jaceyl dhab miyaa mise wa dhalanteyd


walalyaal waxaa rabaa in maanta idin so bandhigo wiil uu jeclaaday gabar la yiraahdo shankaron
waxaana idin soo saari doono wa mu,lifkiina weynaa mr qurbaani oo marmalba garbkiina tagan oo idinka haqabtira wiixii macluumad ah oo kuso kordha nolol cusub ka aqriso marwalba wehelkaaga ha ahaado markaana kuso dhawada sheekadii la macag baxday
{{{{{ jaceyl dhab miyaa mise wa dhalanteyd }}}}}}}

wiila lagu magacaabo oo magaciisa nagu sheegay cabdi casiis cumar cali oo qisadiisa wax ka weydiiyay oo asigana iigu jawaabay sidatan kabogosha wacan………………….

c.casiis cumar cali waxan raba inaan kashegeyo gabar ladhaho shankaron cabdi waa gawar aniga aad iyo aad aan ujeclahay waa gawar aniga xakeyka ka mudan sharaf run ahaanti hadaan kuda kala barashadeyn gawar taan ladhahaaya shankaroon waa gawar dhigan jirtay.

school kuyaaley afgooye oo ladhaho alyaasir gabarta anigo kucusub magaalada afgooye ayan wax barasho udoontey schoolka kadib marki leyga aqbalay ayaan isku kalas noqonay AYAAN waxan damcay inan barto gawarta mudu kadib ayaan isbaraney..
markaan isbaraney iyadu waxey daganeyd afgooye lakin aniga waxan ahay nin daganaa xamar oo qax ku joga magaalada afgooye markaa kadib ayan malin maal maha kamid ah….
ayan waxan arkay maalin iyadoo fadhisa gayd hoostiisa oo isla markaana schoolka kadheereyn kadib markaaan indhahayga qabtayn aya marqura intaan is celin wayay xageeda kuso aaday

markaan uso dhawaday xageeda aya marqura salan diiran salamay iyadana salaantii ayay iiga rudisay anigana waxan damcay ama isku dayay sidii aan isku dhiiri galin lahay waxaana fadhiistay goobtii ay fadhiday waxaana u bilaabay sidii aan ugu soo bandhigi lahay ulajeedeeda iyo jaceylka aan u qabo iyo sida aan ugu baahanahay waxaana ku dhahay sidatan aya hadalkayga ahay….

abaayo marka hore waan ku slamay salan kadib maalintii aan imid afgooye oo kuso biiray schoolka wixii maalintaas ka dambeyey farxad ii bilowday maalintii indhahayga qabtayn suuradada qurxoon siijeydkaada wacan sanqaroorka kugu yaal timahaaga qurxoon ayaba wax lasiisto lahayn waxaana tahay beer meeli barwaaqiyo ku taal bini aadamko dhaman eeku baahi baxayan anigana kama baqan karaye oo bogaga isaartid hadii aan ku sii raaciyo ulajeedadeeda oo dhamaystiran

deeq waa mid ladoono inuu daa,in
kusiiyo dadaalna wa lama huraan inaa
marwalba diyaar u ahaatid horta aniga hadan
diido in aan dib isku dhigo oo adiga dartaa
halmar hab kusiiyo duufaan ma soo dagayso
oo daarahan duminayso wa maya mise
nin hore udhintay aya dib uso noolanayo
mise dadweynaha ha iigu diidmaan hana
iigu darnadan aniga waxan go,aansaday
dahankaani daldaboolan in aan deeq lawadaago ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
gacaliso hadalkayga wax maka fahamtay maxaana ka mudanahay waayo waxan ahay ninuu caashaq haleelay ayan ahay markii aaan intaas hadalkayga kuso gabagabeyay ayay intay istaagtay ayay iigu jawabtay sidatan……………..

horta aboowe macaan dhabtii waxa tahay nolol daacad ah ee ay ku dheehantahay naxariis run ahantii caashaqii ku haleelay anba wuu ihelo afka kala baqi jiray ee macanow dhankaaga iiga eeg.

markii aan intaas afkeeda ka helay maalintaas waxay ii ahayd ciid waayo gabrtii aan calmaday oo dadka ka doortay hadii aan si fudud ku helay aad baan u farxay kadibna waxan na dhaxmaray haasaawi dheer iyo balan iyo axdi aya dhiganay waxana ku balansanayn caashaqaan halkaan ku bilownay ilaa aan mirihiisa aan ka gaarno midkayna midkiisa inuu dhankiisa ka difaaco waayo jaceylka wuxuu leeyahay wijiyo badan waayo xaasidkiisana aad buu u fara badan yahay hadii aadan iska fiirin waliga waxad noqonaysiin mid ku qasaara jaceylkiisa kadibna maalin aya waxaa ku balansanayn in aan isku racno goobaha lagu caweeyo………….

waxey aheyd maalin jimco meynan imaanin ila isbuci kale laga kaaro markey imaaday ayan weydiyay waxa heley lakin waxey iku diri waan xanun sana markaa kadib waqti noogu yaray uwacay kadib ayan weydiyay waxan daraad aan uso bandhigay iyado wey ika aqbashay jecelkeyka maalintas wixi kadanbeyay waxan kunoleyna farxad maalin ayan uso bandhigay inan is gursano wey ika aqbashey aniga aad ayan ugu farxay aqbalateyda ayamo kadib aya waxa lii waday hargeysa waxan kumaqnaa hal sano..

markii aan afgoye katagay murug ii bilawatay waayo waxa kasoo tagay jaceylkayga farxadeeda noloshayda niyadeeda laakin aniga kuma faraxsanayn joogitaanka aan joogo hargaysa waayo hargaysa waxa ku noolay waalidkayga oo ayaguna qax ku joogay hargaysa marki aan imid isla markiiba waxan wacay gacalisadeyda waxaana iiga qabatay gabar ay saaxiibo ahayeyn oo lagu magacaabo nasteexo salan diiran markaan salamay aya waxan u raciyay shankaroon in ay la joogto waxayna iigu jawabtay aboowe iilama joogto laakin maxan ka gaarsiiya waxan dhehay waxad iiga gaarsiisa waxa kuso wacay cabdi casiis dheh caawa ayan kuso celina intaas markaan fariin uugu faray ayan tel;ka iska damiyay laakin intii hargaysa joogay waxay ii ahayd anigoo god mugdi ahoo lii galshay cid iiga saartana aysan jirin kadibna maalin aya gacalisadeeda u sheegay in aan kuso laaban doono afgooye walibana aan isku guursan doono afgooye markii aan usheegay aad bay u faraxday anigana aad aya ugu farxay waayo hadii aan gacalisadeeda aan is helayno faraxad kale oo lagu farxo maa jirto wa maya…..

maalin kadib ayan solaabtey markaan solabtey waxan imaadey galab casir gaabki markan magalada cagta sodhigey ayan uso cararey magaaladi eyjogtey jecelkeyga shankaroon markaan tagey ayey iku noqotey haween telefon ayan udirey waxan usheegey inan imaadey aan kulasuganahay afgooye aad ayey iku faraxdey isla hada ayan ku imaanaa ayey iku tiri maya barito ayey no ahane wey iga aqbashey markey itimid ayey isheegtey iney diyaar tahay anigana waxan usheegay in aan rabo in aan hada isgursano markaa ayan lahadlay Abaheey waxan usheegey inan gawar inan gursado rabo waxan umaleynayey inu ika diidaya wuxuuna idhahay madama ad tahay wiilkayga hadii aad damacday in aad guursato anigana aabo diyaar ayan kula ahay kadibna waxan lahdalnay shankaroon aabaheyd wuuna naga aqbalay kadibna aniga iyo gacalideyda aad baan kufaraxnay madama labadii waalid na dhalayn guurkayga diyar noogu yihiin mudo kadib waxa la diyariyay guurkii waxaana dhacay meherkii goobtii aya ku midownay aniga iyo gacalisadeeda shankaroon guurkayna wuxuu ka dhacay magaalada afgooye intaas ayay ku dhamatay sheekadii cadi casis iyo shankaroon…

dadweynaha qiimaha iyo qaayaha leh waxan idin ogaysiin lahay inuu guurka nasiib iyo calaf yahay hada fiiri aduunyada intaad joogto waxad arkaysa arimo cajiib ah wuuna yar yahay nin jaceylkiisa ku guulaysta hadii nin walba gabrtii uu jeclaado heli lahay aduunyada maba jiri lahayn dadweynaha waxan usheegaya inuu marwalba nasiibka kuu diidayo kana qadayo wixii aad ku hamiso ama aad rabaato sheekadii lamag baxday {{{ jacaeyl dhab miya mise wa dhalanteyd}}} intas ayay k egtahay ninkii u baahan wxiii intaas oo macluumad dheeri qoraaaga weyn abubakar qurbaani wac ama
http://www.nololcusub.tk ama 0035699178435 intaas
aya idinka tagaya waa idinka iyo qalbijacel

waa hoyga dhalinyarada
http://www.nololcusub.tk
email adress
qalbijaceyl11@hotmail.com

2 Comments

  1. !sakariye c/qaadir yoonis c/qaadiro c/fitaax c/qaadir c/diqani c/qaadir c/fitaax c/qaadir xaliimo c/qaadir ifraax c/qaadir shukri c/qaadir canab c/qaadir leylo c/qaadir ! Farsamado waa Alustaad saki

  2. Hi mr qurbani waan kuku taageersanahay juhdigaaga


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: