Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka Seattle Washington ee cariga Maraykan, iyadoo ay dhex martay lamaane Soomaaliyadeed oo aad isku jeclaa.


Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka Seattle Washington ee cariga Maraykan, iyadoo ay dhex martay lamaane Soomaaliyadeed oo aad isku jeclaa.

Balse dhibaatada ayaa waxay timid kadib markii ay maseertay Gabadhii uu ninka qabay. Buuq iyo qeylo joogta ah kadib ayaa sheekada waxay iskugu soo biyo shubatay in la-furo Gabadhii maseersaneyd.

Soomaaliduse waxay tiraahdaa Naag la-furay Fadhi Uma-yaal, kii Furay falkeed ku noqsay. Todobaad markii ay ka soo wareegtay ayuu wiilka guursaday Xaas kale,

Hase yeeshee xaaskii uu horey u qabi jiray ayaa waxay maqashay in uu aqal galay ninkii horey u qabi jiray. Balse intaasi kuma aysan koobinee, 3 cisho kadib iyadana waxay la-aqal gashay Nin kale.

Si kastaba ha-ahaatee guurkii ay guursatay Gabadhaan ayaa waxa ka war helay ninkii horey u qabi jiray, isagoo ay ku noqotay Yaab iyo Amakaag,

lakin intaasi kuma uusan aamusin,oo wuxu qabsaday Qareen isagoo dacwad ku soo rogay xaaskii uu horey u qabi jiray, taasoo uu ku micneeyey in aysan nin kale guursan kale ilaa uu uga dhamaado.

“Cudada” taasoo ay Diinta Islaamka baneesay. Wuxu kaloo ku andacooday waxaa laga yaabaa in ay ii leedahay uur, iyadoo aysan u dhamaanin Mudada cudada ah.
“Nin kale wey-guursan kartaa, lakin waa goorma?

Dabcan waa marka uu dhamaado xilliga cudada” sidaasi waxaa yiri ninkii horey u qabi jiray haweynaadaan oo nin kale guursatay iyadoo uusan u dhamaan xilligii cudada.

isku soo wada-duuboo Gabadhii ayaa la-soo taagay Maxkamad kadib markii ay meel kaga dhacday Diinta Suuban ee Islaamka, iyadoo ay weli socoto dacwadii lagu soo oogay Gabadhaan. la’arki doonee waxa uu xukunkeedu noqon doono

waxaa idiin soo diyaariyey sxbkiina hawada
c/qaadir alianz
romiyow@hotmail.co.uk
ama qalbijaceyl@hotmail.co.uk
waa hoyga dhalinyarada
wwww.nololcusub.tk
Admin
c/casiis maxamed sh axmed

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s