Dhambaaol Jaceyl oo kooban :


1-Nafyaheey degtay oo qabsatay qalbikeyga iyo maankeyga xukuntayna guud ahaan dareemaheyga , waxaan kuu soo dirayaa fariintaani xanbaarsan uduga Jaceylka iyo ubaxyada aduunka .
Jaceylkeygaay waxaan ogaaday in Jaceylku Macaan yahay noloshana macno leedahay taasina waxa ay timid markii aan ku jeclaaday .
Jaceylkaaga qalibigeyga waa uu ku kobcay iyadoo haatan uu gaaray in aan maxbuus u noqdo Jaceylkaasio.

Jaceylkeygaay waxaan xanbaarsanahay guud ahaan wax walba oo is burinaya oo liddi isku ah ee dunida yaal oo ah Rajo , Quus , Faraxad iyo Murugo waana ku faraxsanahay Jaceylkaaga .
Waxaad iga soo bixisay nolosha murugada iyadoo Jaceylkaada uu i keenay oogada dhulka oo aad igu dhandhansiisay faraxda Jaceylka .
Xabiibi kaama qarinayo in wadnaheygu ama qalbikeygu ahaa saxaro lama dagaan ah balse Jaceylkaada ayaa iiga dhigay beer doog leh oo uu Jaceylkaada waraabinayo .
Xabiibi waxaan doonaya in aan ku qayliyo cod kan ugu dheer , waxaan doonayaa in guud ahaan waxa Qalin iyo warqad taal dunida in aa ku qoro Jaceylkada .
Waxaan fariintaani ku soo qorayaa guud ahaan xarfaha Jaceylka oo aan ku soo qorayo dhiigga Qalbikeyga , haddii aan kuu soo qoro erayda kuwo ugu mac ee Jaceylka ma gudi karo xaqaaga , waxaan wadnaheyga ku wadaa wax walba oo uusan qof fileyn hadii aan dadka gabya kuwa wax qura u micneyn lahaana Jaceylka aan ku qabo mucjiso ayay ku noqon laheyd .
Dhambaalo Jaceyl :
Macaanto/macaae, Waxaa ii tahay ileys ii baxay waxaa sidoo kale ii tahay Jaceyl aan marna Laabtayda ka go’i karin,Waxaa habeen iyo Maalin Gacaliso/Gacliye i hor taagan waa adiga iyo Riyadaada,Macaaneey/Macaane Waxaan habeen iyo Maalin igu soo kordhaya waa Jaceylka aan ku qabo.
Walaahi Dareenka aad jirkeyga ku leedahay waa mid aan lasoo koobi karin,Laakiin waxaa mararka qaar niyadeyda ku dhistaa in aan Maalin un ku heli doono,Macaaneey/Macanaae la soco in aad nolosheyda gelisay Saaxada Caashaqa oo aad adiga mooyee aysan rabin cid kale.
Waxaan Xalay saqdii dhexe galay Daruuraha Samada’iyo Noloshii Jaceylkeen midii ugu manaaceyd,Waxaan dheelalaababa Waxaa la ii lulaayaa Laamihii Jaceylkeena kuwii ugu wacnaayoo abidkeenba aan rabnay.
Adigana Macaaneey/Macaanoow waxaa kaa sugayaa waa in aad dhankaagiyo ka ilaalisaa Caashaqa,Sababtoo ah haddii aanan Caashaqa labadeena wada ilaalin Macaanto dhibkeeda ayey leedahay,Sidaasi darteed waan ku kalsoonahay Jaceylkeena inuu najixi doono oo waliba Guushisa wada qaadan doono.
Inta Dumar/Rag filkaa’iyo Waxaad tahay Faceed tii u fiicneyd,Umaad dhalan Fudedd iyo Fowdo in aad Abuurtoo Faduul Aadmi maad baran,Fariidaan jaclaayey Fikradaada wacan iyo Fahmadaada Badanbaa Facaa aad ku dhaaftee Alle ii kaa Fayoobee Macaaneey/macaanoow.
Cishqibeygu fidayoo Feeraha dhexdoodiyo Halbowlaha ku faafee,Waxasina waxaa i garsiiyey Waa Codkaaga Dahabiga ah ee lagu laray Dareemihii Jaceylkeyga kii ugu badnaa,Marna ma moogaan karo codkaaga ,sidoo kale marna ma sugi karo inta aan ka helayo Qoraalkaaga iyo Sheekadaada.
Fariin kale :
1-Waan wada eegay wajiyada aduunka maba arag bashar kaa qurxoon kaana wanaagsan , maba sifeyn laheyn arimahaani oo idil haduusan Jaceylkaada i qaadi laheyn.
Jirkaag siman , indhahaaga qurxoon oo hadii dunida oo idil isu timaado sifeyn karin ayaan u oomanahay ,.
Mana ah markii ugu horeeysay oo aan fariin kuu soo diro oo ay ka muuqdaan Oraahyo muujinaya Jaceylka aan kuu qabo iyo muragada i haysa waxaan kaa sugayaa jawaab guud ahaan iga baabisa muragada aynu ku dheehan tahay ogalaasho ku aadan in aad wax ila qabto .
Jawaabta Fariinta:Waa ay i soo gaartay fariintaadi wareegga dhiiga saameyneysay ayna ka buuxday rabitaanka Jaceylka iyo isu soo dhawaanshaha Jawaabta soo daahday-na waxa ay aheyd mid aan ku eegayay inta uu la eg yahay Sabarkaaga iyadoo aan sugi waaysanaa jawaabtaada ayaa waaxa ii keenay boostaale.
Waan ku farxay aqrinteeda markii aan dhadhamiyay dareenada ka muuqda ee fog ee igu aadan , markii aan si wacan u sii eegayan-na Ilmo ayaa iga soo hoortay .
Waa ikanaa aniga oo kuu soo diraya fariin muujineysa sida niyad samida ah ee aan kaaga aqbalay Jaceylka iyo rajada macaan ee aad ii qabto , waxaana tix gilinayaa ilinta iiga dhacday dhulka markii aan aqriyay fariintaadii ugu dambeeysay ee aad ku soo bandhigtay cudurka ku hayo .
Fariin kale:Ka hor inta aan bilaabin qoraalka erayadaani ii ogolaaw in aan muujiyo waxa ka soo baxayo qalbigeyga ee muragada iyo farxadda leh taasi oo ah kuleylka Jaceylka aan kuu hayo .
Ma garanayo meel aan hadal kaaga bilaabo taasina waa karaaca wadnaheyga oo doonayo in aan uu kuula shaqeeyo muragadana iga qaadid , Saacaddii aan ku arkay ilaa hadda indhaheyga waxa ay diideen in ay seexdaan oo ay dhadhamiyaan macaanka hurdada , waxaan kaa fekiraa Habeen iyo maalin waxaan ku riyoodaa in mar uun aan ku heli doono .
In badan ayaan ku kormeerayay mudadaasina waxaan ku ogaaday in aad tahayqof dhowrsoon oo iina qalantana , waxaana dareemay in nafteyda ka maarmin naftaada .
Si aan kuugu muujiyo dareenkaasi waxaan kaa codsanayaa in aad iga aqbashid in aan kuula kumo .
Jawaab fariintaasi :Wax lala yaabo ma ah in markii aad i aragtay uu kuugu dhacay cudurka indhaha l`a ee Jaceylkaasi ah ,shakigana iigama jira in aad dareemay nooca aragtidaada waxaan dareemay in uun wax jiraan , waadna i hamisay iyadoo aan wax hadal ah na dhex marin sidaa awgeed waxaan kaa ogalaaday in aan kuula kulmo beri galab si an u qiimeeyo cadeeynmaha Jaceyl ee aad ii Hayso .
Waxaan kaa rajeynayaa in hadalkaaga uusan noqon mid qiyaano , waana suura gal in nolol daacad kuwada noolaano .
Fariin Qof Jaceyl Qarsanayay:
In badan oo aan Jaceylkaada ku qariyay Qalbigeyga waa kan isaga oo haatan banaanka isa soo dhigay iyadoo daaqad walba oo uu furay-na qalbigeyga uu ka qaabilay falaarta Jaceylkaaga iyo labadaada indhood ee qurxoon .
Waa ikan aniga oo ku dhiiraday in aan fariintaan ku soo qoro si aan kuugu muujiyo sida aad qalbigeyga ugu qoran tahay iyadoo qalbigeygana dhaawacan yahay ka dib markii uu xoogeysaty sida aan kuula dhacsanahay , waana igu kocbay mana ka sheegeyn karo Kaligey.
Ha la yaabin erayada aan kuu soo qoray maxaa yeelay Jaceylka aan kuu qabo ayaa sidaan iga yeelay oo guud ahaan milkiyay nafteeyda waxaan ku jeclaaday Jaceyl kan ugu weyn kaasi oo awood u leh in duniada oo dhan uu saameeyo.
Xubin walba oo jirkaada ah waa ay ii yeereysaa , shaqsiyadaada , indhahaaga raganimadaada , fadlan baaqaasi oo dhan ee qalbigeyga ka soo baxaya igula eeg qalbi naxariisan.
Hadduu gacmahaaga aan ku soo rido amaanadaasi waxaan rajeynayaa in aan gaarayo Jaceylka macaan ee sareeya , waadna igu farxad gilineysaa in aan gaaro riyooyinkaasi oo dhan .
Haddii waxaase oo dhan aan gaari waayo ogoow in badaha muragada galay oo aan qof aan adiga aheyn aan dooneyn wax walba oo dhaca .
Qaali ku kalsoonaaw in aan kuu ahaanayo daacad .
Jawaabta fariinta:Qaali ogsoonaaw in aan doonayay in aan noqdo qofka ku horeeya fariintaani oo aan doonayay in aniguba kuugu muujiyo baaxada shucuureed ee aan kuu qabo .
Balse mar waliba oo aan qalinka iyo waraqada is dul saaro ayaa waxaa ii diidayay qalbiga oo lahaa hadal ku gudbi fariintaani culus .
Ma qarinayo in aan horay ula dhacsanaa hanaankaada , deganaashahaada isu dheeli tirka quruxdaada , mana la yaabayo in eegitaankeygii uu ii igu filnaa in uu soo badhigo quruxdaada .
Ku kolsoonaaw qaali in aan noolaneyn la`aantaada oo aan dhibkaa Jaceylka iyo faa`idooyinkiisa aan kuula qeybsanayo .
Xabiibi waxa uu qalbigeyga u furan yahay in uu qaabilo uu soo dhaweeyo wax walba oo ka soo go`a qalbigaaga daacadna waan kuu ahay si aan guul u gaarno

qalbijaceyl11@hotmail.com

115 Comments

  1. k.k.k.k waa jaceyl

  2. waa maxay jaceyl muxuse ku saleysan yahay dhalinta sharfta mudan sxbyaal

    • Jaceeylku waa sheey jiro loogana dhaqmo dunida aan ku noolnahay

    • ad waxan ugu farax sanahay in aan kamid noqdo mucaashaqiinta waxaan kaloo ku farax sanahy inan niigu soo biir mida kale guurgu wuxuu macaan yahay markuu jaceel jiro jeceel la aaan waa farxad la’aan

  3. Jaceylku waa wadkaagoo warma kuu afeestoo waabey qaraaroo dadka wecanaye. Inta u duleyaa intu dilay kasi padan.
    If u want more info: igala so xirir
    shaafi70@hotmail.com

  4. masha allahwaxaan ka helay daren dhab ah dhambaladaan aadka umacaan waxaan ku helay jecelkega aan dunid ugu jeclaa tnkx qalib jecel

  5. Asc.sxb.yaal.waxaan.idin.sheegaya.inaat.iskaday.siin.gabdhaha.la.aflagaadaynayo.balse.adiga.hadiila.aflagaadayo.walaasha.ama.saxibtaada.waxaad.dareemikartaa.inaxuntahay.aflagadadu..by.by

  6. Asc walalyal wan idinsalamay sln kadib aniga waxan jeclahay wil lagu magacabo xasan igu duceya plz

  7. Waw dhacdo walibo qaabkeed dharaar walibo arageed roob walibo dhibacdiis. Dhawaqeygaan dharaarta leh aan idiin dhameeye .inuu caanshaq dheel yahay dhalateet dhibaata ah dadku duloobay dayartii danbaajiyay ayaa dhaliil uhaa ¡ Plz aniga wan kasoo hor jedaa jcl, fadlan barnamijkan hala jojiyo

  8. Asc aqyarta sharafta leh marka hore waxan idinka mahad celinaya farin qoraledkina macanta badan tan kale waxan idinka codsan laha inad iga cawisan arimo quseysa jcl

    • jecaylku waxa uu bilaawdaa guurka labada qof kadib …balse anaga hadaynu nahay soomaali waxaynu aamin sannahay inuu jacaylu yahay inta aan laysguursan ..taana waa mid aanu ku raacsanayn dadka aaminsan ..waxaa laga yaabaa inuu jecalka ay jileen guurka ka hor haduu guulaysto waxaana naseexo iga ah aniga oo mohamed ah inuu jacaylka dhabta ah bilaabanayaa guurka kadib … kalsoonidana waa in la adkeeyaa …waad mahad santihiin …….nabaday

  9. asc w.w.w dhamman marka hore waxa mahad iska allah second dhaman waxan salamaya dhalinta somaliyed e e isku dhaqanka ah isku diinta ah isku mowqifka ah
    inta kadib waxan leyahey jaceyl inta fahamsan waxan ugu duceynaya in ilahey siyo midwalba ulakul miyo mid sidiisa ah

  10. kkkkkkkkkkkkkk aleylahe wan ka helay bar naajimkan halala hala

  11. Wah wan kaheley risaladan macanka badan

  12. asc dhamantin inta barnamijka dadihineysa iyo aqyarta ra,yigoda dhibtay walalayal rasulka csw waxa udhahay waxa idinkugu qeyrbadan kuwanagahoda wanajiya anga ayana ugu wanajis bdan anga ayana idinkugu kheyrbdan e nagaha udardarma kheyr

  13. aad & aad ayaan ugu farax sanahay barnaamij kan
    ‘sidee ayaan iskaga jari karaa jaceyl horay ii qaribay niyada iga dilay hada

  14. waaaaaaaaaaaw waxaas ayaa murti la yiraahda aad ayan oga helay aniga wad ku mahadsan tihin walalayaal cadi ma ahan iga dheeh jecel iyo warkiisa aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa :ppppp

  15. Waa idin salamay aqyarta sharafta leh melkasto oo adunka kajogtan waxan idin rajayna inuhelo qofwalba qofku jecelyahay inkasto oo an wali wax jeclan aniga

  16. Wa idin salamay aqyarta sharafta leh waxan ilahay katuga inu helo qofwalba qofko jecel yahay inkasto oo aan wali wax jeclan aniga

  17. waxan dhaman lamaniyasha kula telin laha in ay marwelba ku kacan falal ay midba midka kale kuso jiidanayo sidada hadalada qurxon xog rasmi ah o lasameyey aya la ogaadey in naaga aad ujecelyihin xayesinta hadaba ninyahow naagtada dhowro

  18. walh qoraalka nin qoray lagu mayar ilahay sxb gacnt ah aku soo galiyo rux aad ad aku i jeceshahay dumaro jacaylku ciar mahah

  19. Walalyal waxan wata sual seban ku ogan kara in ey gabadh an wada socona in ey ijeceshay iyo inkale wan ku wareray

  20. Dhaman wan idin salamay bahda barnamijkan iyo dhalinta rayigoda kuso ban dhigay waxana halkan ku dhalilaya wilka kuhadlaya waxyabaha afka lagala xishodo e an kuwanagsaneyn dhaqanka somaliga iyo diinta islamka intaba wana wilka isku magacabay warsame ana hada waxan ku oranaya warxume hadi adiga adan waxba ka aqon jaceylka ma waxad ku diganeysa gabdhaha wax jecel ama lajecelyahay sida gabadha sharafta badan e suusan abayo jaceyl horumarleh iyo guul iyo barwaqo dhaman dhalinta kalana wan wada hambalyeyna marki laga rebo nacaska by

  21. Asc maga cega wa ahmed nur omara waxana ku nolahay dalaka filana maga ladisa harisengi jacelaka wa waxjirow

  22. +

  23. aduunyadu waa hibo nabsiga waa maguuraan taariikhdu waa xusuus jacayklu waa hogaan aan laga baxsan karin…………………..
    by: abshir max.d

  24. Asc dhaman asxabta sharafta leh wad ku mahadsantihn frmaha qaliga ah e ad u hurten waqtigina wadna ku mahdsanthn by all.

  25. Aad iyo aad ayaan saaxiibayaal ugu mahadsan tihiin inaad jacaylka ka hadaashaan waayo jacaylka waa shayga dunida ugu qaalisan

  26. Asc w.w dhaman mahad waxaa leh alla subxanahu watacalaa waxa kalo mahahleh diyaariyasha iyo dhalinata somaliyed e waqtigoda uhuray iney diyariyan barnamijyo nucan okala ah mel walbo oo ey jogan waxana dhalinta somaliyed ugu baqayaa iney gacmaha isqabsadan wadna kumahad santihin in allale inti wax kaqortay iyo inti aqri satay waxana idin leyahay somaliya ha isracdo

  27. Asc dhaman runahanti qoraka cadimaahn

    • as ca dhamaan walaalaha musliinta aha maka xigta ramadaanul kariin mashaa alaah meeshan waxaa igu yimaadey abwaano waxaan idin waydiina adinka oo raali iga aah jaceelku sidiisaba muxuu kuyimadaa waa suul

  28. Asalaamu aleykum warahmatulah wabarakatuh walaalayal waan idin salaamay anigo maga ceygu yahay mahad cabdulahi hassan kuna nool wadanka south africa gaar ahaan westrn Gape
    waxan idin leeyahay wadku mahadsan tihn dhambal jcl aad so diyarisen waxan idn rajeyna qeyr dhaman walaalaha smlyd mel kasto dunida dacaladeda ka jogtan allaha idinku amansado
    good byz

  29. Asc walalayal wadkumahadsantihen sida sharafta badan ee aad warqadaha jecelka inogasodirten thanks by mohaldo

  30. Asc dhaman magaceyga wa abdiqadar waxan leyahay jacelka waa wax jira oon wax kaqaalisan jirin aduunka runti markad aragto qof jacel dhab hayo ayad garan karta jacel waxa uuyahay jacel haduusan jiri laheen aduunka san ma ahaaden jacel waa jiraa bye

  31. aabo jacayloow waxaan kugula dar daarmayaa dhawr arimood,
    Aabo waatakoobaade dadka mucaaashaqiinta ah halmar hakuwada dhicin, midna ku horee midna kudanbee,
    Aabo jacayloow waligaa dadka ha u cadaalad falin eexda badi magacaaguu kor uqaadayaaa buugaag farabadan si lagaaga qoro ,
    Aabo jacayloow magacaagu waa lix xaraf midkastaba macno gaaraan u soo qaatay aan kuu sharaxo waad yarayd barigaan magaca kuu dooree xarfuhu sidanay yihiin,
    J,xarafka ja waa jab,
    A,xarafka a ,ee ku xigaa waa argagax,
    C,xarafka ca waa calaacal,
    A,waa amakaag,
    Y,waa yaab,
    L,waa lugooyo
    aabo lixdaa micno ayay xar fahaagu leeyihiin,
    afkasta aabo baro laba aan isku af ahayn iskusoo jiid ,laba kala dhaqana,kala dabeecada, oo hinta haka nixin aabo jacayl, calool adayg baan kugu ogahay ka ku jecel kacarar ka aan ku rabina jecloow kii kujeclaa haduu kunaco jecloow kii ku necbaana haduu ku jeclaado adna nac ,
    Aabo dardaaran waan ku siiyay hadaad ii baahatana meel bilaa telfoonaan tagayaaye emailkan igala soo xidhiidh
    Hanad-292@hotmail.com

  32. Runti aad ayaan uladhacay sida quruxda badan ee aad uga wada qeybqaada teen barnamijkan mahadr

  33. masha alah wad mahadsantihin dhaman dhalinta somaliye e nosoqoren warqadahan jecelka ah e kale e macmacan DAREN CASHAQ ANO IDILAYE BY

  34. salamu laahi caleykum aqyaarta sidaan noo caawiisay aad baad ugu mahadsantihiin walaahi risaalooyinka waxaan u dirsaday jecelkeyga hada noo soo badiya cml thanks bye suusaan

  35. waaah waaah waxa
    n kaa fariin ah

  36. ok

  37. a.s.c waxan umahad celina dhaman aqyarta waxana idin leyahay ALXUBU BACDA ZAWAJ SIDA U NABIKENABA YIRE S.C.W OK BYE

  38. a.s.c.w.w waxan umahad celina dhaman aqyarta waxana idin leyahay sida u rasulkenaba dhahay s.c.w {ALXUBU BACDA ZAWAJ } a.s.c.w.w

  39. Aww waxan salamaya dhaman bahda nosahashay in an kahelo waxyala badan o quseya jclka waana idin mahadcelinaya inta katib akhyarey jcl wa iftinka nolosha wa dagananta qalbiga ee waliga ha dhaawicin by: mohamed ibrahim

  40. waaaaaaaaaaaw waa waraaq qatar ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. Wad slmantihiin dhaman asxaabta daadihiso barnamijkaan qimaha iyo qayaha badan leh.marka 2aad waxan codsanaa inad kugordhisan wax walbo oo manaficad ah o jeceylka uleh ama mucashiqinta wabilahi towfiq

  42. Wah wah aqiyarta shaxadka iyo murugaha kunol wan idin wada salamay marka xigtana waxan din kusalamay salanta adunka ugu xun waxad kasoqeb gashan shirkada dowliga iyo yan yurta k.k.k waaaw yana lamogan waxadna kalasoxirir tan telkan 222222sex waxadna kaheleydan firimo xar iyo shubun k.k.k.k ho aqiyarta ad iyo ad ayan idin kaxumahay jcel jacel war jcl majirto dadka jcylka wuxu qabta markey qoq qabtan e kamahan jcylka dhab k.k.k yana lamogan shirkadasi waw nabadiniyo k.k.k mc mc mc uuuumc inta gabdhaha ah o jcylka benta loshegayo ana wan idin jclahay hadu sas yahay jaceylka k.k.k.k.k.k uuuumc wa anigo idin leh mr dowli iswasa jcyl majiro k.k.k.k.k.k.k

  43. waxaa ka helaa warqadaha jaceelka

  44. Laasku wuxu idin leyahay wxd tihin dad halmaamay rajada iyo cidhibta danbe ee jacaylku leyahay

  45. aduunku qofba waa halkii cishqi baa keena kuna dara bulshada nafafka is jecel,,,,,,,,,,,,,,
    dadkaan ila hadlaaye wada ii furaye anigay damqaaye aan dareemin howlaha
    dusha layga sare jaceyl da,weynbaa dagta leygu xiraaye dan daansigiihore
    dabeyluhu iqaaten ila dulundulceno iladan igeeyo bohol igu daboole madaneyo qaajad
    biyaha madaydayo socodkanah madaalo waxaa aniga idan ah iyaan
    dhadhamiyayaa inta ay dariiq dheer sucaad igaaga maqantahay kuma
    daraaye ruux kale aan dardoorashe dhaxantee deridiya cowshuba dugaagale aan
    weheshado daacad nimo ledehe ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

    • runtii waan ka helay gerarkaga cadi ma ahan

  46. walalayaal anigoo ahwiilsomaliyeed magacayguna waa dalmar c/lahi ali joogane kon fur africa waa idin salaamay dhamaan ita daadihisa bar naamishkan dhambaal jaceyl salan kadib walaalayaal dhamaan tiin waa kumahadsantihiin saa uguqeebqaadateen barnaamishka dhambaaljaceyl ama webkan walaalayaal hadaannahay dhageestayaasha ama akh ristayaasha barnaamishka waxaan jeclaan lahaa inlagusookordhiyo talasiin talacelin &ilatali waamahadsantihiin wana idin salaamaa a. s. c. w. w. b. k .t

  47. fariimo jacayl
    aduunyadu waa hibo nabsiga waa maguuraan taariikhdu waa xusuus jacayklu waa hogaan aan laga baxsan karin…………………..
    by:ishwaaq ali

  48. Aadban uladhacey dhanbaaladan jaceylka wana ku mahadsantihiin. By maxamed yare

  49. cajab

  50. Wan ku faraxsanahay barnaamijkiina ee jacaylka bahdiinaan

    • nolasha waa cenba ceen caadilkii na abuuray cirka caadka katagay dhulka ciida kuberay ayaa caafimaad nogu baryaa caanshaqaan curudka ah calan kiisa aan sido caawaba saman iga gudon


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a reply to king Kayse Cancel reply