Astaamaha lagu garto qofka ku jecel


sida la ogyahay wejiga iyo xubnaha jirka intooda kale inay yihiin astaan lagu garan karo waxa dhex yaalla qalbiga, naag jacayl nin u qabta ama nin naag jacayl u qabo waxaa laga arkaa astaamahaan soo socda

1-xusuus badan mar kasta inaad niyadda ku haysid oo aadan ka saari karin oo aad ku mashuulsantahay
2- inaad ka sheekayso qofka aad jeceshahay mar walba waxaad rabtaa inaad xusto
3- in si xoog ah wadnaha u shaqeeyo markaad si kedo ku aragto qofka aad jeceshahy
4- marka aad u soco kulankiisa waxaad dareemaysaa firfircooni siyaado ah, marka aad ka soo tagaysidna waxaad dareemaysaa culays iyo tiiraanyo iyo caga-jiid
5- qofka ku jecel si rasmi kuuma fiirin karo, fiirista ayuu kugu xadayaa, marka aad dhinac kale u jeedano aad buu kuu fiiriyaa
6- wax kastoo aad nacaybtahay waa ka fogaanayaa qofka ku jecel adoo aan dhihin ka fogoow
7- wuxuu jecelyahay inuu kuu soo dhowaado marka aad meel wada joogtaan
8- dadka adiga aad jeceshayna wuxuu jecelyahay inuu ixtiraamo waxa aad jeceshayna inuu jcelaado, waxaa la sheegay nin ayaa naag jeclaa deris ayay ahaayeen maalin kaste waxay garaaci jirtay mooye marka uu dhintay gurigiisa waxaa laga helay 40 mooye, mid kale ayaa la weyddiiyey waxaa lagu yiri qorraxda ka waran iftiinkeeda markaas ayuu yiri marka heblaay (naagta uu jecelyahay) gurigeeda ay qabto ayay ugu iftiin badantahay

ka soo xigasho
http://raaxadaguurka.blogspot.com

5 Comments

  1. Asc dhamaan muslimiinta aduunka ku nool run ahaanti gabar ayaan jaclahay gabadhana marka aan kulano waxeey ii muujisa jaceyl marka aan mopilka kawa hadleyno waxeey ii muujisa farxad waxeey ii sheegta mararka qaar ineey ijaceshahay oo ey raga iga dooratay Lakin aniga aya jaceylki iga tanbatay intaan ka badana masii wadi karo inanta aan is jacel nahay waxey rabta inaan wado soconO mudo dheer aniguna besteey ban ahay intan ka bdn ma wadi kari ee maxan sameeya? Xataa mararka qaar mopilka la igama qabto fariimaha aan uqorana la iigama so jwbo

  2. Run ahaan wuu jirtaa intaa aad soo sheegtay lkn waxa is weydin le jcyl muxuu yahay taa horaa dad badani uga hadleen loona soo sheegay, hadaba xaqiiqda dhabta ahi waxay tahay inuu asalka jcylku yahay wasmo ama galmo, micnuhu waa intaas oo 2da qof ee is jeceli waxa ay ku hamiyaan ama riyadoodu tahay waa iney is aroosaan, guri lawada galo, kadib la raaxaysto, hadaba qofku marku qof jcyl u qaado waa mid aha siduu u heli lahaa qofkan uu jecelyahay uguna raxaysan lahaa ilaa nolosha inta uga hadhay, xaqiiqduna waa wasmo jcylku, hamoodina inaan ka wado wasmo xaaraana lkn waa mida xalaasha ah waayo qofku marka uu qof jecel yahay xumato uma quudho waxan kawadaa xumaato xaarana wuxuse ku dedaalaa siduu u heli lahaa mid xalaala marka jacaylka lasheegayaaba asalkiisu waa galmo iyo hamuun raaxo, rag iyo dumarba, mida ogaanshiyaha iyadna waa dareen qof waliba dareemi karo ka jcl iyo ka aan jclyn oo xitaa waxa dareema qofka waalan oo meesha laga jecelyahay garta macadala qof miir iyo maan qaba taasi hadal kuma jiro iney tahay arin waadaxa mesha jcyl jiro waa lagartaa meshaanu jirina waa lagartaa, ee sidaa ula socda dhamaan akhyaartaay, jcylna waa wasmo. By

  3. Run ahaan wuu jirtaa intaa aad soo sheegtay lkn waxa is weydin le jcyl muxuu yahay taa horaa dad badani uga hadleen loona soo sheegay, hadaba xaqiiqda dhabta ahi waxay tahay inuu asalka jcylku yahay wasmo ama galmo, micnuhu waa intaas oo 2da qof ee is jeceli waxa ay ku hamiyaan ama riyadoodu tahay waa iney is aroosaan, guri lawada galo, kadib la raaxaysto, hadaba qofku marku qof jcyl u qaado waa mid aha siduu u heli lahaa qofkan uu jecelyahay uguna raxaysan lahaa ilaa nolosha inta uga hadhay, xaqiiqduna waa wasmo jcylku, hamoodina inaan ka wado wasmo xaaraana lkn waa mida xalaasha ah waayo qofku marka uu qof jecel yahay xumato uma quudho waxan kawadaa xumaato xaarana wuxuse ku dedaalaa siduu u heli lahaa mid xalaala marka jacaylka lasheegayaaba asalkiisu waa galmo iyo hamuun raaxo, rag iyo dumarba, mida ogaanshiyaha iyadna waa dareen qof waliba dareemi karo ka jcl iyo ka aan jclyn oo xitaa waxa dareema qofka waalan oo meesha laga jecelyahay garta macadala qof miir iyo maan qaba taasi hadal kuma jiro iney tahay arin waadaxa mesha jcyl jiro waa lagartaa meshaanu jirina waa lagartaa, ee sidaa ula socda dhamaan akhyaartaay, jcylna waa wasmo. By

  4. Marka hore waan idin salaamay bahda raaxada guurka. Bal wax iiga sheega qofka ku jecel ee marka aad lajoogto ka dareentid astaamaha lagu garto jacaylka ku aragtid ee markaad ka tagto eed ka wacdo tel aad kala kulanto hadalo qalfsan ooney ka muuqanin wax jacayla iyo jikaar faro badan maxaa la odhan karaa qofka nocaasa ma qof ku jecel baa mise jacaylka laftisa ah in qofka markaad la joogto inuu noqdo mid naxariis iyo dareen jacayl lahaado marka laga fogaadana inuu si kale oo ka duwan lagu arko ma jacaylka wata? Mise waa mukur uu wato jacaylku, runti waan kala saari waayey qofkan marka aad la joogto qof kastaa dareemaayo inuu jacayl hayo, marka kale ee telkana dabeecada goonida ah le, ilaa hada run ahaantii waxaan kala saari laayahay inuu yahay mukur uu jacaylku wato iyo inaan jacayl jirin. Bal hadaba qofka nocaasa maxaa lagu qiyaasi karaa ama la odhan kara xitaa mararka qaar kood anigoo wacay ayaan kalaba kulmaa aflagaado iyo af xumo ma jacaylka wata ma mukur baa ma nacayb baa bal si aan ku ogaan karo isheega idinkoo mahadsan. By

  5. Marka hore waan idin sallaamayaa bahda raaxada guurka, fadlan idika oo mahadsan waxaan rabaa hadii aad wax iiga sheegi kartaan 3 su’aalood in la ii sheego la’igana jaahil saaro, 1-maxaa sababa naaso dheernida saayidka ah ee dumarka qaar kood lee yihiin? Su’aashayda 2aad- dumarka leh naasaha dhaadheer ma ka kacsi badan yihiin kuwa kale? Su’aasha 3aad- maxaa rida ama jilciya naasaha?


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment