murugo jaceyl maxaa lagu daweeyaa



Markan sheekadu dhexmarayo ayan markaliya xaladeydu i bedeshay ka dib markan dhameeyay ayuu walalkey ka xumaaday qisada xanunka leh ee igu dhacday ka dib ayu igu samarsiiyay inay tani addunyo tahay wax walbana la arkayo loona baahan yahay sabar ka dib

ayuu walalkeyga iga codsaday inan siiyo meel uu wiilkas kala xiriiri karo ka dib ayan weydiyay waxa uu ka doonayo ka dib ayu igu yiri waxa kaliya an ka doonayaa inan u shego inuu jiro ruux si dhab ah u jecel iyo sida loo qiimeeyo ruuxa ku jecel ka dib waxan siiyay emailkisa walalkeyg emailka waa uu iga qaatay balse wax natiijo oo farxad gelisa kalama uusan kulmin lakin aniga aya waxan ku rajo dhigo helay tas oo an ula jeedo anigo an ogeyn wejiga dhabta ah ee ku qarsana kulanka uu hore iigu balamiyay oo uu iigu gembiyay wayo haween ayan qadka ku kulanay hadalo ka dib ayan su,aal weydiyay tas oo ahayd MAXAD IIGAGA FOGAATAY MARKAD OGAATAY INAN KU JECLAHAY ! ? Ka dib ayu igu yiri yaad u shegatay jeceylkaga? Anigo hadalkisa la yaaban ayan ku dhahay amey jirta cid an jeceylkeyga u shegtay? maya ayu yiri waxan ku dhahay maxad been u shegeysa mad Alle ka baqdid wan ku shegtay jeceylkeyga balse wan ka xumahay jawabteyda uma maleyneyn iney sidan noqoneyso hana iga been shegin xitaa weliga jaanis ima siin waxad igu balamisay gurigin wad ii gembisay wuxuuna igu yiri maalintas an ku balaminaayay waxan balansaday hal qof ee labo qof ma,an balansan tas oo uu ka wado ka gabadha saaxibtey ee ila jirtay ka dib ayan ku dhahay jooji marmarsiimada gabadhas danaheeda ayey u socotay ee aniga ima soo raacin ileyn adiga wad i aragtay anigana waxan ahay ruux u baahan aragaaga abaalkeyga ma sidas ayad ka dhigtay bal maxan ka galabsadayo oo ad iga goynee maxana kugu raacay qaa,inimada intaa la eg aqristow hadal mac kama an helinee waa mid an qalbigiisa lagu beerin naxarista Eebe wuxu igu yiri  hadaadba qaa,in igu tilmaamtay maxan ku wad hadkeyno meesha ma yaalo wuuna iga aamusay ka dib ayan waxan ku iri anigo ciil i haya walal wa runta waxan ku wada hadalna meesha ma yaalo wan ogahay inan qaldomay uu nasibkeyga halkan i dhigay lakin waxan ka xumahay inan talaabo qaadi karin balse Allahi adiga ku uumtay anigana i uumay xaladaana ii qoray ayan naxarista suga maalin wan ka baxaa wayo wax walbo qadarkisa ayey ku dhacaan adduunyadana waa harka labadiisa gelin qofna maalintisu ay tahay anna an sugaayo maalinteyda waana ku kalsonahay qadarka Alle
ku qabataa & qadar Alle waa la qaataa ka dib wan isaga baxay qadka lakin aqristow fanaanad soomaaliyed ayaa horey u tiri ( ileyn taran jaceyliyo tolna ma laha caanshaqu raggna taada kama naxo ) aqristow waxaa iga su,aal ah  miyaanan muteysan farxad jeceylka !?

halkaas bey ku egtahay qisadii aheyd murugo jaceyl maxaa lagu daweeyaa ?
wixii fikir ah inoogu soo hagaaji anaga ayaa gaarsiindoonee insha allah
inoogu soo hagaaji emailka hoos ku qoran
waxaa idiin soo diyaariyey
Mr qalbijaceyl
qalbijaceyl11@hotmail.com

About these ads

1 Comment

  1. sc efter salaan waxaan leyahay walashayda qaliga ah sabraa saab biyo u buxshaan wallo marka iska samir markaaga ayey kusoo marin adigana ayan kuleyahay waana siidad shegtay oo qadarta ale lagama hadlaan waye wixii inoo qoran kun saney naga wen yihiin qali waxan ku rajeen nolol farxadleh inad kunolato wakhtigaga sug ayan nah kuleyahay ilahay waa xaq dhowre ee .
    ((((((((((((((bahda nololcusub mahadsanidiin dhamantii )))))))))))))))))))))))))))))))))))


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 28 other followers

%d bloggers like this: