jaceylka ma sidaan baa mise waa la isixrey


kadib aabahayga wuxuu marwalba idhihi jiray waxan kuso
baraya dalkaga hooyo madama aad weynaatay hadana
ilmaha adeerkaga aad aqoon u lahayn waad inaad soo
barataa gabadheeda laakin aniga waan kadiidi jiray…

waayo somaali dagaaal aya kasocda tv,ga aya marwalba
ka dawan jiray kadibna waana necbaa soomaliya kadib malin ayaa waxa dhacday waxan balansaneyn david si aan isku racno xaflad oo dhiganayay wiil oo saxibo ahayen david maalintas david ayan gurigiisa ugu tagay waana kaso wayay waxana la ii sheegay.

inee gabar kale ay is raceyn aniga markii aan maqalay david aya gabar kale racay ad baan ugubtay dhiigayga dhaman ad buu ushaqeyay sidaas uguma dabaharin waxan aday goobtii ay
xaflada kasocotay waxana indhaha saray ninkii david ahay
oo gabar dance ladheelayo markan arkay intan is celin wayay aya marqura intaan utagay aya dharbaaxay asiga iyo naagta la ciyarayso wana kaso tagay maalintaas aya iigu dambeysay david in aan lakulmo kadib madama oo david aan nacay wax aan suubiya ayan garan waayay aabahayga aya utagay waxaana usheegay in aan rabo.

in aan aado soomali markaan ku dhahay aad bu u farxay isla markiiba wuxuu aaday goobta tikiyada laga jarto
wuxuuna noso gooyay labo tikidood waxaana kadeganahay airborka aadan cade sanadka marku ahay 2006 waagii maxaakimta islaamiga muqdisho haysatay ayaan kataganay aniga iyo aabahayga markaan tagnay waxa
nagu so dhaweyay adeerkayga maxamuud iyo caruurtiisa aya xaflad aad u qimo iyo qaayo badan noo sameyeen
kadibna adeerkayga wxuu dhalay gabar aad uqurux badan waxana la yirahda asli wa gabar fiican oo firfircooni ah
waxayna dhiganaysay iskuul lagu magacabo alcimra barang 6 markii aan isku racay aya anago wadada socona aya waxa nooga horyimid wiil ay walashayda is yaqaanan markasu noo istagay. wuxuuna yiri alla maanta gabar qurux badan aya kula socoto xagee kaso gashay waxayna ugu jawabtay wa walashayda waxayna ka imatay canada malmahan way noola joogeysa marki ay intas ay is dhafsadeen wan kala tagnay iskuulkii aya adnay.

maalintii ku xigtay aya wiilkii aragnay wuxuuna walashayda ku dhahay abaayo walashada aya xalay ka seexan wayay waxana raa in aad ibarto laakin aniga wan kadiiday wayo barashadiisa xiiso weyn iguma hayso sababtoo ah anigaba isku mashqulsan hadana majecli wiilasha soomaliyeyd oo dalkooda hooyo joogan ooba wax haysanin hooyo canjeero isii intee geena maalintas wixii kadambeyay wiilkii miskiinka ahay wuxuu iiqaday kalgaceyl malin walbana wuxuu isku dayaa sidii aniga iila kulmi lahay laakin aniga kulankiisa diyaar uma ihi wan kadiiday marki uu wayay meel iiga soo maro ayuu wiil saxiibkiis latashaday wuxuuna usheegay arrinta jirto iyo baahida aniga ii qabo saxibkis wuxuu kula taliyay madama aan ahay gabar kuso barbartay wadama galbeed uu sifudud iigu heli karin wuxuu dhahay waxa jira wadad soomali ah.

oo qoftii la qabanwayo asiga ku qabanayo macnaha wuxu ku
aqrina {{ madiido}} aniga markii aan maqlay saxibkay hadalkisa wan kadiidi wayay waayo wado kale ma aysan ii furnayn waayo aniga gabartaani aya si xad dhaaf nafsadayda ugu baahan tahay
kadib aniga iyo saxibkay waxan isku racnay wadadki goobtii.
uu ku noolay goortii aan u tagnay wax sidas ah maba ahayn
wuxuu isla markiiba ii aqriyay madiido gacantayda intuu qaday
ayuu ku tufay wuxuuna idhahay sidad usocoto u tag goortii ay aragto isku day sidad ku salami lahayd mar hadii aad salanto
waad ku gulaysatay madiidada wayna ku hargashay waxad rabto ayad kula dhaqmi karta wiilkii intuu soo baxay ayuu wuxuu arkay gabartii uu jeclay ay lasocoto walashayd ay meeli biyo kawada cabayan intuu uso dhawaday ayuu marqura gacanta utagay weyna ka qaday salanta laakin asiga daacad uma salamin dacad kama ahayn marki ay cabar ay joogeyn aya gabartii madiidada ku saqday markuu argay in ay caadi ahayn ayuu gacanta ka qabtay wuxuna dhahay soo bax maanta sheeko fiican ayan ku haya weyna racday laakin walashayd aad ayay ula yabtay shalay ninkii ay diidaysay maanta sidee gacanteeda ku qabtay ayna ku ogolatay weyna iska baxday markuu soo waday oo guriga saxibkiis keenay ayuu wuxuu arkay qaab dhismaha jirkayda iyo sida wacan ay ulibisan tahay marku arkay ayuu maskaxdiisa ay is bedeshay ayuu wuxuu rabay kusamaystay wuuna katagay.

goortii ay soo naaxday oo ay madiidada ka baxday ayay waxay aragtay iyado caadi ahayn marna macan ay dareymeyso marna xanuun waxayna kala garan weysay meesha ay joogto intee istagtay ayay waxay dareyntay in ay maanta sharftayda lagu tuntay aad bay u niyad jabtay waxana kaso yeeray eray oo cadi ahay waxayna ku dhawaqday { saan miyaa jaceyl mise wa lii sixray} intee ay libisatay ayay gurigeeda dib ugu laabatay.

malmo markii ay kaso waregan ayay waxay aragtay wiilkii uu sidan wax yeelay asigoo ad moodo in janada loo balan qaday ayuu salaanta xita la ag maray waxayna la yaabta ninkii shalay sida bisha oo kale udaba racayay oo maanta salan xita ka qadi wayay
alla yaabana dunidan intee iska ooysay ayay marqura afkeyda kaso burqadeyn waxayn dhahday sidatan.

war intaad ibulaysay oo baradii ka
dhashtay dibada iiga sartaay oo
labadeyda bognoyd aad bilaabo ku
goysay oo ciil aduun oo labtayda ku
abuurtay maxa sidan iigashay alla
naxariista maka dhamatay dunidan
see waxyeela kibirkayga iyo isla weynadeeda ala cawa
meeshuu idhigay iyo gabarnimadeyda siduu yelay
ala maanta oohinta ku qoranay.

markii ay intas ay dhamaysay ayay waxay go,aan ku gartay madama ay gabarnimadeeda u dhamatay wiilkii sidan yeelay in ay radiso uuna gursado waayo asiga falkan geystay maalin ayay waxay aragtay asigo wadada socday intee uyerytay ayay waxay usheegtay xaladu see wax u jiran madama oo arintan foosha xun ula dhaqmay waxayna kacodsatay madama uu shalay jeclaa maantana uu guurkiisa in ay diyar utahay ayna ku kaliftay inee uur kuso baxay sidas uu guurkiisa diyar ula tahay intuu qoslay ayuu wuxuu dhahay do you know muqdisho not is here canada.
laakin dhagayso hadalkayga ugu dambeyay wuxuna dhahay.

naa kac oo waliga boyd badweynta isku tuur
dhaaf barako cabdoow beebeesi is xabeebi
boolis ken militarigo dhaman uyeyr baabuur ha
iska fiirinin baaruud isku dar suuqoo dhan wareeg
ama kac ama bood sidad rabto yeel haduu ka bixi
wayay uurkan bariiskan cun islaanyahay boodada dheer leh.
wuuna katagay iyado aad moodo sida ay u niyad jabsan tahay iyo kibirkii shalay ay kula dhaqmaysay waalidkay iyo sida maanta loo galay ayaba wax loo dhiga jirin weyna ka shalaysay si xun maalmo marki ay kasoo waregan ayay waxay u sheegtay gabadha walashayd sida ay wax u jiran iyo sida loo galay waxayna isku taliyan madama ay waalidkod arintan oga lahayeyn in laga qariyo o uurkani laga so xaaqo sidii ayay go,aan ku gareyn cunigiina laga so xaqay sheekadi lamacag baxday { saan miya jacayl mise waa lii sixray intaas ayay ku dhamatay waxana soo saray oo qalinka i qatay mu,alifka weyna oo sugan jaziirada maalta {{{{mr qurbaani }} sidas ayan idinka tagaa wa idinka ..

_____________________________

sheekadaan waxaa isku duba riday oo tafatirey qoraaga weyn
Mr. Cabdi Casiis Sheekh Axmed Qalbijaceyl
kala xariiri wixii faafaahin ah
email adress
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: