(Dulmiga Caashaqa Adiga ka Damiin ah ))

umadeey wan idin salamy cawa sheekadan aan rabo in aan ka hadlo wa sheeko taariiqi ah waxayna kugu reebaysa xasuus iyo calool xumo runtii marmarka qaar inta ad aduunka ku nooshahay waxa la kulmaysa oona naftada kugu kalifaysa in aad raadiso wax sheekoyinka ka caawiyo si bulshada lo gaarsiiyo oo adigana aad ka badbaadiso dadka [...]

MA ANIGAA DOQON AHAA MISE JACEYLKA AYAA SIDAAN AH ? QEBTII KOWAAD

(((( waxaan daweynaha ka raali gelinayaa gaar ahaan asma madaama aheyd in sheekadaan mar hore webka la soo geliyo oo aan la soo daahney waxaan idin leenahay safar iyo cilad farsamo awgeed ayaan ula soo daahey raali noqda asmo walaal qaali raali noqo)))) Waxaan maanta halkaan idin kugu soo gudbindoonaa qiso jaceyl oo ka dhacdey [...]

DHOOF JACEYLU DARANAA ALLAHAYOW (QEYBTII Koowaad)

Dhoof jaceyl u daranaa alahayow Ma igu dhegey anigu ma ila dhacay warmaha Siduu ii dhugsadey ima dhigin dhulshisheeye ila aad Dhanaa iima dhaafinee dhuuxiyo lafdhabartuna wadnuhu dhexyalaa =============================================== Waa qiso dhab ah kana dhacdey magaalada burco ee somaliland waxeyna u dhaxeysaa lamaaniyaasha lagu kala magacaawo amran iyo iimaan dubad Amran ayaa xariir la soo [...]

Ma taqaana waxa laga wado Single Mother?

sanad wanagsan waxan filaya goor dhow waxa noo dhalanaayo sanadkii 2012 ka wa layaab dad aya waxa is weydiinayan sanadka miya orda mise bisha aya dhaqsa ku dhamata hadaba ogow waxa lagu jira aaqir samaankii lasheegi jiray waayo dunida aan ku dul noolnahay waqtigii lagu tala galay weyna so qadanay hadaba dadweynow ku dadala sidii [...]

QISO NAXDIN LEH

Asc aqyarta sharafta leh waxa an raba inan ka shekeyo qisadan o ad u naxdin badan waxayna ka bilawanaysa sidatan waxa an ahay wiil somaliyed o joga qurbaha dariska nala ee wadanka itobiya malin malmaha ka mid ah waxa igu dhacday anoo magalada iska jogo haben habenada ka mid ah waxa indhahayga arkeen seddax gabdhod [...]

Jah wareer ka taagan in ay raggu, kala gartaan Gabar iyo Garoob!

Aqristayaal sida aan wada ognahay waxaa jira hab dhaqameed qoomiyad kasta ay leedahay, Soomaalidu waxa ay ka mid tahay Qabaa’ilada leh dhaqamada gaarka ah ee lagu garto, aqriste haddi aad aragto nin ama wiil xiran macawiis markiiba waxaa qalbigaaga ku soo dhacaya in u yahay Soomaali ama Carab.

Geeddi jacayl iyo godobtii qarsooneyd! qisso jacayl Qeybtii 8aad

Ayaanle markan waxa uu gaaray go’aan shakhsiyan ah kaasoo uu ugu talo galay inuu nafsaddiisa maaweelo uga dhigo. go’aanka uu gaarayna waxa uu yahay marka hore inuu ka fogaado aragtida muuqaalka bilan kuna dadaalo sidii uu wajiga uga dadban lahaa xilliyada isbedelka labada gellin ee iskuulka, midda labaadna wuxuu doonayaa inuu quluubtiisa ka tir-tiro haddii [...]

XAASKAAGA XALAASHA AH, waqti kasta iyo meel kasta oo jirkeeda ka mid ah ayaad kaga raaxaysan kartaa, meelaha iyo waqtiyada uu sharcigu diiday mooyee

Gabadha aad xalaasha ku qabtid, waqti kasta iyo meel kasta oo jirkeeda ka mid ah ayaad kaga raaxaysan kartaa, meelaha iyo waqtiyada uu sharcigu diiday mooye Inta aynan u gudo gelin, ka hadalka mowduuceena maanta oo ku saabsan isutagga labada is qabta oo si xalaasha ah isku qaba aan caddayno,in diinteena islaamka aysan jirin wax [...]

Ogoow Qurixi Waa Diin

Gabay guurdoon ah oo ka hadlaayo dumarka xijaaban dumarku kala sharaf roon kala qiimo badan raaliyo ninkii helaa raginimo ku faanee ….. riix si aad u dhageysatid gabeyga

(MA SWEDAN AYA KU BADESHAY ))) Qeybtii Labaad

saaxibkay aya wuxuu iisheegay nag fiican oo magacayda iigu sheegay ishwaaq oo wadanka sharci ka qadatay oona garoob ah naagtas ayan lugta ku galina sxb sidas aya ugu badbaadi karta dublin sxb fikirkayga qado wa hadi aad rabro mustaqbal anigana sxbakay war kama diidi karo tana aniga aya mustaqbal ii tahay hadi aan sharci iyo [...]

Geeddi jacayl iyo godobtii qarsooneyd! qisso jacay (qeybtii 7aad)

Erayada cajiibka ah ee kasoo burqanayey bushimaha bilan waxay sidii dhimbilo dab ah oo kale ku noqdeen ayaanle oo daqiiqado kahor heystay farxad kumeel-gaar ah taasoo uu isaga dhaadhiciyey in wax waliba ay hagaagi doonaan balse ay noqon weyday halkii ayaana looga dhaqaaqay isaga oo aan xittaa hal eray oo uu ku difaacayo jacaylkiisa ka [...]

(MA SWEDAN AYA KU BADESHAY ))) Qeybtii Koowaad

umadeey waan idin salamay kuli meelwalba ad ka joogtan dunida dacaladiisa afartiisa geesod waxan idin leeyahay dadka qaar waxay so gutayn waajibaadkii xajja oo saarna inkasto waajib uu yahay hadana cidii aysan awoodin in ay xajja gudashadiisa aysan isla mar ahaantasi waxa waajib laga gasay madama uusan tagi garin in uu ku sooma gurigiisa asigo [...]

JACEYL KALA AWOOD WEYNE KII IILKA I DHIGEY Qeybtii Labaad

runtiii abaayo anigo dhan aya caloosha igadisay waxan umaleynaya in aan seexan wayo caawa waayo waxad ku hadashay ayaba wax lasiisto lahayn runtii abaayo hadaladaada waxan ka dhadhaminaya in qalbigaaga dhaawac so garay runtii aniga dhalinyarada qaar maba ihi aniga runtii aad ayan ku jeclahay wan aqaan kalamada jaceylka waxay tahay wadna ku mahadsantahay sida [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.