jacayl AIDS galay maxa lagu dabiiba ?(( qeybtii labaad))


jacayl AIDS galay maxa lagu dabiiba ?
waa qeybtii labaad ee ka bogosho wacan….
markii ereyadeyda dhuuxay waxad umaleneysa in iyada kaliya aysan dhibteysneyn oo aniga xita nafsadeeda aad ayay ula murugootay

kadibna waxan usheegay anigaba inee iixareysantahay leenka mareykanka meshii ayan isku baranay gobtas wxay noqotay goobtii jacelka waxay isku bedeshay in aan isku so dhawano marwalbo waan kulmi jirnay xita kulankayna wuxu garay heer aan sugi weyno xiligii balanta ahayd kadib maalin aya waxan sikadis ah ku arkay islaan eedadeda ah oo lagu magacabo rooda kadib meeshii ayan isku wareyanay waxayna iisheegtay in isbitaalka ay ka shaqeyso oona xaafad kale degantahay laakin adreskeyda ayay isiiisay waana kala dagnay malin kadib waxaan kulanay gacalisadayda qaali ahayd waxana ka codsaday in aan arintayna dhamaysano weyna ii ogolatay waxaan raadiyay wiil aan saxibo nahay in uu garab iiga siiyo sidii gacalisadaysa ku mehersan lahay wuna iiga ogoladay wuxuuna iiso diyariyay qaali fiican sidii ayan isku mehersanahay mudo markii aan si qarsooori ah ku kulmeynay aya maalin maalmaha kamid ah nooso baxday leenkii dhoofitaanka ahay waxayna na dhahayn baaritan cafimad ayay no direyn aniga iyo gacalisadayda iyo saxibkayga qaali ahay markii aan isbitalka tagnay aya marqura indhahayga qabteyn eedadeeda oo xafiiska fadhida waan u tagay wey yaabtay waxay umalaynaysay in aan dhaawac ahay waxan u shegay in lenkii noso baxay mantana baaritan u imanay halkan waxayna i dhahday aniga aya meeshan ku joogo wax dhibaato ah maku arkaysid cabsida iska da ok ayan ku dhahay waxana u sheegay in iila socdan gabar iyo wiil aan saxibo nahy laakin waan ka qariyay arinta aniga iyo gacalisadeyda sirta noo ahayd kadib qolkii ayan galay baaritan kadibna waxa gashay gacalisadayda kadibna saxibkayga aya galay markii aan dhamaysanay waxay noo sheegtay in jawaabta week kadib aan helayno taaas cabsi haka qabana aniga aya halkan nii joogo ayay nagu dhehday waana kaso tagnay mudo kadib waxa la geenay jawaabta saxibkay waxay naqotay nagative oo diidma ah waxana laga helay cudurka AIDKA markii an maqalnay waan yaabnay anagoo dhan cabsi weyn aya nooso deristay saxibkaygana qalbiga aya ka jabay iyo rajadii mareykanka ka lahay wey burburtay nasiib wanag waxa arinkas maqalay jarmalka aya qatay inuu arimo caafimad ku sameyo saxibkayga mudo kadib waxa lo qaday jarmalka maalin kadib waxa la keenay jawaabta gacalisadayda ahayd waxayna noqotay iyadana nagative oo ah diidmo iyadana waxa laga helay cudurka saxibkay laga helay anigana markaan welwel aya iila soo darisay wayo gacalisadeyda hadii laga helay anigana maxa ii yaalo qalbiga aya iiga jabay xamdi waayo noloshayda ayay ku dheeshay waayo iyado og in lakufsaday oo niman kenyati ah kufsadeyn iyado og in cudurka AIDKA ka dhereyn ayay aniga iigu talashay jawaab maxa uga waayo aniga iyo xamdi waxan nahay dad xiriir is qabo ka dhaxeyo sidee hada mareykanka ku ada walidkayga maxan u sheega nag aya noloshayda ku dheeshay ooburburisay maan ku dhaha xamdi aad baan u nacay waayo ad ayay i qayaantay nolosha ayay i nacsiisay waana furay sababta an ku furay wxay ahayd iyado og laakin aniga waan ogay arintas laakin jaceyl aya indhaha i tiray maan suubiya anigoo inan waashto ku dhawahay aya waxa la keenay jawabtayda anigoo sugayo anigana nagative ma aysan noqonin waxay noqotay yes waan aamin wayay ilaa aaan uga tago eedadeeda waxayna ii sheegtay week kadib inaa baxayo oo mareykanka aadayo farxad darted in aan u waashto aya ku sigtay anigoo xamdi wacin aya kaso tagay waayo ma istaahisho in aan farxadaani u sheego wayo qiyanadada iigu suubisay mid aan ilaabi doona ma ahan illa aan ka dhinto kadib mudo kadib waxan aday mareykanka uu ahay rajadeyda ugu weyneyd in aan tago oo nolol cusub qaato xamdi markii ay maqashay hanad wuu baxay waxna jawaab makuu rebin wey jaabtay ad ayay ula murugootay mudo kadib xamdi waxa kuso baxay uur uurkaso leh hanad meel ay ku sheegtana maleh iyadana waxa qatay jarmalka arimo cafimad awgeyd hanad markii uu mareykanka tagay wuxuu bilabay noloshii xamdi sidii kuu iloobi lahay inuu galo oo nolol cusub sameysto meeshii ayuu ku bartay gabar kale oo lagu magacaabo deeqa waa gabar ad u qurux badan waxayna ku nooshahay cariga mareykanka waxayna lanooshahay waalidkayda iyo walalahayda deeqa wa gabar shaqeysata dacad ah oo firfircooni hadal macaani usii dher hanad iyo deeqa waxay ku balameyn in ay is guursan doona xamdi markii jarmalka tagtay nasiib wanag waxa la seexiyay dumashigayda feysal oo ahay saxibkii hanad xamdi waxy ugu sheegeysay arinta kusameeyay saxibkiis hanad waxayna dhehday feysal aboowe adiga wax malasocotid waayo aniga iyo hanad waxyaabo badan aya ka qarinay waayo aniga iyo hanad waxan ahayn labo qofood is qabta kadib markii adigu laga soo sheegay cudurka anigana liiga so sheegay hanad aad buu u niyad jabay wuxuu u qatay in aniga aan ogay in aan qabo cudurka AIDSKA aniga iyo adigana hore xiriir naga dhaxeeyay oo asiga ka qarineynay ayuu u qatay sidas ayuu ii furay ad buu inacay markii adiga kenya kaso tagtay kadib asiga marki bixitankiisa looso sheegay aniga iima soo socodsiinin wuu iiiga dhuuntay hadana waxn maqalay inuu nag kale xirir ka dhaxeeyo anigana manta uur baan u leeyahay sidee wax yeela feysalow feysal markii uu maqalay arinta uu saxibkiis suubiyay aad buu ugu xumaday mudo kadib feysal wuxuu wacay hanad eedadiida ey ku sugneyd kenya markuu wacay oo arinta jirto u sheegay ayuu wuxuu ka codsaday inee siiso tel;hanad weyna siisay markuu damiyay tel; aya hadana wuxu wacay hanad salaan kadib waryaa hanad maxa sidas u sameysay saxib maxana amdi ufurtay hadii ad iiga qarisay in ana oganeynin mad umalaysay hadana waxa iila joogto xamdi waxana jogna jarmalka saxib waad ogtahay xamdi inee uur ku leedahay hadana waxan raba in aad ku labato saxib saxibtinimadeyna ayan ku dharshay hanad wuxuu ugu jawabay saaxib maanto dhan wad hadashay anigana isug waxan ku sheegaya labo isbuuc kadib in aan aqal gali rabo xamdina hadii ay ku imatay waan ogay inee meel kale adeynin weyba ku dhacatay saxib xiriirkiina duqoobay kuso cshta jarmalka aroos weyn suubsada aniga dhaxdiina wan ka baxay hanad markii uu sidas saxibkiis ku yiray feysaal ad buu u calol xumaday saxibkisa ayaa sidas dhahayo isma dhahaynin mudo kadib hadad wuu aqal galay wxuuna la aqal galay deeqo waxayna dhigteyn aroos weyn oo mareykanka laga soo qeyb galay aroos kadib hanad wax loo qaaday uur mudo kadib markii deqo foosha qabtay ayay dhiig bax ku dhacay waayna halis weyn u gasahy ine dhimato ama dhiig lagu shubo waxayna isku dhiig noqdeyn hanad dhiiga hanad aya dhehay dhiigas aniga ayuu iigu jiraa ee gacalisadeyda halaga garsiiyo ok aya la dhehay hanad waxa laga qaday xooga dhiig in la baaro inuu dhiiga nadif yahay iyo inkalemarkii la baray aya laga helay cudurka HIV waxaana la dhigay islamarkiiba isbitaalka wayo hadii kale dhibato weyn ayuu geysana waayo mareykanka wa ka mamnuuc HIV qofkii lagu arkana waa isbitaaal in la seexsho hanad markii uu so naaxay aya loo sheegay in laga helay cuduruka HIV noloshiisana halis ku jirto hanad aad buu u naxay hadana wuxuu niyada is yiray tolow deeqa iyadana AIDKA may qabtay tolow aniga dambiga aan galay dambi yar maahinee xagee liiga haysta deeqo markii loo sheegay in odaygeeda laga helay cudurka AIDKA ad bay uqaracantay iyadana waa laga helay waxaan la sexshay isbitaalka aya sitoos ah loo seexshay hadana waxa maqalay arintas saxibkiisa feysal feysal markii uu maqalay ad buu ugu naxay wuxuuna ushegay xamdi in hanad laga helay cudurka AIDKA xamdi weyba murugootay lakain waxay feysal weydiisay hadii uu hanad cudurka qabo sidee loo ogoladay laakin aniga arintas shaki weyn ayan ka qabaa shakigii aya feysalna dareemay lakin feysal wuxuu la tashaday taqaatiirta xuduuda lahayn wuxuuna ka codsaday in ay soo ogadan hanad kiiskiisa ayuu u xilsaaray taqatiirkii waxay wacyn mareykan iyo kenya waxayna ka codsadeyn sidee ku dhcday arintan wayo in qabo yes oo laga wayay markiisa hore hada markuu wadanka imaday sidee lagu helaykenya aya la wacay waxana la weydiiyay markii uu hanad soo baxayay qofka dhiiga kaso baray oo habaynkas shiftiga lahay waxay noqotay gabar somali oo hanad eedadiisa ahayd iyadii aya la weydiiyay sidas sidee ku dhacday waana laga codsaday warqaha dhiiga kukala qaday iyo dhiiga inee u diyariso aya laga codsaday markii warqadahii lisku fiiriyay wxa laga soo helay in hanad uu markiisa hore uu qabay cudurkan laakin waa aqiiqda dhabta ah laso ogaday in uu qabin miskiinkii feysal ahay oo warqadaha cafimad loo kala badelay madama uu yahay hanad wiilkayda rooda waxa lagu xukumay labo sano oo xarig ah kadiban soomali lageeyo madama ay noqotay taqaatiir uu bukaan uu daweynayay hadana sun siiyay taqaatiirtii xuduuda lahayn waxay uso laabteyn feysal waayna u sheegeyn in manta arin farxadeed u wadan waxayna usheegeyn in maanta laga bilaabo uu xuryahay uu mareykanka adayo week kadib uuna wax cudur qabin mantana laga bilaabouu bixi karo laakin dhibatada waxa ku geysatay qofkale maahan hanad eedadiis waye iyada ayana ku bedeshay warqadahii dhiiga ahay adiga wax cudur ma qabin ee laakin saxibka hanad aya qabay cudurka eena ku bedeshay iyada waxana la dhigay xabi hanad wuu guursaday waxana laga hela cudurka xaskiisana wa laga helay labadooda waxay jiifan isbitalka mareykanka xmadina mudo kadib waxy dhashay wiil wiilkaso lagu samiyay saxibkiis feysal xamdi mudo kadib cudurkii aya laga daweyay waxayna iyada iyo feysal soo adeyn mareykanka hanad yo xaaskiisa wey is qilafeyn weyna is fureyn waxayna deeqo u dhashy gabar wuxuuna ku samiyay xamdi madama uu qalad hore ka galay feysal iyo xamdi markii ay imadeyn waxay radiyeyn hanad waxana lagu sheegay inuu isbitalka weyn inuu jiifo kadibna siyaaro ayay u ageyn hanad markuu arkay xamdi aad buu ugu naxay madaama uu kafilaynin inee marnaba imaan karin wadanka mareykanka ayuu uhaystay kadibna waxa loo keenay wiilkiisa yaray uu asiga dhalay markuu arkay wilkisa aad buu u ooyay saxibkiisana iiga raalli noqo ayu ku yiray saxib waxasi dhibto maleh ayu ku yiray feysal hadana wuxuu dhehay hamdi abaayo adigana iskake cafi madama an qalad weyn ka galay hadana waxan rana in aan kuso ceshano farxadeena hore abaayo hamdi maxad ka qabtaa maya ayay uuga jawabtay ma ilowday maanta shalay booski aan tagnay inaad tagan tahay waayo aniga shalay cudurka an qabay dartiis aya iiga oroday lakin maanta adiga aya qabo maku so orda iisheeg wa may aduunyada wa wareegto {{ wa hargiisa labada galin adigo sugayo ku qadin sabartana ku siin roona rabiga og}} adiga shalay aduunyo ayad is racsiiisay ogow maanta wey ku haysata anigana maanta waxan raba in aan saxibka is guursano wayo adiga shalay wad icidlaysay mel xun ayad iiga dhaqaqday asiga aya shalay garabkayga istagay mantana waxan ku leyahay I am sorry my brother manta walalkayga aya iila mid tahay weyna kaso tageyn xamdi iyo feysal waxa u bilowday nolol cusub waxayna ku qateyn noloshayda cusbeyd wadanka mareykan deeqo iyadana madama uu hanad cudurka ku talaalay iyadana noloshayda waxay ku gartay inta ka dhiman inee gabadheeda iska korsato hanadna markuu waga u baryay ayu marqura afkiisa ka so yereyn erayo aan cadi ahayn?
waayo shalay waxan qancin wayay
qof dartey u qaribnaa quusi gartay
noloshiisa ana manta is qariboo qof
ii gargarto aysan jirin qur.aanka
lagu sheegay al qasas bil qasas
ana maanta qad dheer iska tuuray
qof idabiiba ayasan jirin maata
walaay manta oohinta ku qoranahay
walaay oohinta ku qoranahay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,…..
intas markii afkiisa kasoo baxeyn ayuu wuxuu go,aan ku garay madama noloshiisa inyar kaharsan tahay in uu gacantiisa isku dilo mudo kadib asigo isbitalak ku jira hanad aya waxa looga imaday asigoo xarig qoorta gashaday isku dilay taqaatiirkii waxay jaraaidada usheegeyn intuu dhimanin kahor inuu waraq cafis ah qoray wuxuuna dalbanayay inee xamdi iska cafiso gabadhiisana ay u koriso warqada waxay ku qornaa?
we come to this country to
make our future and our children
future abetter one why the killing
why we disrespect uss why th
hatred why letting us down.
our future and rebuild our
motherland. since when the
civil war begins in our motherland.
somalia people had fled to different
countres there only hope was to have
abetter life, and we were the ones that
come america and this is our story……
intas ayuu kuso afjaray shekadii ku qabsaday hanad wa wadanak mareykanka qisadani waxay ku dhacday hanad xamdi markuu so xasuustana qalbiga ayu ka ooy jiray marwalba laakin markii dmbe wuxuu ka tagay mareykan kaliya maahin waalidkiisa xita wuu ka fogaday dunido dhan ayu ka tagay intaas ayay ku egtahay qisadii{{{{{{{{{{ hanad iyo xamdi }}}}}}}}}

waxaana qalinka u qaaatay {{{{ abubakar qurbaabi oo ku sugan jaziirada malta}}}} waxadna kala xiriiri karta walal {{abubakar65@hotmail.com)) ama
wac tel; {{OO35699178435

xuquuqda qoraalkaasi wuxuu u gaaryahay qoraaga ku saxiixan
_______________________________
Tafatiraha websiteka
qalbijaceyl11@hotmail.com

3 Comments

  1. waxaan doonayaa inaan nolol cusub kula qaato hadii aad iga aqbashid mahad sanid

  2. sxbyaal madama aan ciid ku jirno waxan raba in aan mardhow idin soo wado sheekooyin aad uxiiso badan waxana la yirahda labadii doqon isguursatay maxay kla kulmeyn guurgooda iyo kibirkayga aya ibaray jaceyl iyo dooli iyo nin burcad ah sidee ku saxibeyn intas iyo in kabadan aya qoraga weyn mr; qurbaani idn soo wada maalmaha ciida

    • asxaabtayda dunida kuwada nool waan idin salamaya dhaman umada soomaliyad meel walba dunida kjoogan waxan idiin leeyahay ogaada dunida inee yartahay walalyaal madama aad dhalinyaro aad tihiin hadii aad heshan wehel labadada gacmoyd ku qabso yeyna ka tagin si sahal nolosha wehel laguma ahelo,intas wa iiga waano saxbyaaaaaaaaaaaaaaaal


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: