Saamiyo iyo axmed mar uu waqtiga dhamaadey


Waa sheeko run ah oo ku dhacdey labo isqabey waxeyna muddo sano ah ku nolaayeen sheeko jaceyl.
Reer saamiya waxeyna ahaayeen kuwa aan ka aheyn raali guurka …
Laakiin muddo ka dib way ogalaadeen …
Axmed ayaa aad ugu farxey ogolaanshaha loo ogalaadey guurka saamiya

Waxey muddo aan dheereyn ku nolaayeen jaceyl iyo farxad … maxaa yeeley saamiyo ilaahey uma qorin inay caruur dhasho .
Sidaa ay tahay saamiya waxey guriga iyo nolosha axmed ka buuxin jirtey farxad iyo rayrayn.
Labadooda waxey ku nolaayeen farxad aad u weyn laakiin axmed wuxuu ahaa shaqadiisa aad u daneeya oo kala weyntahay waxaasi oo dhan waqtigiisa inta badan wuxuu ku soo dhameysan jirey guriga banaankiisa saamiya waxey isku daynjirtey sidii ay ugu yeeli laheyd axmed in uu marwalbo la soo fadhiisto oo ay la sheekeysato…
Waxey ka dareentey xagiisa daneyn la,aan waxeyna bilaawdey inay dareento murug daneyn la,aantiisa goortii ay damacdo inay u sheekeyso wuxuu bilaabaa inuu sheekada soo gooyo ama uu meel kale u wareejiyo markii ay sitoos ah ugu sheekto wuxuu ku oranayaa maxaa kaa maqan ? sow kuuma keenin wixii guriga u baahnaa maxaa kaa dhiman ? waxey ku oraneysaa adigu wax xageyga ah kama gaabin ..laakiin waxaan jeclahay in aan kula sheekeysto..oo aan ku dareemo inaad ila joogtid ..oo aan kaa helo xagaaga daneyn sidii aad awalba ahaan jirtey wuxuu ko oran jirey asigana adiga waqtiga ayaad waxaad iska lumineysaa faa,ido la,aan hadalkaan meesha ayuu ku soo xirijirey wuuna iskaga tagijirey waxaa saamiya ku soo noq noqon jirey xanuun daran muddo dhoorsano ah laakiin wuxuu u qabtey si daran ayba ku sigatey inay la dhaqaaqi weydey axmed ayaa wuxuu geeyey isbitaal .. kadib dhiktoorkii ayaa wuxuu ku yiri saamiya xaaladeedu way adagtahay waxaana ku dhacey cudurka la yiraahdo (sardaan) .. muddo kadib saamiya way ay dhimatey axmed wuxuu fadhiistey qabrigii saamiya asigoo oynaaayo weliba ku hadlaayo weliba ku hadlaayo cod lamaqlaayo wuxuuna oranaayey maxaan dhib kuu geystey anigoo dareensanaa waxaad aheyd nolosheyda qofka ugu muhiimsanaa … ma aaanan awoodin inaan kusiiyo jaceylkeyga mar walba waxaan ku mashquulsanaa nolosheyda
Noloshii aad raadineysana waan ka tagey adigana waxaad iigaga tagtey nolol kale aan marna umaleyn jirin ……..!!
Qalbijaceyl maquustaa ?!!

Akhristow waxaan idin leeyahay bal sheekadaan si fiican u dhuuxa murtida meesha ku jirta bal si fiican u fiiri
Sheekadaani waxaan ugu tala galey dadka is qabo oo lamaaniyaasha ah
Siiba raga ayaan ugu talagaley
Raggow waxaan idin leeyahay miyaadan awoodin inaad xaaskaaga aad siiso fursad aad kula sheekeysato mise aad ku qanciso mise aad siiso farxad ado shaqeyneysid
Raggow ma ogtahay inay tahay xaaskaaga shaqadaada mid ka mid ah waayo
Hadii aanu nahay Somalia waxaanu caado u leenahay inaan guurka ka hor aan daneyno gabdhaha markii aan helno aan ka fadhiisano mise aan ka xiisa dhacno
Meeshii oo larabey inaan sii kordhiino ayaan sii naaqusineynaa
Xaasaska ayagana waxey bilaabayaan waxyaabo aadan ku qanceynin si aysan u dhicin sidaasi waxaan kugula talin lahaa inaad xaaskaaga ka warheysid aad sii sid fursad oo ay kugula qaadato waqtigeeda oo kula sheekeysato si ay u kororto jaceylkeeda iyo kalsoonideeda waxaan u habaa hadii aad xaaskaaga aad siiso fursad nocaas oo kale ah inaad heerka gaareysid jaceylkaaga oona kalsooni ka heleysid

    (Roggow waa iga waano xaaskaaga yey kugu dul fekerin waxaad halis u tahay nolol xumo sharaf daro aad uxun waayo wixii ay kaa weyso qof kale ayey ka heleysaa…)

Diyaariye : c/casiis maxamed sh. Axmed
Email address : qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: