waalidka iyo mucaashaqiinta maxaa kala heysto


waa hees jaceyl ah oo aad xanuun badan oo aad wada garaneysaan waa hestii canaad ( waa la i canaadeey ) heestaani waxey dalbkiisu tahay mucaashaqa magaciisu ku soo gaabiyey m.s

asigoo inoogu soo direy email adress wuxuuna u dirayaa inantii uu jeclaadey misane lagu gacanseeriyey wuxuu leeyahay weligey kuma iloobi doono waan ku jeclahay waana ku jeclaandonaa hadii uu waalidkaaga iga kaadiido qalbieyga marna kama aadan bixin waxaad tahay nolosheyda barkeeda waad ahaandoontaaa
jaceylka dhabta ah dhib badnaa jaceyl iyo waalid maxaa kala heysta?
haddaba mucaashaqaani wuxuu leeyahay midii aan ka doortey hablaha da,deeda ah midaan qalbigeyga dejiyey midii aan nolosheyda u hibeeyey miyaan iloobi karaa maxaan sameeyaa ? aduunyada miyaan iskaga musaafuraa ? hadda dhalinyarada mucaashaqiinta nin walboo waanu u baahannahay fikirkiina iyo taladiina inoogu soo hagaajiya emailadaan

ilahano@hotmail.com
ama qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: