Qiso Dhab ah oo ka dhacdey Jabuuti: Waayaha Jacaylkiyo Jaandaramarigga Jabuuti


Mowduucaygan Waxaa Layidhaahda waayaha jacaylkiyo jaandaramarigga jabuuti.
Qiisadan jacaylka waxaay ku dhacdaay saaxiibkay Abwaan cabdinaasir axmed muuse “cabdinaasir macalin”waayaha jacaylkiyo jaandaramariga jabuuti maxaa kala haysta?abwaan cabdinasir macalin axmed oo inooga sheekaaynaya wuxuu ku billaabay sidan wacaan:


Saaxiib waad mahadsan tahay mudiir shevodinio mohammed ahmed waxaan hargaysa ka tagay oo safar ugu baxay dalka jabuuti garahaan casimadiisa jabuuti markay taariikhdu ahaayd 16-7-2006 markii aan tagay jabuuti waxaanu iska baranayinaan la yidhaahdo sacaado maxammed farax waxaana haysatay meherad weyn marka waxaa na dhex martay sheeko barasho iyo mid haasawe runti waanu bogaay inaanta asluubteeda wacaan, muddo gaaban gudaheed ayaa mar walba waxaa igu soo dhacda show jacaylku wuuku danbeeyay aniga oo qayilaaya meherada sacaada maxammed farax u sheekeeyadadka ayaa waxaa ii bogtay inaanti sacaada iyo dadkii meesha fadhiyayaniga ayaa meherada layga dhagaysta,
marwalba waxaa i yeedha nin u shaqeeya dawlaada oo ah police waxaanu igu yidhi haddii aan kugu arko markale meesha waan ku xidhayaa anigunawaan ka tagay meheradii waxaa igu dhacday inaan am-kaago ilee waxaan ahaaynin beerka ka saqaay boholyowga jacaylku oo ka masuul noqdaaycaashaqu waxaa lay soo diraay eergo waan u tagay inantii iyada dajisayarrimahii,
ninkiina la hadashay oo ku tidhi ninkaani waa jacaylkayga ee ida polismanintii aan joogay jabuuti inanta ayaanu isku mashquulsanayn waxaan xasuustaheesti maxamed mooge libaan alle ha u naxariiste ee ahaydbal deecami caashaqa carabkiyo dibnaha saar niyadana u siida niyadanaka daalaco dookhaygan ka helay iyo kagan iga daran waa isla doonasho ilaahdoonidii jacaylka an raacne aynala dawaafte ku soo bod dusheedaynu isku dawan doona,
inanta aad iyo aad ayaay ijeclaatay aniguna sidaran ayaan u jeclaaday wiig ayaan joogayjabuuti danahii aan u socday wan ka halaabay marwalba waxa iimuqaata iyada iyo caashaqa sacaadawaxaanu ku heshiinay inaanu is guursano meherkuna dhaco caawa oo kalebalse nasiib daro way suro galiwayday inaanu is guursano
Abwaan cabdinaasir axmed muuse “cabdinaasir macalin”waxaan ka imiid kartokat waxaanan ku socday ifiiniga aniga oo doonaaya in aan alaabiyo dhar soo iibsado waxaan arkay dadkii oo la qabqabanayo anigu waxaan joogay jabuuti wiig sharciina ma haaysto waxaa iqabtay ciidama jaandaramarigga jabuutiwaxaay igu yidhaahdeen isbaseyga keen ana waxaan ka idhi mahayo isbaseygaama sharciga,
yaakhii wan ku waajafii waxaanu ka nidhii soomaalilaand ayaa ku masaafirinaynama oga anigaa iyo jacaylku meesha aanu kala maraayno jaandaramarigga jabuuti, inantii aanu balanta dhiganay way idondoonaysa marwalba waxay iga eegta xabsiyadaiyo saldhiigyada iyo magaalada jabuuti gudaheeda oo dhanwaxa soo fodsartay sacaada marxalad fakar badan dhib iyo war war weyn iyo amkaagmaansadan aayan ka tiriyey markii babuurka lay saray waxaa layidhaahda jaw nabad jabuutaay waxaan ku billaabay sidan wacaan,
Jamashada adduunyaddu way jadad badan tahay ma jacayl dhaba ihelayoo ma jeel rumaan galay ma jiif waaliyeed baanigiyo jidhkaaygi janankannakala xidhay bal maxuu u jeedabal maxuu u jeeda?
igu soo jirabanaawakhtiguna jinbacanajaw nabad jabuutay si jogimaaye nacaba ila jaarojaaniskeeni lumiyeeardambiyo wixii jiraisku jojin doone jarmaadkiyocaraabaha jalowgiyoharaadkii adaanku jibaaysnajoogaga muuqiyo jahaaga wacaanbaisoo jidanaaye jamaalqurux wanaagey jarba inoodhaxeeyee jaar may isla noqonajacayl iyo barwaaqiyo jano ma isla dhowrnawaa

bilaahi tawfiiq
Abwaan cabdinaasir axmed muuse “cabdinaasir macalin

1 Comment

  1. alla maxaa lays babinayaaaaaaaa


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: