Jaceyl Dartii Maxaad Usameeyn Laheyd?


marka hore aanu is weydiino su,aasha ah waa maxay jaceylku ? ma fududa jawaabta su,aashaani waa su,aal da,weyn horeyna dad badani ay isu weydiyeen hase ahaatee waan kusifeyn lahaa rabid doonis kahelid ukhushuucid jamasho ka dhaxdhalata labo qof markey kulmaan aqriste doonistaa ama tabidaa oo naftu..


marwalba tabeyso qofkii ay kaheshey jaceylka tilmaamahaasi leh waxaa kale uu leeyahay qaabab kala gediisan oo uu dadka ukala asiibo isla markaana ugu kala dhaco taasi oo sababta waxyeelo soo gaarta labada ruux ee isjaceyl amaba mid kooda taasina waxaa murti ku cadeeyey abwaan soomaaliyeed ooyiri marwaa macaan marna waa qaraar hadba waa sidii uu kuu soo maree
waxaa jira dhibaatooyin jaceylka uu sababo kuna dhaca dadka mucaashaqiinta
sida ay sheegaan dadka kahadla arimaha jaceylka waxaa jira dad udhintey jaceyl dartii sida qeys iyo leyla cilmi boodhari iyo hodan sidoo kale wxaa jira kuwo kale oo loo dhibaateeyey jaceylkooda aawadii
hadaba su,aasha iswey diinta mudan ayaa waxey tahay jaceyl dartii maxaad usameyn laheyd ?
nafta waxjecli hadii laga hor istaago waxaa ay jeceshahay waxaa hubaal ahi in ay murugo iyo fikir aan dhamaad laheyn uu bilaabo taasi oo mararka qaar keenta qafiifid xaga mas kaxda ahi taasi oo sababta inuu qofka ku kaco waxyaalo mustaxiil ka ah qof fayow inuu sameeyo
tusaale ahaan hadaan usooqaadano qiso ku dhacdey wiil soomaaliyeed oo nairobi ku nool wuxuu jaceyl kala dhaxeeyey gabar waxey iska qariyaan waalidkooda hadana waalaga war heley oo wiilkii hooya dii waxey usheegtey inuu isaga haro gabadhaas wiilkii oo aad uga xun kana murugeysan hadalka hooyadii ayaa waxaa uu kuka cay fal aan lajecleysan oo ahaa in uu gacanta uqaadey hooyadii taasina waxey sababtey in gabadhiina kutiraahdo hadaan hooyadaa dooqeeda aanan aheyn ana kuma rabo tusaalooyinku waa ay fara badan yihiin aqristow adigu maxaad usameyn lahey jaceyl dartii waa uu idin furanyahay

by Nuur maxamed maxamuud
________________________
Tafatiraha webka c/casiis maxamed sh.
Qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: