sheekadani wa sheeko dhab ah oo dhalanteyd ahayn waxay ku dhacday wiil soomaliyayd oo lagu magacaabo cabdi xakiim


weli waxaanu bartanka uga jirnaa dhibka keena tahriibka
waa suaale sow lama dhihi karo waa ka qeyb jaceylka?
waayo naf wax jeclaatey waxaa u cad nafteyda jaclaaatey meesha
ay joogto hadaba dhalinta inta badan waxaa ku kalifa tahriibka jaceylkooda ayagoo raadsanaayo iyo kuwa kale oo ayagana raadsanaayo meesha ay joogeen meel ka fiican
sheekadani wa sheeko dhab ah oo dhalanteyd ahayn waxay ku dhacday wiil soomaliyayd oo lagu magacaabo cabdi xakiim


mr qurbaani aya wareystay wiilkaani soomaliyayd ka bogosho wacan,,
ok saxib qisadaani hadii aan ku bilaabo waa sidatan wiil lagu magacaabo cabdi xakiim cilmi tuwad oo ku nool magaalada muqdisho gar ahaan madiino korontada ayaan ka deganaay kadib muqdisho dowladii maxamed siyaad bare markii ay mesha ka baxdey muqdisho waxaa soo galay USC qolo la dhahaayo kadib muqdisho waxay noqotay goob dagaal kadib aniga hooyadeyda waxay dhashay masha alah 8 caruur waxana iiga weyneyd hal gabar aniga ayaa kuso xigo kadib aniga waxaan bilaabay in aan walidkay nolol maalmed usoo dhiciyo kadib waxan furtay tabakaan yar tabakaayadii malin maalmaha kamid ah subixii marku waagi baryay ayan aaday tabakaayadii waxan utagay iyadoo waxba ii oolin xalay ayaa tuugo iga jabsatay kadib hooyo ayaa sacuudi aaday oo ayeeyo aya marhore ku maqneyd intii dagaaladi bilawan kadib hooyo ayaa in badan biilka nooso dhibi jirtay kadib aniga waxbarasho ayaan bilabay kadib anigoo waxbarashadii wado aya hoyo iixareysay fiiso bixitan ah kadib maalmo kadib waxa iiso baxday dhoofitan waxaana aaday boqortooyada sauudi arabi kadib waxaan utagay hooyo iyo ayeyo iyo gabdho badan aanan garanaynin aya goobtii la igu baray hoooyo in aan banaanka ubaxo iima ogolayn waayo sharci mahaysanin ilaah wuxuu qadaray in aan guriga ku jiro 3 biood aya guri fadhiyay sababtaasi ah waa hadii aan banaanka u baxo waxaa laga baqaa shurci ama askari in uu ii tarxiilo soomaliya waana goob dagaal waxaa laga baqaa in aan dagaalkas ku dhinto ama dhaawac iiga soo gaaro kadib si tartiib ayaa banankii ku baxay waxaana bartay asxaab badan oo iyagana sharci haysanin kadib waxaan noqonay dad saxibo ah oo aad isku fiican kadib iyaga aya iisheegay in sharci daro lagu shaqaysto kadib waxay ii geeyeyn kiilo 7 sabca waa meesha kaliya soomalida isku imaato oo waxwalba laga heli karo kadib meeshii aya sharci oo bugta ahay ii suubiyeyn waxaana shaqo ka bilaabay shirkad lagu magacaabo jamjuum kadib waxan noqday nin caadi ah waxana laqabsaday nolosha sacuudi kadib hooyo waan ka tagay waxaan raadsaday saxibo oo iskaabulo ahaayeyn iyaga aya la degay kadib hoyo malin jimcaha ayan soo booqan jiray kadib maalin aya aroos aaday arooskaas ayan waxaan kusoo bartay xabad aan caadi ahayn qurux iyo haybad ilaah siiyay ayan habeynkaas oo dhan indhaha la raacay waxaan kala garan waayay gortii aya dhamaantay xafladii kadib waxaan daba galay sidii an tel: kuheli lahay kadib alxasil waan helay tel: iyo meesha aya degan tahay kadib habeen habeenada kamid ah ayaa xaafadooda salaan u tagay waxaana si lama filaan liigu baray qoftii aan soo raadiyay habeynkii o dhan ayaan haasaawi ku jirnay lakin habeynkaas habeyn iikama dambeynin sida aan u faraxsanay ma ahan mid lasheegi kara alxaasil qoftii waan is fahamnay waxaan dhiganay axdi iyo balan adag anigana shaqadeyda ayan sii waday waxaan suubsaday sharci waxaana keenay walashayda iyo walalkayga iyo aabaheyga ehelkayga oo dhan waxaan noqonay ahlu sacuudi hooyo waxay marwalba iigu talin jirtay in aan guursado waayo marwalba waxay i dhahdaa wiilkaygiyow aduunyadan laguma waarayo ee wax haka haraan lakin hadalkii hooyadeyda waxaa kasoo horjeeday qoftii aan aduunayada ugu jeclaay weyna iiga diiday guur marwalba markaan kuso qaado guur waxaay iigu jawabtaa aniga xiliga guur marabo waxaan rabaa in an aado orobo kadib ayan arimaha guurka kafikiraa laakin hadda maya anigana waan ku qasabnaa waayo iyada ayan si xad dhaaf ujeclahay wa cajiib arimaha jaceylka waa arimo xasaasi ah alxaasil waxay iigu qaadatay mudo dhan 5 sano sidii ayan nahay wax natiijo ah weli mahelin waxaan taganahay shalay meeshii tagneyn mudo kadib hoyo aya maalin guri iigu yeertay waxayna ii sheegtay in ay rabto in ay iiguuriso gabar cideena anigana waan kadiiday waxaana dhahay hooyo hadii wax iidoonaysid maad deeqo ii doontid hooyo waxay idhahday hooyo deeqo ma ahan gabar guur aya usoo jeedo hadii ay guur ka rabto marhore ayay ku dhihi lahayd isoo doono aniga ayan kala hadlayo hooyo xageeda laakin wiilkaygiyow deeqa waqtigaga haku dhuminin intaas waa iiga waano aniga farxadada ayan rabaa iyo waxad dhashid in aan arko kaliya hooyo aniga ha ii malaynin in aan jaceylkaga kaso horjeedo amaba diidanahay aniga waxwalba oo farxadada ah aniga wan jeclahay kadib hooyo markii aan dhuuxay hadalkayda waxaan isku qiyasay hooyo hadalkayda iyo deeqa hadaladeeda waxaa meesha iiga so baxay in ay deeqa waqti dhumis tahay sidii ayan balantii deeqa ugu baxay ducadii hooyadeda ayan qatay waxaan guursaday gabadhii hooyo iila jeclaaday deeqa markaan u sheegay caadi ayay iska ahayd wax murugo ah kama muuqanin laakin waxaa run ahay in ay deeqa i jeclayd

kaliya laakin wax guur iiga rabin hooyo waxay isuu bisay xaflad oo caadi ahayn oo aduunka oo dhan isku imadeyn kadb deeqa markaan guursaday sacuudi wey katagtay waxayna aaday suuriya xiligaas oroba laga aadi jiray markii suuriya aaday aniga waan wacay waxaana kawaraystay xaladeda waxayna ii sheegtay in ay caadi tahay kadib way kasii baxday ila turki ayay gashay aniga xiligaas sacuudi ayan ku sugnay waxaana lii qaaday uur aad ayan ugu farxay deeqa turki wey kasi baxday waxay gashay greega aya faro laga qaaday sanadka markuu ahay 2007 aniga waxaa lii dhalay wiil aad ayan ugu sii farxay waxaan sii ogaaday in hooyo ducadeda laga maarmeyn marwalbo hooyo ducadeeda in meel lagu gaarayo kadib xaas aan qabay in badan isku dhacnay kadib waxaan damcay in aan iska soo baxo ilaa dhul aan soo maro sidii aan ku tagi lahay deeqa meesha ay joogto waxaan raadiyay leenka suuriya si aan ku baxo ileen leenka suuriya wuu xirmay hadana waxaan raadiyay sidii aan ku tagi lahay suudan ama liibiya wey iigu adkaatay waxaan go aansaday in aan somali aan aado hooyo markaan usheegay wey iiga diiday hooyo soomali yaa kaa yaqaano yaana u tagee walaalahaga oo dhan weyba kula joogan hooyo waxaan u sheegay in an soomali tago waayo dalkayga waxaan ka maqanahay mudo badan wan uxiisay waana taga waana kasii baxaa kadibna waxaan raadiyay askari in uu itarxiilo waana wayay mudo dhan 4 maalmod ayan radinaayay alxaasil maalintii 10 tobonaad ayan helay askari asigoo idhahayo xilligan maxaa kuso socodsiiyay tarxiil maad raadinaysaa anigana maya ayan ugu jawaabay sidii ayan tarxiil ku helay kadib waxaa lii geeyay soomali badan aan ku qiyaasay ilaa 900 boqol oo soomali tarxiilka ku arkay waaba ka naxay aad ayan ugu naxay kadib meeshii ayan waraysi ku galay ninwalba waxaan ka waraystay sidii lagu soo qabtay in badan waxay iigu jawaabeyn iyagoo baabuur dhaqaayan lasoo qabtay qarka kalena waxaay ii sheegeyn in iyagana ay arkin sacuudi laga qabtay xuduuda sacuudiga iyo yemen u dhaxayso kadib in badan ayan ka bartay mudo kadib waxaa noola keenay tikiyadii aan ku bixi lahayn aya noola keenay aad ayan u farxay waayo toban sano kadib ayan wadankayga tarxiil ku tagayaa kadib waxaan ka degtay garoonka diyaaradaha aadan cade ayan ka degtay anigo faraxsan……………………
kadib waxaa iigu soo dhaweyay wiilka eedadeeda iyo asxabo kale aanan garanaynin kadib waxaa tagay madiino korontada aad moodo in cidlo noqotay ooba dad joogin kadib guriga ayan aaday soo dhaweyn diiran kadib maalin anigoo banaanka fadhiya wilka eedadeeda xaaskiisa la fadhiya ayan waxaan arkay oday dhinacayga usoo socda dabadeedna qorey wato oo amaanka soo furtay kadib intuu dhinacayga imaaday ayu marqura istaag iigu yiri hadii kale waan ku dilaa markaan istaagay ayuu intee ka imaatay iigu yiri war xaafada ayan deganahay ugu jawaabay wuu iga diiday iraac maxkada iiraac anigoo yaaban ayan iska racay anigoo raaci rabo oo sii socda aya dadka xaafada degan iiga qabteyn ku yiraahdeyn war ninkaani xaafada ayuu deganaan jiray hada ayuu ka yimaaday sacuudi sidaas ayuu iigu dhaafay kadib hooyo waan ka qariyay hadii kale wey naxaysaa arintaan kadib waxaan go,aansaday in aan safarkayga sii wado hooyo ayan wacay waxaana usheegay in aan berito baxaayo waxayna iigu jawaabtay in aan wado walaalkayga yaraay oo 5 jirka ah waan kadiiday arintaas laakin hooyo waxay iigu tiri hadii aad rabto ducadayda walaalka wad ……………………….
hadaba la soco sheekadaan qeybteeda labaad

wixii faafaahin dheeri wuxuu iila soo xirii karaa {{{ abubakar65@hotmail.com}} ama tel: 0035699178435 ok byy

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: