shabellaha hose qasatan magalada marka e xurunta egobolka shabellaha hose da,deydu wa 18 jir waxan dhigan jiray mid kamid ah iskulada kuyaala magalada marka gaar ahan dugsiga dhexe waxaan ahaay gabar si ad ah ugu dhago nugled waxbarashadeda iyo ladhaqanka qeybaha kala duwan e bulshada had iyo jeerna waxan ku mashquuli jiray casharada iskuul

anigo si ad ah ugu fikirijiray imtixanadka iskuul ayado waxbarashada ay ii eheed tankaliya e aan weheshado markii aan maraayo dhamadka fasalka 8aad aya gabar aan saxibo ehey o lagu magacaabo I d l waxay ibartay wiil lagu magacaabo bile maxamed barashada aan bartay bile waxay noqotay mid aniga dhan ibadashay gawi ahaan nolasheyda bille iyo aniga waxan waqti walbo ku wada hadli jirnay telefon leenleen ah xaqiqdi waxan u qaaday jaceyl i gaarsiiyey meel aan iskala garan waayay heer waxan gaaray hadii aan codkiisa aan maqlin an noqonaayo ruux maqane joge ah uu qalbigiisa an jogin intas waxa iiga sii darneyd markan maqlo inuu xanunsan yahay waxan ila soo gudboonan jirtay xaalad adag Eebana waxan ugu baryi jiray inuu cafimad siiyo cudurka hayana uu Alle igu so wareejiyo si uu asaga cafimaad taam ah u helo sidaa waxan ahaadaba bile asagoo wax walbo oo dhankeyga ah og ayuu hadana iska indho tiri jiray wuxu ahaa ruux an qiimeyn ereyga JACEYL had iyo jeerna ka helo inuu ku raaxeysto dhibaatada aadmiga wuxu doonayo in an jeceylkeyga u shegto isagoo og in aan jecelahay blse iska indhatiraayay jaceylkeyga lakin waxan ad ugu xumahay maheysan awood aan kushego sida ay naftayda dareemayso intaasna waxa igu kaliftay ayaa waxay tahay waxaan ahay ruux dumar ah misana eebe u xishood udhaliyey hadana jaceyl ugub ah uu sii dheeraa mudo markey xaaladeyda sidaa eheed aya waxaa dhacday in ay rerkeyga ay daremaan dhibaatada jaceyl e iheysata gaar ahaan gabdhaha walaalahey kuuwa oo hada &gooraale isamarsin jiray niyadana ii dhisi jiray iguna dhiirigalin jiray in aan jaceylkeyga sheegto si aan ugu baxo noloshaan silici ah una galo nolol farxad leh intaa kadib waxan go ansaday in aan ushegto dhibaatada jaceyl e iheysata anigo iska raadinaayo xoogaa geysinimo ah ayaa galab anagoo kuwada hadleeno qadka talefanka ayaa waxaa kacodsaday in uu caawa isoo waco abaare salada cishaha kadib sawawo laxirira guriga oo buuq ahaa galabtaas si aan ugu sheegto arin nafteyda culeys kuheysay kadibna wuu ii tixgaliyey codsigii ahaa in uu caawa isoo waco galabtaas waxaan ahaay qof farxadi ay kamuqatay hadana yara kurbeysan waxaa leys weydiina maxay tahay sababta ay u faraxsaneed?Hadana ay u kurbeysneed? Ee aqristow sababta aan ufaraxsanaa waxay ay eheed in an islahaa waa heleysaa jeceylkaga tankale e an u kurbeysnaana waxay ehed sida an ugu sheganayo iyo waxa aan kala kulmi doono ugu danbeyntii waxa u waqtiga isguraba ana an sacada un egaba waxay isasoo taagtay ama ay garabka leheshay waqtigi balanta ehed aana gudanay waajibadka Alle e salada cishe aya waxa u dhaqaqay qolkeyga dabadeedna aan fariistay halka uu yaalay talefanki aniga o sugaayo ruuxii ay nafteyda gaclootay nolasheydana aan uhibeeyey laakiin xaqiqdaa waxay tahay in mar walbo uu dhacaayo qadarka alle & rabi waxa uu qoray taas oo aan ulajeedo in aan waayey qof isoo waca ama isoo taleefangareeyo waqtigaas kadib waxaan noqday qof niyad jabsan o murugeysan anigoona xiliyada qaar niyada iska dhihi jiray murugta ma walaalaatihiin xaaladeyda wey sii xumaatay waxaana kudul oynayey siriirteyda korkeda iyadoo aysan jirin cid i caawiso o aan aqaano meel aan u ciirsado markey sacadu tahay 9:30 haweenimo ayuu isoo wacay wana kaqabtay telefankii salaan kadib waxaa uu ishegay in uu isoo wacay lagana qabtay laguna yiri mey maqantahay e wayo waxan ahaay qof xaadir ku ah gobti balanta o ehed telefanka anigo isaga qancinaayo una diidaayo wax muran ah in aan galiyo ayaa wax walbo ugu aamusay anigoo dhahay dhib maleh wada hadalkeena iminka ayaa kamuhiimsan wadahadal kadib waxa uu igu yiri isheg arinta anigo runta kabaqaayo niyadeydana ay jabsantahay ayaan kudhahay kudhahay waxa kaliya e aan rabay waxay ehed inaan kula sheegeysto si an waqti badan uqaadano markaa sidaa dhahay wuu qoslay wili mid kajin ah kadib in badan aya wada shekeysanay waxana lagaaray xili danbe waxaana ku iri wan sexanaa wili anigo kaxun kali tagitanka waayahay ayuuna iyiri waana ismac salaameynay waana dhigay tellkii bls hurdo meysan iheynin ee waxaan ahaay qof dismuraal ah oo sheykeynkarin hawenki dhan hurdo igama imaan walaac dartiis waagi aya korgeyga kadilaacay kadib sariirteydii ayan katoosay iskuulkeygii ayan isku diyaariyey waxaana u dhaqaaqay gobteydii waxbarashada qof walbo wuu iga dareemayey murugta iga muuqato markii aan tagay iskuulka xisooyinkiina ay bilowdeen ma eheyn qof lasocotay macaliminta e waxaan ahaay qof jaceyl laxanunsan waqtigii iskulka aya idlaaday guriga ayaana imaaday salaada duhur ayan tukaday ma aheyn qof sakay quraacatay hoyo aya qado igu qasabtay balse ruux ruux kamaqanyahay rashin kama dagaayo blse anigo hoyo qancinayo ayaa isku qasbay qadadii kadibna waxan aaday sariirteyda si an u nasto bls maan nasan e waxaan galay fikir ku aadan wixi xalay dhacay iyo sida uu xaalka kudhamaday kadib ayaan waxaan qaatay go aan taas oo ah in aan wax walbo sidooda kusii deeyo anigo og in ay xaladeyda adagtahay aya danta igu kaliftay in aan amuso sababta kentay in an amuso waxay ehed in aan kawaayey rajadi an lahaa

Waxaa idiin soo diyaariyey

Mr qalbijaceyl

qalbijaceyl11@hotmail.com

www.nololcusub.tk

ka dhigo hoygaaga kowaad

la soco qeybta labaad

About these ads

7 Comments

  1. asc dhamaan inta waxa jacel iyo inta lajaceyahay waxa idin lehay walalyaal ogada jaceylka xanunkisa mahan mid la soo kobikar e habalyo qalbi jaceyl

  2. waan idin wada salaamay dhamaantiin rag & dumarba, salaan kadib walaashay qisadaan xanuunka badan heshay runti aad ayaan ug xumahay, sidiisa banaan jaceylka, labo qeybood ayuu u qeybsamaa, taan koowaad waa mid guul ku dhamaado…, tan labaadna waa mid murug ku dhamaado, calaashaan guuldaro u danbeyso.. marka walaalshay qaaliga ah runtii jacelyk i waan dareemi karaa xanuunkiis mana ahayn wax sahlan.., nafta qofkeey calmatay lee ayaa u muuqdo…, laakiin waa inaan xasuusta ku ahaynaa, wax walba qadarta ilaahay ayaa ka weyn, adigoo waxba is xumeyn ilaahay u dhiibo taladaadi, hadee aad calaf isku leedihiin waad is heleysiin.. qalbiga kheyr u sheeg, WAXAAN ilaahay inoo weydiinayaa inuu dhamaanteen ilaahay inoo fududaayo muraadkeeno oo macsi lahayn…calafkeeno inuu ilaahay kheyr inooga dhigo ayaan dhaamteeno alla inoo weydiinayaa.. websitkaan aad ayaan ug helay waad ku mahadsantiin baxda websitkaan dadaalka aad u wadiin dhalinta soomaaliyeed meeshaas ka sii wada..wacaleykum salaam

  3. Asc walalaha musliminta wan idin salamay salan kadib wxan ku wanin laha walashey hawalwalin wad heli jaceylkada inshalah wayo wxa cadeyneyso dacad nimada ad mujineyso wxan kulehay alaha kusahlo jaceykada AMIN AMIN AMIN

  4. asc wallaheyga qaliga ah oo qisadaan inoo soo diryariyey aad ayaan usalmay slan kadib qisadaan waan ka helay walhi masha allah jacaylka waxaa daremi kara qof jacayl ku dhacay qof kalena ma daremi karo coz adunyadan mnta lama helayo qof kula fahmayo jacaylka aad uheysid inta u la’eg yahy walsheydna waxaan u racin lahaa waad heleysaa sadkaga ama qofki aad jecled aya dib kuugu iman dono insha allah waana u rajeyna iney ku guleysto mr kale qalbijacayl adigna aad ayaan kugu mahdcelina

  5. thanks c/casiis maxamed bro aad baan kaaga mahadcelinayaa

  6. marka hore igahano salan qali ah dhamaantiina hadan ka hadlo arimaha jaceylka
    runtii jaceylka ma ah wax aad iska keeni karto runtii jaceyla waa shey qaali ah
    taasna waxaa dareemi karo qof jaceylka wax ka yaqaano ma ahan qof walbo iska socdo astaano ayuu leeyahay mana fahmi karto goortuu ku galaayo
    aniga hadan iska hadlo jaceylka waxuu yahay oo dhan aan soo arkey
    lkn maxey kugu taala qoftii aan jeclaa illah ha u naxriisto wey dhimatey
    waxaana iga jaceylaadey illahii aboortey waxaan illah uga bariyaaya ineey janada farsowsa illah ka waraabiyo Amiin Aamiin
    sxb qalibi jaceyl waxaan kugu mahad celinaa dadka webkaan aad usameysey
    anigana waan kula jira ee mar walbo garabkaga iga eeg

  7. Maasha allah run ahaanti qof walbo wax wuu jaclaada lkn jacelka qof aan arkin kama jawaabi kari walaa sheedi macaan qisadaan qorte Aad & Aad ugu mahsantahay maxa yeele in la’arko dhibka uu ku leehay aduunka jacel markaan aqriyey waxan ka dareeme dhanka wiilka in uu ka’yahay mid daciiiiiiif ah lkn 5 farood isku mid ma’ah in aad heshid wixii niyadaadi ku juro in aad heshid bi’idni laah


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 28 other followers

%d bloggers like this: