Jaceyl:Maxaad Ka Taqaan Jaceylka?Waa maxay jaceyl?


Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo

su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey, Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!

Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN

Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna

murugo hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga

jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-

sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa) Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya

1- matahay qof nolosha jecel ?

2- matahay qof farxad jecel ?

3- matahay qof wax jecel ?

4-matahay qof la jecel yahay ?

5-matahay qof farxad inu ku noolado jecel?

Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin U dhoola cadee nolosha. Una qosol.

Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya.

Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed

waxii war bixina: Qoraaga: faalada
Muna maxameda daahir
muna_maxamed@hotmail.com
Hargeisa s/land

ama qalbijaceyl11@hotmail.com

2 Comments

  1. alahay qalbiga sii wuxu jclyahay walal layan maxaa kena murugta iyo farxada niyada aad ayan o ka jaclahay ruux markas sen ku ogan karaa inu ijcelyahay

  2. jacelku waa daren dhab oo ku dhexnol nolosha adamiga uxuna soo ifbaxa marka ad aragtit gabar ama wil darenkada sojita jacelka kuma xirna qurux ama lacag lajelka wa ilays wana waana murugo jacelka wuxu dega xubinta ugu muhilsan jirka waana qalbiga jacelka waa shayga ugu aweda badan adunka jacelka wa sjayga ugu jesisan adunka jacelka wa wax kudhaca muslim iyo gal intaba kudhaca jacelka wa kan an qusan wax kasta oo lagu sameyo cadowga jacelka wa wiyanada waliga haqiyanin qof kujecel hana karacin qofkale adigo firinaya dan ogsonow aduku wa hoska labadisa gelin aniga waxan haya wax intas kabadan oo kusabsan jacelka


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: