wa tahriibka dhibaatada uu leeyahay aya maanta dadweynaha uula socodsiina wana mr qurbaani‏


walaalahayga soomaliyayd oo ku sugan wadamada kala duwan oo waligoyd wax dhul aan arkin ayan rabaa in maanta uso bandhiga ariimaha tahriibka iyo dhibaatada ay leedahay ayaa rabaa in aan wax ka ogaysiiyo maanta waxaana idin soo bandhigaayo wa mu alifkiina weynaa abubakar qurbaani aqriso wanagsan…………

boqortooyada saudi arabia mudo dhan 10sano anigo jooogo ayaa waxan jaceyl baaxad weyn uqaaday gabar layirahdo farxiyo ku sugan magaalada holan kadib markii iiga soo tagtay aniga cidlo weyn ayaa daremay sababta iiga soo tagtay aniga ayan usabab ahay waayo anigoo jeclaay ayaa gabar kale guurasaday sababta aan uguursaday ayaa kadambeyso kadib aniga waxaan go.aansaday in aan soo radiyo kadib tarxiil ayaan raadiyay mudo dhan 9 maalmood ayan tarxiil raadinayi maalintii 11ayan tarxiil helay askartii ayagoo idhahayan maxa saacadaani ku socodsiiyay ma tarxiil ayad rabtaa anigana maya dhahayo ayan tarxiil aan helay kadib waxaa lii soo tarxiilay soomaali mudo kadib waxan socdalkeyga kasoo bilaway soomaali markii an imaday waxa iigu so dhaweyay wiil oo adeerkayga dhalay kadib waxan usheegay in aan rabo madama hooyo iyo aabo idhahayn madama aad wadankada imatay hadana lajoogi karin waxan rabna in aan ku dirsano suudan si aad wax kuso barato ok ayaan dhehay ayagaba fursad isiiyeen mudo kadib waxan maalin imid meesha baabuurka baladweyne laga raro kadib liiskii ayan isku soo qoray maalin aya ku aadaneyd 17.8.2008 aya baabuurki baladweyne soo raacay saacaduna ay aheyd 8.30 subaxnimo aya baabuurki dhaqaaqay wuxu wadada socday mudo dhan labo habeyn iyo labo maalin maalintii sadaxaad aya baladweyne imid waxaana iila socday c/qadar oo ahay seedigeyda guridooda ayan aaday labo habeyn ayaan baladweyne joogay habeynkii afaraad ayan baaburkii burco raacay asigana wuxuu iwaday hal haweyn oo qura subixii markuu wagii dilaacay ayaa burco katagtay maalintii oo dhan burco ayan joogay galabtii 3.30 markii ay aheyd ayan baabuurkii hargeysa raacay asigana wuxuu iwaday habeynkii oodhan maalintii markuu waagii baryay ayaan hargeysa shah ka cabay hargeysana waxan joogay mudo dhan labo habeyn iyo labo maalin maalintii afarad ayan nin somaland oo muqalas ahaa ayaa wuxuu iga qaatay lacag dabadedna ku hishiinay in uu igeeyo ilaa itobia baabuurkiis ayu iigu soo qaaday wuxuuna ikeenay owbari aya baabuurkii jigjiga isaaray wuuna iga haray jigjiga ayan imid anigoo wax dad aha ka aqaanin laakin jigjiga taaariiqdan kusoo arkay ma ahan mid ilaawi doono ilaa aan kadhinto laakin waxaa ii roon in aan qoro wixii aan soo arkay jigjiga kadib 3.45 markii aheyd ayaan jigjiga cagaha soo dhigay maalin oo dhan waxaan raadinayi dad aan aqaano oo meesha iigu soo dhaweyo ilahey wuxuu qoray in qoraxda ay iigu dhacdo anigoo wax dad ah aan arkin kadib danta waxay iigu qasabtay in an raadsato meel aan cawada madaxa gashado kadib soomalidii jigjiga deganeyd ayaa ninwalba anigoo aqoonin aya waxan kacodsanayi in uu bini aadinimo jiif iisiiyo weyna iigu gacan seyreyn kadib waxaan weydiiyay hablaha qadka gadaan naag walba waxay lasoo booday war reer xamarkan yaa amin kara hadii oo waaga barya ayey alabta naga qaadanayan oday meesha ku qayilaayi ayaa hablaha waxay ku hadlayan u dulqadan waayi oo markiiba soo istaagay odaygii ayaa haweynkaas ku fagtay subixii markuu waagii baryay anigoo qahbo aan soo cabin ayaan odoygii umahad celiyay kadib magaalaada jigjiga ayaan soo aaday kadib anigoo wadada socda ayaan waxan arkay wiil aan saaxiibo nahay ayaa isla markiiba xaaldeeda usheegay kadib wuxuu ikeeyay xaafadiisa aaa mudo dhan 11 maalmood ku noolay kadib bidaaqadii kaaramara kumari lahay ayuu iisameyay kadib saxiibkeyga wan macsalameyay kadid waxaan aaday adis ababa adis waxaa igu soo dhaweya beeloo waxaa joogay mudo dhan 12 maalmood oo qora kadib waxaan isku diyaariyay socdaal socdaalkasoo ah in aan xuduuda itobia an ka gubbo aan aado suudan kadib socdaalkii aan siiwatay laakin suudaan iyo itobiya iskuma dhawo wa kaf iyo kala dheeri laakin waxaan soo socdaba waxan soo gaaray xuduuda suudan suudanna waan imid markaan suudan cagaha soo galiyay aya gacalisadedda wacay meeshii aan islahay farxad ayay kusoo dhaweyneysa islahay waxay igu jawabaty hadda wad dhowdahay iska laabo nijadii ayey iiga jabisay mar waxaan islahaay malaawataa haddii laabo afkeyda ugu tiri marna waxan is iri mafaaja,o mu ugu tagtaa waxaan go.aansaday in aan utago aan arko hadii ay guursata iyo hadii kaleto utag tusna in aad u imaatay kadib oroba wax natiijo aad karabin oo soo radsaday gacalisadada oo qura kadib haddana waxaan soo aaday saxarihii xumaay oo dhibaatada badnaa waxaana anigoo ah saxarihii waxaan kusoo arakay dhibaato ad uxun waayo habeyn habeynada kamid ah dhaxantii iqabatay heer waxaan garay in aan ooyo dhaxan darteyd habeynkii oo dhan inan waaga igu baryo anigoo fadhiya alhaasil saxarihii wan kasoo gudbay waxana imid tribuli maalin aad uweyn oona la iloobin karin waayo wa maaliinti madaxweynaha loo doortay obama kadib haddana ayan wacay waxan usheegay in aan imid liibiya anigoo nabad ah waxayna hadl iiga dhigtay iska laabo weli wad dhowdahay alxaasil ilaahey garabkeyga marwalba wuu taagnay baddana wax dhib ah kuman arkin inkastoo 6 maalmood aan badda ku jiray oo wax bare aan arkin guntii iyo gabagabadii waxan imid maalta waxaana marqaati ka ahay anigoo kabo la. in aan so galay oroba kadib waxan wacay qoftii aan nafsada ka jeclaay waxaana usheegay in aan imid oroba weyn amin weysay waxayna iiga codsatay in aan halmar i aragto laakin aniga wan ka diiday sababtoo ah ma istaahisho qof loo tago waayo sida iigashay maqof bini,aadam aya loo gala wiilkaan aan ka wareystay arinta ku kaliftay in uu uso maro gabar darteyd oo naftisa halis galiyo wuxuuna iishegay in arimaha jacelka oo ay yihiin xita marmarka qaar naftaada ugoy kartid waayo sida aan ujeclaay iyo mustaqbalka aan karabay iyo sida ay iigashay ayaba wax loo dhiga jirin markuu intaas afkiisa ka helay aya hadana waxan weydiiyay madama aad hada imaatay oroba aadna weysay qoftii intaas rafaad iyo dhibaato ay darteyd uso martay maxa kugu kalifay in aad nacdo oo maanta markii ay ku dhahday in aan kula kulmo ayan rabaa maxa ugu diiday ma iisheegi karta,

haaaaaaaaa ayuu idhahay waan ku sheegi karaa walaal fiiri aniga nafteyda ayaan halis uso galiyay hooyadeyda iyado i ogayn ayan kaso tagay aabaheygana asigana ma ii ogayn walashayda ayaa usheegay in aan rabo in aan tahriib usocdo markii hore waxa liigu ogay in aan jamacad suudan kadhigto oo suudan joogo markii aan is celin wayay oo u dulqadan wayay marwalbana nafta u baahantahay wehel waad ogtahay wehel in marwalba loo bahan yahay laga maarmin sidaas darted ayaan gacalisadeeda uso raadiyay magrty walal ha ayan ugu jawabay laakin waxan rabaa in aan dadweynaha an garsiiyo qisadada ma ii ogolan karta ha wan ku ogolan kara wuu ii ogoladay laakin magaciisa ayuu iidiiday wuuna is qariyay qofkaas

 

dadweynaha xiiseya
mr qurbaani sheekooyinka soo saray maantana waxa idin soo saray sheekadii tahriibka kal soco webka nololcusub.tk sidas ayana idinka taga ,,,,,,,,,,,,,,

sheekadaan waxaa isku duba riday oo tafatirey qoraaga weyn
Mr. Cabdi Casiis Sheekh Axmed
((Qalbijaceyl ))

 

waa hoyga dhalinyarada

 

 

Email adress
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: