hees qoraal ah (heshiis guur )


waa sxbkiinii qalbijaceyl oo dib ugu soo laabtey hawada waxaan idin leeyaha welcome back all my dear friends waxaana idin ka raaligelinayaa inta aan hawada ka maqnaa waayo waxaan ku jirey imtixaan waad mahadsantahiin meel kaste aad joogtaan
i love all u my akhristiyaasheyda

waa hees qoraal ah ka faa,ideysasho wacan waxaana idiin soo diyaariyey mr qalbijaceyl
waxaana qaadey Fuad Omar Xusuus

Habeen dhaladka doortaay
maalintaan ku halacsaday
hiyigayga kuu bogay
madhaadhkii hargaysiyo
hoobaan sideedaay
heedaa ku raacdoo
hagar li’i gobaadtahay
haween doorkii muuqdaay
hami farax le iga hoo

hoheey heedhe gabadhyahay
horyaalkii haweenkaay
aduunkii haraysoo
hiro khayrle kicisee
aduunkii haraysoo
ku heshiinay guur wacan

hal doorkii naftaydaay
waqal noo hilaacaay
hoodiyo nasiib wacan
haybadiisi reerkaan
hankii ku raadsaday
khayrkii hagoognaa
hoheey caawa muuqdaa
hayin reer ku guuraa
hoygeenu khayr noqoy
hayin reer ku gaaraay
hami farax le iga hoo

hoheey heedhe gabadhyahay
horyaalkii haweenkaa
aduunkii haraysoo
hirar khayrle kicise
aduunkii haraysoo
ku heshiinay guur wacan

wixii faafaahin ah kala xariir
email adress
qalbijaceyl11@hotmail.com
and tell num= +20167245882

About these ads

2 Comments

  1. Acs.wani slamay su.al jacel majira?jawab

  2. walaal waan idin salaamaya dhamaan shaqaalaha websitkan iyo agaasimhaba


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 29 other followers

%d bloggers like this: