jacayl AIDS galay maxa lagu dabiiba ?


qoraa sare abuubakar
qoraa sare abuubakar

qisadaani waa qiso dhab ah oo dhalanteyd ahayn waxana qalinka u qaatay abubakar qurbaani oo ku sugan jaziirada maalta?
waxay u dhacday qaabkan ??????????????????????????


waxay ahayd sanadkii hore ee 1996 waxan ku noolay muqdisha gar ahan towfiiq waxaana dhiganayay skuulka imaamu shaafici waxbarashana waxaan jeclaa in aan heer kagaro ilaa jamacad laakin markii muqdisho dagaalo oo dhamaneynin ka dhacay aya waaan go,aan ku garay in aan ka tago muqdisho kadib wiil aan saxibo nahay oo kenya jooga in aan u yaro baxo saxibkayga waxa la yirahda feysal kenya wuxuu u aday in uu brofesal ka xareesto madama u maqlay in uu mareykan laga xareysto kadib anigana waxan jeclaystay madama uu muqdisho dagaalkeeda sii badanayo ku dhiman lahay waayo waxan ahay wiil oo hada so baxayo weli uu dunida arkin kadib maalmo kadib waxan isku diyariyay sidii aan ku aadi lahay kenya kadib hoyo ayan u sheegay ula jeedadeeda iyo hamigayga sida aan wax u rabo laakin hooyo wey iigu gacan seyrtay arintas waayo aniga aya cidena u weyna hooyana garabkeeda ayan marwalba tagna madama inta kale ee yaryaryihiin ee wax fahmeynin laakin aniga waxa iiga go,aan ah in aan ado kenya kadib saxibkeyga ayan wacay waxaana u sheegay arinta jirto iyo sida aan wa u la ahay kadib asiga aya xooga lacag ii so dhibay mudo kadib anigo hooyo la tashanin aya baxay markaan tagay kenya tagay ayan hoyo mafaajao ahan uga sheegay ad ayayna ugu xumatay laakin arinta jirto ayan u sharacay iyo leenka mareykanka in aan rabo in aan xareysto kadib hooyo wa beer wax dhalay weyna fahamtay mudo kadib leemankii ayan xareystay kadibna kenya ayan iskala qabsaday mudo kadib aya waxa aaday goobaha lagu nasto markaan tagay aya waxaan arkay gabar meesha fadhisaoo kaliged ah aad u fikireyso intaan meesha fadhiyay dhaman wax ku maqnaa gabadhaas cidlada fadhisa hadana murugada ka muuqato kadib gabadhii intee marqura istagtay ayey iska baxday anigo lahadlinanigana intaan is celin wayay ayan ka daba orday anigoo ordayo aya saaxibkeyga marqura gacanta i qabtay aniga waaba nahay markii an u sheegay maanta waxa indhahayga arkeen wuu amin wayay kadib wan katagay maalintii labaad aya meesha lagu nasto kuso laabtay hadana waan ku arkay nasiib wanag maalintas fursad aan kula hadlo mahelin laakin maanta fursad oo qaali ah ayan haystaa waana ka faa,iidaysana intaas uso dhawaday aya waxan dhehay marqura aya salan diiran salamay kadib markii salanta iiga rudisay aya waxan ka codsaday inan lafariisto weyna iiga ogo laatay waxaana nadhehmaray wareysi gaban
waxan dhehay abaayo shalay meeshan ayan ku arkay
anigoo rabay in aan kula hadlo aya is haleeli weynay
laakin maanta aya is aragnay waxan raba madama
aa tahay gabar qurxon oo hadana meeshan cidlada
ku fariiiyay wax yar maahan ee wax ma iisheegi karta haaaaa ayay itiri aniga dhibaatada ihaysato mid aad dareemi
kartid ma ahan dhibatadeyda wa dhibaato ad u weyn
mgrty aniga magacayga wa xamdi waxan kula
deganahy xafadan aya dhinax ka deganahy walal
laakin wax jirto markaan wadankaani so galay
aya aniga iyo sadex kale oo gabdhood aya
marqura imanay kenya kadibna xero ayan ku sugneyn xiradii anago ku jirno aya habayn habeenad kamid aha niman kenyati ah noso dhaceyn kadibna mustaqbalkayna baa ba.iyeyn aniga markii arintaas iigu dhacday wax ii xareysna leenka mareykanka hadana asiga weli sugaya walal arinta meeshan ikeentay wa sidas mgrty

la soco qebta labaad ———-

waxaana qalinka u qaaatay {{{{ abubakar qurbaabi oo ku sugan jaziirada malta}}}} waxadna kala xiriiri karta walal {{abubakar65@hotmail.com ama wac tel; {{OO35699178435

_________________________________________
tafatire/ c/casiis maxamed sheekh axmed
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: