qiyanadii jaceylka wan ku guul dareystay


{{ qiyanadii jaceylka wan ku guul dareystay}} waxa qalinka uqatay {{ mr qurbaani }} oo hada ku sugan jaziirada maalta……………..
. mudo kadib ayaa maalin maalmaha kamid ah ayaa xaafadii aan ku noolaay ka dhacay aroos.arooskaas oo ahay.mid nikax ah

anigana arooskas ayaa liga qaabiley mar allala markii aan albaabka ka galey waxaa marqura indhaheyga qabteyn gabar aad uqurux badan oo banaanka madaxa loogu hagajinaayey marqura ayaa afkeyga kaso yertay alla cawa gabar qurux badan ayaa maanta so libisaneyso ya naga qabanayo intaas marki afkeyga kaso burqadeyn hore ayan xafladii usi gudbay habeynkaso oodhan waxan indhaheyga la racayay gabadhii qalbigeyga degtay waxan kala garan wayay goortii ay xafladii dhamatay,
ayaa gabar xaafada degeneyd uyeeray waxana su,aalay qoftaan oo qalbigeyga ugaractamayo meesha laga helo waxayna iigu jawabtay in xaafada kusoo biirtay hadda kadib aan xaafada an kaheli karro.
intaasi marki ay iishegtey anigoo qanacsan ayaa xafadeydii dib ugu laabtey habeyn habeynada kamid ah anigoo xaafadeydi usocdo iyo iyado guriga usii jeedo aan wadada isku hellnoo salaan diiran kadib anigoo yaaban oo qoftaani quruyxdeeda iyo qayaheyda layaaban ayaa waxaan maqlay iyado gambalelka gurigeeda garaceyso ayaa waaga iibarya kadib gurigii ayaan hore usi gudubnay laakin ayada aad moodo in laceersanaayo ay guriga hore usii gashay laakin anigoo qurbaani sidaasi ugama daba harin dad ayan kasi dabadiray isla markiiba waa loo sooyeray waxaana nadhaxmaray hadallo aad ukulul oo kamid yihiin .inte igu baratay.xagge iigu aragtay .goormaad ijeclaaday.iyo kuwa kale aan lo baahneyn ayey hadalo habeynkas kadhigatay doodkulul ayaa nadhaxmartay waxan arkay sacado 4 habeenimo siimareyso anigoo wax natiijo ah aan gaarin waxaan hadalka siiwato waxay hadalkeeda kuso gabagabeysay wan kaso fikiridoona haduu ilahey rali ka ahaado habeynkaas habeyn iigama dambeyn wayo waxan lafadhiyay gabadha aduunyada ugu jeclaa waana katagay anigo qanacsan mudo kadib waan kulanay kulamo kala duwan oo aad iyo aad uxiiso badan kadib aad iyo ad ayan isku fahamnay gabadhii sidii aan u arkay indhaheyga meel kaleto uma jihedan waxana galnay axdi iyo balan oo aad u adag laakin waxan ku qiyaasay bil dhalatay cadceyd soo baxayso laakin {horaa waxa loo yiri fiyoora qurxoon qodax ayaa ku taagan} lakin waxaan kaxumahay qodaxda in ay noqoto sodohdeyda qali aheyd waayo gabadhaani waxaa saudi arabi loo keenay in ay kasii ambaxdo oo ilaa wadamada gaalada iyo sida ingland ama america ayey ku hami weyneyd laakin aad ayay ii jeclayd labadeeda indhood wey iiga jecleyd lakin waxay iiga sii jecleyd in ay america aado ok aniga waan fikiray wax badan baa fikiray laakin wax iima suurta galiweysay wana ku guul dareysta marwalba ila 2006 markii ku beegneyd aya waxan ku balansaney in ay guri wada galno lakin ma aysan suurta galin dhanka gacalisadeyda waayo gabar guur usoo jedo ma aheyn lakiin waxaa xaqiiq ah in ay ijecleyd oo kaliya laakin jaceylkan aniga uqabay ma ahan mid an afka kasheegi karro ma ahan waayo waxay ku saaqday jirkeyga oodhan sidii xabadii oo kalle ayey jirkeyga ku dhaawacday dhawaca qofkaan iigeysatay ma han mid aan iloobi karo mana ahan mid aan ka dabiibi karro laakin ilahey wuxuu qadaray in an gacalisadeyda an is heli weyno aan gursado gabarkalle oo waalidkey iila jecladeen laakin aan anigu jecleyn mudo kadib arooskii aya lii dhigay wana aqal galay sanadka marku ahaa 2007 laakin gacalisadeyda waan usheegay waxna wey iila qabanweysay waxayna idhehday gabdha walidka ay ku keeneyn guurso anigana markan fikiray waxa go,aansaday in waalidkey aan ka duceysto aan guursado kadib waan guursaday waxana guursaday gabadha la ii doonay waxaana ladhahaayey hibaaq ilaah wuxuu qadaray gacalisadeyda in ay sa.uudi katagto oo ay aado suuriya si ay uga guudbto dhankaas
mudo kadib waxa lii dhalay wiil waxaana ku samiyay aabaheyga waxaana ubixiyay[ maxamed deq ]kadib xaaskii aan qabay mudo kadib dagal iyo muran ayaa naga dhaxbilowday ilaa an furiin kagaarno wuu dhamaanwaayay ilaa uultimo aan kafuro markii aan furay aya waxan kashalayey xubigii qalad ina kagalay laakin waxaa run ah in gacalisadeyda aan marwalba laxiriiri jirnay ilaa meelwalbo ee katakto waayo waxa nahay labo mataano oo aad isku jecel kala marmin kala dhicin gacalisadayda markaan usheegay in aan xaaskii hore aan guursaday aan kala tagnay aad bey ufaraxday ana aad baan ufarxay marlabaad ayaa haddana xubigi dib uhishiinay waxana usheegay in aan soo bixi doono oo aan soo raadi doono hadduu ilaahey raali kanoqdo laakin waxay idhehday mad iska dhaaftid waayo tahriibka adbu udhibbadan yahay laakin aniga waan ka diiday waxaana dhehay waan soo baxayaa hadiii an dhinto waxan noqonaya nin jaceylkiisa sooradiyay dartiis udhintay addunyada baal weyn ayan kagala waxan socdaal kasoo bilabay sauudi arbia mudo ayan tarxiil raadinaayi mudo dhan 9 maalmood ah maalinta tobonad ayaa ley qabtay iyadoo lii dhahaayo tarxiil mad raadineysaa oo aniga maya dhahayo sidii ayan tarxiil ku noqday mudadii aan xabsiga ku jiray waxaan kafikirayay goorma aya lagu qadi doona oo soomaali lagu geyn doona oo socdaalkaga bilaabi doontaa alxaasil ilahey wuu ii fududeyay tarxiilka waxan ku jiray mudo 11 maalmood kadib aya soomali ka degtay airborka adan cadde ayan ka degtay soomali markaan muqdisho imaaday aad baan u farxay wayo waxab dalka ka maqna mudo aad u faro badan asxaabtayda marki ay maqlayn in aan soomaliya kuso laabtay aya wadanka dib ugu so laabtay waxay ii sameyayn casumad aad beyna ii so dhaweyeyn laakin aniga waxaan ushegay in aan wadanka ku daheynin sababtoo ah aniga wadanka waxaa ikeenay jaceyl aan u qabo gabar aan kuso jeclaaday sauudi ayna iiga tagtay oo hada ku nooshahay wadama oroba anigana waxan kaso balan qaday in aan so raadin doono meel walba ee dunida ay ka joogto dhibaato walba ay iigu qadato in aan u imaan doono meesha iyada ay ku nooshahay asxaabtayda marki ay intaas ay dhagahooda ku maqlayn ayey qaarba iigu racay qarna wey iiga diideen maxaa yeelay waxay dhahayn sxb naag meel dheer ka tagtay wey ku iloobeysa qofkii ka dambeeyo aaya iska leh ayay idhaheen lakin aniga waxan usheegay siwalba ahaato ina wan wadanka kusoo daahin waxan joogay mudo 20 cisho ayaa aniga iyo wiil yar oo iila dhashtay hore uso kaxeeyay da,diisuna wa 8 jir diyaarad kaso raacay oo hargeysa imaaney sanadka markuu ahaay 17\8\2008 kadib hooyo ayaa idhehday maadama oo liibiya usocoto walaalka yar hore usii kaxeey waxaad qabtid ayuu qabaa weyna noo duceysey ok
mudo kadib waxaan imid itobiya markan imid anigoo hooyo wacin ayaa xubigii wacay waxaana usheegay in aan ithobiya imid waxayna iigu jawaabtay weli waad dhowdahay waadna noqon karta maad iska laabatid anigana waxan usheegay haddii an dhinto ogow weli waxan ahay nin jaceylkiisa raadin uu soo raadiyay ku dhintay ayan jawaab uga dhigay kadib maalin kadib waxaan soo dheereyo waxan so wasalay suudan haddana marlabad ayan wacay anigoo haddana oo weli hooyo wecin ayan xubigi wacay haddana sidii ayey su,aal iig dhigtay kadib saxarihii aad ogeyd oo weli anigoo walaalkeyga oo yar oo haddana 8 sideed jir ah wado aya saxarihii so maray liibiya imid markan imid wa maalintii ay ku begneyd madaxweynaha loo doortay obama madaxweynimo america waa 5\11\2008
waa maalin aan la iloobi karin haddana anigoo liibiya joogo ayan wacay ushegay in badda iiharsantahay una dhaxeyo nolol iyo geeri iska joog ayey hadal iiga dhigtay waana udulqadan waayay iyadoo meel fiican joogto ayan badda soo galay aniga iyo walalkeyga yaray oo sideda jirka 8 ahay ilaahey wuxuu saamaxay in aan ku jirno badda 6 malmood ana imaano malta anagoo nabad qabna laakin maalta markan imaday kuma dahin xerada wayo waxa iila socday walaalkeyga oo yaraay madaxiisa ayan kuso baxay waxaan imid mel ladhahaayo birkarkara waana maalta kam ay soomalida iyo afrikanta lageyo oo dadka caruurta wato kadib xubigii ayan wacay weyna aminweysay in aan yurub cagaha soo dhigay afkii ayey kala tagtag waxayna kabixiweysay aboowe xagge joogta iisheeg laakin weli wan jeclahay la.aantadeeda manoolan karro aduunyada waxan usheegaya in aan hamdi jeclahay aan kamaarmin kadib markii ay maqashay in aan imid wadanka oroba aan lugta so galiyay waxayna iiga codsatay in aan u imaado laakin aniga wan kadiiday waxan ahay ninkii shalay dhahaysay iska laabo waana nacay si aad ayan unacay uma qalanto cashaqa ayan ku nacay markan uso dhawaday ayan nacay marki aya ogatay in aan nacay iyadana markayda ayay ijeclatay marwalba wey iso wacda waxayna iisheegaysa in ay diyar utahay in aan kuso labano siidii shalay ahayn laakin aniga wan kadiiday waxaana aaday wadan kale oo iyada joogin waxana iska dhiibay finland iyadana waxan maqlay farahii gareeca in lagu haysto oo holan sharciga loo diiday ad baan ugu farxay shalay qoftii idhahaysay iska laabo oo manta sharci hortayda ku qatay waan ku faraxsanahy midasi ayan afkiisa ka helay wiilka aan sxbo nahay laakin magaciisa wuu iiga diiday in aan kuso dabaco qisadaani lakin wuxuu iiga ogoladay in aan so saro kaliya sxb sheekadeyda wa sheeko dhab ah aan beyn aheyn waxayna ku dhacday wiil aan saxibo nahay oo hada ku sugan wadanka finland wuxuuna intaas igu daray markii ay ogatay in faraha greeca laga helay oona sharci weysay wiilkii ay jeclaydna weysay waxay isku tilmaamtay qiyaanadii jaceylka in ay ku guul dareysatay mar walbana holan iyadoo joogto ayay ku hami weyneyd in ay mar kaliya lakulanto oo cafis weydiisato sababtoo ah waxay ogatay in ay qalad ka gashay qiimaha jaceylka waayo hablahayna soomaliyad ma qiimeyaan mana qadariyan markii ay kaso tageyn jaceylkooda midwalba marki ay timaadey meel fiican waxay isdhahday meeli sidii ay u tala loola yaala laakin wiilkaani waxan afkisa ku wareystay in uu aad u jeclay gabadhaani ayna ku kaliftay inuu usameeyo in waxwalba uu nafsadiisa uu raali ka ahayn waxa kamid ah wuxuu kaso tagay mustaqbalkiisa,waalidkiisa walalahiisa,sharcigiisa wuxuu kaso doortay gabadhii uu jeclay kaliya ayuu mustaqbalkisa kuso burburiyay haduu wayay nolosha wuu nacay laakin markii aan wareystay xaladiisa wax ka ogaday waxan usheegay madama uu yahay ruux jaceyl dhab ah uu uso maray ruux aan uqalmin qiimaha jaceylka inuu is dajiyo oo dib nolol cusub u bilowdo waxana kula taliyay madama aad weyday gacalisadada qof kale ayad helaysa oo garabkaga is tagto oo nolosha wax ka taqanta aniga waxan ahay nin qoraa sare waxana ku noolahay jaziirada maalta magacayga wa {{mr;qurbaani }} waxaan isku daya in aan dadka is jecel uu jaceylkooda dhawac kaso garay in aan dabiibo aan fikrad siiyo sheekadii lamacag baxday {{ qiyaanadii jaceylka wan ku guul dareystay }}
intaas ayay ku egtahay waxana soo saray
mr qurbaani waxadna kala xiriiri kartaan abubakar65@hotmail.com
kulandanbe oo xiiso leh

sheekadaan waxaa isku duba riday oo tafatirey qoraaga weyn Mr. Cabdi Casiis Sheekh Axmed Qalbijaceyl

waa hoyga dhalinyarada
http://www.nololcusub.tk
kala xariir wixii faafaahin ah
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: