jacalka ma cudurbaa mise waa‏….


 

nololcusubjacalka ma cudurbaa mise waa.. ? hadduu cudur yahay dawo ma leeyahay dawadiisa waa qofka aad jacalaato oo kali ah manta nah ee tahay jawaabtu inaan adiga oo kali ah aan ku jacalahay aan ku bahanahay ?

 


abaayo macaan madaamo manta aad tahay qof qaangaar ah hadabo aan dareemno jaceyl ka oo dhan ?
wuxuu mid walba is-weydiiyaa waa maxay jacayl? ma jiraa jaceyl? Talow ma dhabaa mise waa dhalanteed…..?
haa aniga wan aminsanahay inuu jiro jacal wan amiiiiiiinsanaan donaa wayo aniga ayaa manta wax jacal wax nah dareemo wayo in badan ayaan radiin jiray qof aan nolosheeda aan wada siin karo manta nah wan haystaa waa adiga o kali ah oo aan qalbiga ka tabo marwalibo ?
abaayo macaaneey Alla qurux badanaa ma xuural-ceyntii Janadaa ..shaqsi ahaanteeda aniga xageega macaneeey inaad tahay qof aad iyo aad u ugu qiimo ween manta dunida aniga dhinacaaga qaasatan ?
waxaan ku fikiraa aana ku fikiri jiray run ahantii Alla nasiib badnaan laheydaa haddii aad qoftaan maalin kula saan-qaadi laheyd, hal qol ka soo wada toosi laheydeen…
run ahantii maraarka qaar sidaan jacalka dhabta ah aan kugu qaday wax igu soo ziyaaday hadii aan kaaga sheekeeyo wax ka mid ah alla Jaceylku dhib badanaa, sidiisaba, Jacaylku ma dhabaa mise waa dhalanteed?
abaayo macaan rux markii aan jacalaado wax yabaha qasatan aniga igu soo kordhaado wax ka mid ah waxaa igu soo kordha wal-wal faro badan, dareen joogta ah, niyad jab, tabar dari, daal, cuntada oo aad ka soonto oo aadan waxba dhadhamin; nafteeda oo aan daryeeli weyo xanaaq badan oo aadan garaneynin meel aad ka keentay; am bo aan ka kanay dabeecad qalafsan, iyo dadka oo hadalkooda i dhiba, inta badan markaan adiga ka fikiraayo ..
abaayo macaan ha ila yabiin waxaan aahaye qof wax jacal hasa yashee waxba yaanan hadal kugu daalin, anigu ma’ihi dektoorkii Jaceylka,micnahaga jaceel wan aminsanahay laakiinse jaceylku waa wax jira oo dhaca maalin weliba, saacad walba, daqiiqad iyo il-biriqsi walba, kana dhaca goob weliba dunida afarteeda dacal
lakinse markuu dhaco nah wax ee tahay marka hore qofkaad jacashahay nolosha inaad la wadaagto inuu yahay qof noloshaada daacad uu uyahay inaad is amin kartaa mar walibo aad faraxaada inteeda badan aad isla wada qabsan kartaan hadabo qof hadii uu xanaaqo qofka kale uu maslaxeeyo waayo labo qof is jacel ayaad tihin dabcan marka aniga qofkaan manta sida dhabta ah aan u jaacalahay nah waa adiga aan mog naan karin hal daqiiqo walahi ..
abaayo saan ogsoonahay qof kasto ooo bini Aadaan ah jaceyl wuu ka burji weyn yahay, kana quwad weyn yahay adiga xitaa waad ogtahay waad nah dareeemi kartaa
abaayo macaan run ahantii manta waxaad tahay rux aan sida dhabta ah aan u jacalahay aan ka dareemo qalbigaaga qasatan xili walibo adiga oo kali ah macaaneey
sidaas ayaad ku garataa inuu Jaceylka dhab yahay, cudur xun ee aan daawo laheyn yahay oo aan aminsanahay manta dawadeeda ineee tahay adiga hadi aan wayo nah esan aduunka waxbo usan itareenin i love meel kasto aad ku noshahay abaayo macaan wan ku bahanaahaye wan ku rabaa xili walibo daqiiqad walibo am sacaad walibo …………………… WAJIGADA WUU ISKA NUURAYA LAKIN DHAAWAC AYA KU YAALO MIDEEDA KALE
OGOOW ANIGA IYO ADIGA HAL DHAAWAC AYAAN ISLA QABNA!
MEXE TAHAY SABABTA BINI AADANKA QALAD YAR MARKUU GALO CIQAAB WEEN LO MARSINA?.
NOLOSHA SIDEEDABA WAA LABO WADO WADO WAA TII MUSTAQBALKA WADO NEH WAA TAN ANIGA HADA MARAYO markan adiga ku arkay aye nolosha iimacanatay
adiga waxa tahay gabar dagan waxaaana ku fican tahay daganaanta
qalbiga bini aadanka sidiisaba wuxuu dhawac gaara markuu jaceel galo
nolosha sideedaba silsilad ookale aye usugu xirxirantahay
nafwalbo wexe rabta nafta ee jeceshahay ine ak jogto sida bisha iyo xidigaha isku agjogan ookale ogoow meel hadi dab ka shidanyahay qiiq kama fogo.
meeshan hadi qoley ka tagto kuma so labato
hadalkan aad hada ku hadashay aabahaa kabtiisa hadii oo kuu iibiyo xita kuma hadlo dhib walbo daawo ayuu leeyahay khasaarane wexe baqi u tahay faa,iidada so socoto
markaan adiga ku arkay wadnaheyga dhaqdhaqaaq ayuu suubii marka maxa u micno ah aad ayad u quruxbdantahay iftiinka wajigada kaso baxay aniga xita wuu i, ifiyay aniga iyo adiga sxbo aanahay maxa dhexdeena xishod keenay
———–
marka hore salaan marka xigto nafta kawaran aniga wan ku ficanahay adiga nah wax aan ku rajanaa sidaas si lamid ah salaan kadib ..>
Inta haybad wacanee qurux lagu hilaad shee micnahaga qurux logu baneey ilahay nah wax aan ka baryaa shukri inuu deeq yoo micnahaga inaad noqooto qofta aan sida dhabta ah aan noloshaa aan u la qabsado
manta noloshaada waa maliintii igu faraxaada badneed wayo mar hadi aan adiga ku bartay aan ku halay run ahantii uma malaaanaayo inaan qof kale aan dunida oga bahnaan doono wayo wax aad tahay qof aan noloshaada aan u timaam siyaay adiga ..macaaneey waxaad tahay qofta kali aan noloshaada aan ku amiinaay oo wilibo aan ku tashanaayo waqti walibo inaan helo hadi aan calaf aan isku lanahay wayo run ahanti wax aad tahay qof wangsan qurxoon oo aan niyadeeda qasatan aan ka tabo am bo aan ka dareemo..
abayo macaan jaclka aan ku qabo ma hurdo habeenkii mana harsado dharaartii haka baqan hadal keega hadal ku dhameey maqashay mahaysaa macaaneey …
abaayo macaan nafta haye mar jaclaato shay we adagtahay sidii wax loga rabo hurdo nah way haysaa lakin ma awoodo se ku saxaato adiga ku xiisee xubi dartiis aan ku qabee qaliyeey abaayo qiil ilahooow ..
xabiibti abaayo waqti walibo inaan faraxaad aan ku la nolaado aan jacalahay sababto ah shukri macaneey wee adagtahay inaan si fuduuud aan kugu iloobaa macaaneey wan ku baryaa inaad qalbigaag aad igu dareemto isku day
wayo wax aad tahay qofta aan waqti walibo mustqabl kaaga aan ku tashto inaan la qabsado aan la wadaago nolosha aduunka tan ugu wanagsan iyo bo raxaada aduunka ugu qurxoon inaan laqab qato marka isoo labo
xabiibti waqti walibo inaad garab isiiso isku day wayo wax aad tahay qof aan si xad dhaf ah aan u jacalahay aan mar nah aanan nolaan karin lanteeda .
manta ruxii aan sida dhabta ah aan u tabo waa adiga walahi wax walibo aan ku dahayo inaad isadaqado isku day wax kasto aan ku dhahayo wan ku baryaa …
i love u 4 ever macanay i wanna u i need u
———————————————————–
dhadhanka bishimahaada ayaa dagay qalbigeega dheedheel iga ma,ahan waa iga dhab jaceelka macaaneey——————————–qul dheh waaye qawoow wa baraf qabri qiilaa lo gala
intii saadarka uumay adigan ka socday suuradi lagu siiyayaa wadnaheeyga ku saqday sida seemaha roobka subixi indho saaray
samo iigu da’esan ane kugu samraya so dhawow anii so dhawow sadrigada isaar nabsi lama darafsado asoo dibada yaal
dukan lagama iibsado sidi shey markasi daran walaga dambeya intu san daqad ka furin
—————————-
caashaqa dhaawicisa culusaa
dhaqtarkiisu yaraa dhimashadiisu u fududaa
—————————
wad iyo calaf waxaan ahayn,inay nakala weeciyaan jacaylkeenaa kaweyn,waqtiga wuu soconayaaye,inaan wiigba ceyn ahaano jaceylkeena aa kaweyn, koley wadnayaal israacey,waxaa weerara was waas,wax kastoo oo nagu yimaado,ma wiiqaan jacaylka-oo,jacaylkeenaa kaweyn, nafba waxaa u qaali ah qoftii ay jeclaatee, nin uu caashaq qalaayana sir maqarin karaayee, indhuhu quusan miyaan waanada maqaataan talo kuma qancaayaane , qallaa layga mar ayaa qiiq baa leygu shidayaa hadana waa qar qarayaa oo waa qaboo babahay , qeys baan ladiris ahay qabri baan ku dhawahay,
gacalisadaan jeclaayeey,guud ahaan adduunyada
adaan kaa garwaaqsaday,gaduudkaaga dhiinka ah baa
gebigeey isaaqay
axdigii hagarabmarin Ma Guursanmaayo inan kale
god inaad gasho mooyee Ama aad igoysaa
garaadkey wuxuu isiiyey guur inaan yagleelnoon gurigeey ku geystoon
gogol kugula seexdo Ee gef miyaa gacalooy?
———————————————
cashadaynu kulanaa
cirka roob ka da’ayoo
cawo dhalad inaad taahay
cindigayga galiyee
sida calan keena
cadaankiyo buluga leh
cirifka isa saaraa
walee canab la moodyee
cimri iyo wad mooyee
dumar kale ma caashaqo
—————————–
Dookh iyo caashaq baa i helay
Naftuna way daaalantahay
Salmaay anah waxan qabaa
Inaad daawo ii tahay
Dareentay dhibka aan qabo
Wadnaha adigaa dagey
—————————
Duloobaye ii dedaal
Duloobaye ii dedaal
—————-
Dalab kalgacal kalgacal
Kuusoo dirooo dirooo
Gabdhahaad iga wada xigtaa 

walaaliyaal waxaan idinkala talin lahaa inaadan jaceylka aadan ka dhiganin ciyaarciyaar jaceylka waa laba qalbi oo si daacad ah isku weydaarsado

qalbigu waa muraayada muraaydna waxey u baahantahay dhowritaan qalbigana aa sidaa oo kale hadbaa ma jeceshahay qalbigaaga inaad jebiso waa may koleysidaan filaayo hadaba ka dhowrsanaaw dhalanteed una dhaqaaq dhanka dhabta ah

maxamed xassan cali

bilaal35@hotmail.com

_________________

qalbijaceyl11@hotmail.com

5 Comments

  1. Nafku jacayl sidee baa naceyb looga abuuri karaa

  2. walal aniga waxaan ahay wil aad jacel lakigu abure hadane la igaga baxay maxaa sameen karaa

  3. waxaan ahay gabar runtii la darsay jacayl kii ugu darnaa ,balse ma ii sheegi kartaan sida loo iloobi karo jacayl dhaba

  4. walaal waa wiil guurdoon ah wuxuu doonayaa gabadh

    • walaal waadiyaa sifadeeda soosheeg saad jecesha hay waan kag sojawabin hadaan leeyahay sifadeeda gabdha jecesh hay jwb


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: