qiso jaceyl oo dhab ah oo ay ku dhacdey wiil somaliyeed


qisadan oo ah qiso jacayl oo dhaba oo ku dhacay mid ka mida wiilasha somaliyeed ee ku nool daafaha afrika gaar ahaana dalka uganda (kambaala) ayaa waxa soo maray qiso jacayl oo lalyaab leh aduun waayo badanaa inankan oo magaciisa la yidhaahdo :Shariif cali xaashi (bolton) ayaa waxa uu sheekadiisa ku bilaabay:

gabadhan waxaan jeclaa mudo 4 sano ah intaas oo dhana waxaan ku fakari jiray adiga mooyee cidkale oo calfanaysaa ma jirto waxaan is odhan jiray markaad iskuulka dhamayso ayaad gabadhaas hanan doontaa markaan iskuulkii kawsaday waxaan la kulmay qalalaaso iyo wadankii ooka dhacay dagaal iyo is qabqabsi markaas waan is waynay aniga iyo gacalisadaydi oo waan kala dheeraanay maalin ayaan u soo dhaweeyay boosteejada laga raaco baabuurta kenya .
gacalisadeyda kenya ayay soo aaday ana somalia ayaan ku haray oo somalia ayaan iska joogay ilaa iyo 1sano markii ay iga soo tagtay laga bilaabo ani waligay sida aan u jeclaadey ma arkin cid wax ujeclaatey oo beer kayga ayay aheed qoftaas markasta waan soo xasuusan jiray markasta waan wici jiray markii aan somalia joogay waa halkii sanee maalin kasta waan wici jiray maalin maalin oo aan waayo qarishka mooyee intaas kadib ani waann soo baxcay oo kenya aan imaaday hal sano kadib qof taydii waan arkay waana kulanay waan sheekaysanay waan iska shaahnay oo fadhi ayaan qaadanay in taas kadib ayaan is waraysanay oo go, aan waxaan ku gaarnay in aan aqal galno oo ani iyo ayada aan soo gabagabayno howsha waxay igu xirtay inaan cideeda ka doono laakiin mid aan soo dhaafay ani kenya waxaan u imaaday wax barasho wax bara shadiii ayada awgeed ayaan u dhaafay qor buun dadaa waxaa kaloo jiray ani ayada war keeda ayaanba waxaan u moodaa inay wax kasta oo ay dhahdo ay sax yihiin oo war kuma soo celin karin maadaama aan jeclaa qor yana ani waan baxay oo waxaan wacay somalia oo ayada cideeda iyo ani cidayda ayaan isku diray way is war sadeen oo way wada sheekaysteen oo way is afgarteen waana la isiiyey qoftii laakiin meher ma dhicin oo waa wali in taas mar kii ay marayso ayey qoftii oo gari laba nin kama wada qososhiiso waayo inanti iaan dadkeeda ka raadsadey illeen waxey aheyd mid ku dheereyso khiyaanada horrey ayaa loo yiri naagi malahan qalbi ay kugu heyso laakiin indho ayey kugu heyso ayey leedahay macnaha gabadh aadan la joogin waa dhib sidii uu xariirkiina ku socon lahaa .waayo adiga oo kula socoto ayey hadana wiil kale la xariireysaa adiga waxaad tahay mid hawada ka socda laakiin kan kale waa ninka sida dhabta ah u leh waa hadii aad ka maqantahay gacalisdaada waa arin dhab ah ma ahan iska hadal mise qoraal aan iska qoraayo hadaba u fiirso halkeedii kasii wad sheekada .
qoftaan isku haleynaayo oo cideeda aan ka raadsadey waxey ii dhaaftay oo nin kale la heshiiday oo lacag haysta aya cideeedii ukeensatay oo ku dhahday ninkaan ayaan rabaa cideedii ani imay tixgalin laakiin way i iloobeen sabab too ah ani lacag ma haysan laakiin ninkas lacag ayuu haystaa
saas darteed ninkii lacagta heystey ayey siisteen qisadan layaabka leh ayaan ila kulantay
Hadaba dadweyno horey waxaan idiin soo gudbiiney maqaal ahaa lacagta iyo jaceylka keebaa weyn.
sow lama dhihi karo lacagta ayaa weyn
wixii fikirkaaga ah inoogu soodir emailadaan oo hoos ku qoran
qalbijaceyl11@hotmail.com ama
qalbijaceyl11@hotmail.it

18 Comments

  1. dhibta laguma waaro dhaxal looma yeeshe waa laga dhamaada sxb haday dumisay wacadkii nabsa soo dabraayee dookhaba ka saar saaxiib mid ka wanaagsan oo aad ku waarto baan ku rajaynayaa

  2. sorry

  3. scc iskada haday dumisay wacadkii nabsaa sodabraye

    • Waan kaxumahay qisada kugu dhacday hadana waxaan kuleeyahay dadalkaga aya gabiyey oo horay ayaa loo yiri kas naaged oo kadan koot raag kaga danbeye kaaku ogeed ma ahaa

  4. marki hore inuu kenya usoo diro may aheen..

  5. waa qiso xanuun badan oo inta badan ay lakulman dadka danyarta ah ee iska samir midka oo boogtaa kaa dhaydo ayaad heli

  6. asc dhaman wad mahadsantihin sxb waxan kugu wanin laha iska samir calaf kumadan leheyne tx

  7. aslck* walal waxan kudhihi lahaa iska samar wa xal adunyo qofkale ayad heli by

  8. Sxb ha ubixin ayan ku leeyahay,waa iska caadi, wax macno ah ma sameyneyso.way dhacdaa tanoo kale just forget it!

  9. walaalkeey waxaan oran lahaa iska sabar waayo jacaylka calafkaa kawayn

  10. Waxan kuleyahay iska sabar wayo ninki sabro alla wuxu yiri zadkisa wu hela hadad weysid qoftad jecleyd waxa laga yaba inad heshid qof kujecel marka sug nasibkada iyo calafkada

  11. sxb samir ayaa ugu muhiisan waxaa laga in latijaabinayo samirkada

  12. sxb iska samir dhib malah aniga xita wey igu dhacay horta naagaha qiyaana badana mey toos qori u qaatan hadey cadowtinimadas no qaban

  13. ani waxa dihi qisadan wa qiso cajib ah iska sabar dib malahan waxa iska dacdo gbrtan ino ilahay kuku tala kalin marka waxa laga yaba mid kafcn inad heshid wish u the best and happy life

  14. Asc walaal waa qiso layaab leh cabdulaahi cabdi

  15. sxb wa madeysi adunka dadkuna wey matalayan marka waxan ku dhihi laha iska sabar gabadhas malin unbey gacantada so gali kadib sidi ad ula macili laheyd adigey ku jirita

  16. walaahi waa dhib walal manta aduunka wa yaryahay qof kuu jeclaada saad u jeceshahay kuma amina saad u amintaya laakin waa aduun qofkii mar khasira ama khasaara mar labaad ma khasaaro jaceel qof kii so mara ayaa og xanuunkiisa

  17. ala xuun badanaa qisadan


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: