sida la ogyahay wejiga iyo xubnaha jirka intooda kale inay yihiin astaan lagu garan karo waxa dhex yaalla qalbiga, naag jacayl nin u qabta ama nin naag jacayl u qabo waxaa laga arkaa astaamahaan soo socda

sida la ogyahay wejiga iyo xubnaha jirka intooda kale inay yihiin astaan lagu garan karo waxa dhex yaalla qalbiga, naag jacayl nin u qabta ama nin naag jacayl u qabo waxaa laga arkaa astaamahaan soo socda
Nin Soomaali ah Oo Daldalay Haweenay U Dhalatay dalka Yemen horta sida lawada ogsoon yahay markii laga hadlo arimaha qaxootiga ma ahan qaxootiga in uu galo falal dambi ah ama kufsi ama dil ama dhaawac maanta waxan raba in aan ka hadlo arin foolxumo ah oo ka dhacday wadanka yemen anigo ah abubakar mohamed hasan [...]
6 arimood oo aad ku dhimi kartid kadeedka (stress) waxaana qalinka u qaadey isu xil saarey si uu dadka ugu soo gudbiyo waa m.m.i oo ah xubin ka mid ah madaxda webka www.nololcusub.tk bal aan isku kiin daayo adinka iyo m.m.i ka faa,ideysasho wacan MOHAMUD MOHAMED IBRAHIM { M.M.I }madaxda of www.nololcusub.tk
Asc dhamaan asxabta waad salamantihin qaasatan bahda webkan nololcusub ee ii surta galiyay inaan soo gudbiyo sheekaadan murugada leh khaasatan sxbka webka c/casis ‘qalbijacayl’ salaan kadib waxaan jeclaystay in halkan idinku soo gudbiyo dhacdo naxdin leh oo kadhacday magalada gaarisa gobolka waqoyi bari e kenya
dagaalka soomaliya muxuu ugaystay shukansiga dhalinyarada???? inta badan Shukaansi u aadi jiray xafada kala fog xiliga habeenkii lakiin wayaahaan danbe ayaa waxaa soo food saray culeys kaga yimid dhanka amaan xumida ka jirta magaalada Muqdisho iyo waliba ciidamada itoobiya oo xiliga habeenki jaclayn socodka dadka iyagoo cabsi ka qaba weerarada inta badan habeenkii lagu qaado.
Calaamadaha JACEYLKA Doodi kama taagna in dunida aynu ku nool nahay in ay Jaceyl ku dhisan tahay , mana jiraan laba qof oo isku haysta in waxa la yiraahdo Jaceylka uu yahay mid jira laakiin qof waliba macna gaar ah ayuu u yeelaa gaar ahaan qof uu cudurkaasi ku dhaco
w/q;abubakar mohamed hassan oo ku sugan jaziirada maalta oo marwalba niiga haqabtiro sheekoyin geeraaro aad u xiiso badan ona xambaarsan fikrado kala duwan oo markaasna aad ka heli karto fikradada waxa ay ubaahan tahay waxaana marwalba kala soo xriiri kartaan abubakar65@hotmail.com
Hadda dhalinyaroy waxaa nagu badan somali hadaanu nahay dhalanteed jaceyl qof weliba wuxuu rabo iska shegaayo hadii aad qodobaan ku dhaqantid walee jaceyl heersare ayaad heleysaa noloshaadu marna ma niyadjabeyso
Jaceylka chat-roomka ma dhabaa mise waa dhalanteed? Haa Maya Labadaba Midna Suaashaasi oo aheyd suaal aad u muhiimsan ay wada sugaayeen dhalinta ayaa waxaa la isku raaceey jawaabteeda oona codka u batey inuu yahay jaceylka chatroomka ahaado paltalk mise meel walbo lagu sheekeysan karo iney tahay maya
Waxa aan ku soo qaadan doonaa mawduuc ku saabsan qiimaha uu leeyahay jacaylku una dhaxeeya labada qof ee is qaba, inagoo sharaxayna macnihiisa cadaynaynana sirihiisa iskuna taagayna xaqiiqdiisa eegayna afkaaraha khaldan ee jacaylka intaa ka dibna ka qaadan doona kalgacaylkii Rasuulku (CSW) uu u hayay gurigiisa, inagoo muuqaalkeeda wax ka sheegi doona adeeci doonana muuqaalka
Waa shey ilaahay ku abuuray qofkasta sida waxyaabaha qaar ee bini aadamka lagu uumay Laakin waxaa jira qof Maseyrkiisa Macquul yahay iyo qof dhaafaya xadkii loogu tala galay oo qeyrul macquul ah
Aqriste marka waxaan rabaa in aan wax uun kaaga fasiro sida aad ku kala ogaan kartid qofka ku jecel iyo qofka iska dhigaa inuu ku jecelyahay adiga. Hadaba iska jir qofka leh tilmaaha aan hoos ku xusi doono, kuna sheego doono inuu ku jecelyahay/jeceshahay kuma jeclo, mana ku jeclaan doono:
Inta aysan is guursan labada qof ee (Labka & dhediga) xilliga haasawahooda waxa ay sheegaan in ay is jecel yihiin oo ay is doonayaan, uuna ka dhexeeyo jacayl wanaagsan oo waaray.