waa qeybtii labaad ee qisadii


sidii ayan kusoo waday walalkayga yaraay kadib waxaan soo aaday suuqa bakaaraha waxaan jartay tikid hargaysa kadib malin kadib waxaan imaaday hargaysa hooyo ayan wacay waxaan usheegay in aan hargaysa joogo

kadib waxaan kusoo degtay wil aan saaxiibo nahay o xamar kusoo guuray oo hargaysa degan kadib asiga ayan lajoogay isbuuc kadibna wuxuu iikeenay nin muqalas cabdi xakiim sxb ninkaani aya ku wadayo asiga aya ku keenayo ithobiya ok ayan dhehay ninkii ayan soo raacay kadib waxaan isku ogeyn in uu ikeeyo ithobiya wuxuu iigu dhehay baabuurkan rac asigaa ku keenayo laakin meeshii isku ogeyn iima keenin wuxuu ikeeyay jigjiga markaan baabuurkii ka degtay saacaduna waxay aheyd 5 galabnimo meel aan ka bilaabo ayan garan wayay waxaan raaadiyay soomali aan aqaano ayan wayay waxaan arkay gabar soomali oo shaah gadayso waxaan ka codsaday in ay wiilkaani yar ay ii hayso ilaa aan uuga imaado kadib wan iska baxay waxaan baadi koobay qof aan aqaano waana wayay sidii aan usoconayay waan daalay goobtii ayan kuso laabatay anigoo gacan maran waxna aan helin kadib gabadhii ayan ka codsaday caawa meel aan seexdo xitaa alaaha kadhigo meeshan shaaha ku karinayso weyna iiga diiday waxay iigu tiri nimaan mustawaqo haysanin jigjiga kuma noola oo idinka sidee ku imaateyn ok abaayo alxaasil kolayba hada waan imaaday waxaana loobaahan yahay dhibaatada hada ihaysato in aad si bini aadinimo iigu caawiso alxaasil waxay iigu jawaabtay aboowe aniga waan ku caawi lahay laakin meeshan ithobiya aya ladhaha laakin waxaa jiro misaajid oo dadka masaakinta jiifsadan inaa lihaahi wa inaa ilaahi rajicuun waxaan la yaabay gabadha hadaladeyda afkeeda kasoo burqadeyn ok ayan dhehay misaajidki ayan tagay ninkii mu adinka ahay aayan waxaan ka codsaday in aan caawa misaajidka ilaahey aan seexdo ninkii wuxuu idhahaymeeshan lama ogola qofaan mustawaqo haysanin misaajidka maseexanayo heer waxaan gaaray in aan misaajidkii ilaahay lii diido kadib waan kasoo tagay waxaan u imaaday islaamihii jadka gadayeyn ayan u imaaday kadib waxaan weydiiyay in ay ii gargaaran waayo waxaan ahay nin musaafur oo miskiin ah naagihii waxay is dhaafsadeyn war nimaankan reer xamarka ah lama amin karo waayo hada hadii aan jiif siino oo beri subax alaabtii naga qaato xagee ka raadinaa anigo meesha taagan ayay iigu dhaheyn wiil meesha marayoo aya hadalkii islaamaha maqlay wiilkaas aya habeynkaas ku faktay aniga iyo walalkayga asiga noo naxariis noo muujiyay asiga ayaa habeynkaas na kaxeeyay gurigiisa ayan seexanay kadib subixii markuu waagii baryay ayan kasoo tagay waana usoo duceeyay kadib waxaan soo goostay tikid adis ababa ayan maalin kadib imaaday isla markiiba boosjeetada waxaa iigu sugayay wiil aan is naqaano oo xamar isku meel deganay waxaana la jiraahdaa beelow iyo madaxeey ayaa igu soo dhaweyeyn asiga aya isbuuc la degnay kadib maalin kadib wuxuu iiso raadiyay nin muqalas fiican ayan soo raacay waxaana imaaday suudan kadib suudan waxaan joogay 2 bilood waxaana la joogay nin fiican la dhahaayo aadan dalxa asigaa muqalas noo ahay kadib maalin kadib wuxuu nadhahay berito waad baxaysiin saxarihii ayad aadeysiin isku diyaariya ok ayan dhehay hoyo ayan wacay lacagtii ku bixi laheyn ayay so dhiibtay kadib aadan dala wuxuu nasaaray loori loorigi waxaan sarneyn hal maalin iyo hal habeyn kadib maalintii labaad ayuu meel waadi ku dhacay waadigii aya ku sugneyn 3 maalin iyo sadex habeyn waxaan maqli jiray saxarihii aya dad baabuurka uuga jabay laakin maanta aniga ayay ihaysataa alxaasil horaa lo yiray dhibaato ku haysato aboow aboow lagama baxo kadib waxaan isku daynay sidii baabuurkii uuga sari lahayn wadigii alxaasil dadkii oo dhan ayan isku wacnay wixii raashiin sarnay waan ka dajinay sidii ayan ilaaahay noogu garab galay waana ka saarnay maalintii 4 afarad ayan socod bilownay kadib kala wareega ayan tagnay nimankii jaadiyiinta ayan ku waregnay ayagana waxay nagu wareejiyeyn nimankii liibiyanka ah ayan ku wareegnay laakin nimankii liibiyanka ahay nooma naxariisanin waxay noogu dhaqmeyn sidii xayawaanka oo kale kadib waxay noogu suubiyeyn sidii malaygii ayay noo xirxireyn waxayna nagu keenayn taribule kadib liibiya waxaa ku noolay mudo 2 bil maalin aya anagoo casho u fadhino aya askar noogu timaaday laakin habeynkaas waxaan ka baqaayay xabsiga liibiya ilaahay wuunoo gargaaray askartii intee na barteyn waxayna naga qaateyn wixii lacag aan haysani aniga waxay iiga qaateyn lacag dhan 85 diinar saaxiibadeeda kale waxay ka qaateyn nin walba lacagta biilka ay haystayn weyna iska baxayn kadib mudo kadib waan xarooday laakin xareynta mid fiican ma ahayn waayo liibiyanka si caadi ahayn noolama dhaqmin 24 saac hal mar ayay rashiin nasiiyeyn xitaa nooma ogoleyn mushqusha waxay nookeeneyn kasac aan ku kaadino waxaana la yaabay dhibaatada tahriibka iigu qabatay kadib waxaa noo bilabnay socodkii badi doonidi ayan soo raacnay safarkii geeridi iyo nolosha ahay noo bilabnay waxayna ahayd habeyn jimco saacuna ay tahay 4;30 habeenimo aya doonida soo raacnay anago ah 160 oo walibana dad gaaraya noo harsan yihiin ilaa 60 kale laakin nasiib wanaag waagii aya baryay weyna cabsoodeyn sidas ayayna nagu so direyn kadib labo habeyn markaan soconay aya doontii matoorka halabay kadib hoos biyo kasoo galayn kadib anigo cabdi xakiima ahna nafsada diyaar lanoqday alxaasil runtii markii la gaaray ayan hurdada ka kacay hoos dagay biyo dhumis galay sidii biyaha u dhuminayay ayan hoos ku hurday subixi marku waagi baryay ayan waxan maqlay saagay doontiiina gadaal lagu celiyay kadibna hada lasoo celiyay alxaasil waxaan aragnay dhoor markab weyna naga carareyn intaan yaabay mayaabe waa ilaahey intaan nafsada uuga yabay iyoo nafsada walalkayga yaray ayan hoos intaan aaday ayan wacad galay safarkaani hadii aan ka badbaado oo aan bari aan arko in aan soomo mudo dhan 3 cisho in uu ilahay markab nabadbaadiyo aan helno kadib markaan hoos kasoo baxay ayan arkay markab wuuna nabadbaadiyay waxaana doonta ku sarneyn 160 qofood waa dooni weyn ilaahey ayan u mahad celinay waxna nagama dhimanin sawirkaani aad u jeediin waa sawirka aniga iyo walalkayga yaray kadib waxaan imanay kaam halfaar ku yaalo 8 sideed maalmood ayan ku jiray walaalkayga yaray madaxiisa ayan kusoo baxay banaanka ku imaaday kadib waxaa lii keeyay kaam magaalada ku yaalay lagu maga caabo dar il qawsalla kadib waxaan wacay deeqa waxaan usheegay in aan maalta imaaday wayna ku faraxday laakin waxaan ku hami weynaay in aan deeqa helaayo laakin tas ma dhicin deeqana calaf waan isku heli weynay wana jeclaay waana jeclaay aad ayan u jeclahay maxay ku daraysaa jaceylkayda iima aminsano in aan weli jeclahay si walbo ayan uuga sheegay iima sadaqsano waayo marhore ayan qalbiga ka jawiyay sidii iigu aminto wey dhib badan tahay qisadaani waa dhab waxayna ku dhacday wiil soomaliyayd oo magaciisa iigu sheegay cabdi xakiim cilmi tuwaad saxibayaaal sheekadan waxaan usoo saaray dhibaatada saxaraha uu leeyahay in aan u sheegay dadweynaha oo dhan aduunka dal iyo dibad joogan intaas ayay ku ektahay wareysigii gaabnaay aan la yeyshtay wiil soomaliyayd oo lagu macagaabo cadbi xakiim cilmi tuwaad wuxuuna iisheegay deeqa dhibaatada darteyd uu uso maray iyo sida ay wax ugu wayay laakin wuxuu dhahay madama aan ahay wiil soomali ah oo jaceyl dartiis dal aan garanaynin jaceyl dartiis kuso bartay waxaaana dadweynaha usheegaya in uu jaceylka jiro jini ku ridayo marmarka qaarna ku kalifaayo xitaa naftaada u goyso laakin dumarka ma istaahilaan in ay sidas loo jeclaado waayo hadii ay ogaadan in aad si dhab ujeceshahay weyba ku ciyaarayan waxayna kula dhaqmayan si aan cadi ahayn laakin dadweynaha soomaaliyayd oo xiiseeya arimaha jaceylka waxaan uso bandhigaya in ay iigu kaliftay tahribkaan gabar aan jeclaay darteyd ayan kuso tahriibay nafsadeedana waxan dhib uso galiyay wax kaleto maahin madama nafteyda ay u baahatahay naf kale laakin waxan ku faraxsanahay madama aan imaaday oroba maanta ahay wiil isku filan oo maanta wa qabsan kara shalay waalid aya gacantiisa ubaahnay laakin maanta waalidka aniga aya wax ku tarayo oo wax udhiiba jaceylkaygana waxan ugu mahad celinaya madama ay iiga dhigtay nin wax qabsan kara intaas ayan ugu mahadcelinaya ayuu wareysigiisa kuso afjaray waxaana wareysigaasi gaabnaay qaadayay waa mu,alifkiina weyna {{mr qurbaani}} cabdi xakiim waa wiil soomali ah hadana da yar wuxuu iiga sheekeyay wuxuu uuga soo maray tahriibkan intuu wadada soo socday waa run in aan jaceylkeyga soo raadiyay waayo jaceyl wuu jiraa ninkii rabo in uu ogaado
wixii faafaahin dheeri wuxuu iila soo xirii karaa
{{{ abubakar65@hotmail.com}}
ama tel: 0035699178435 ok byy

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: