Nabsi (hani abdi)


waa heestii nabsi oo ku luuqeysey hani abdi oo qoraal ah waxaa naga soo dalbadey mucaashaqad ku nool wadama scandnevian ama iskandaneefiyaanka
waxaa qalinka u qaatey oo si wacan idinkaga hagarbixiyey oona ku dheer qorida heesaha mise heesaha lyrics-kooda
waa hani abdi

ee ka bogasho wacan hestaasi qofka naga soo codsadey wuxuu magaciisa ku soo gaabiyey f-s
koleyba cidbaa loo tuurayaaye talow waa qofma ileen heesta meesha ugu danbeyso waxey oraneysaa dooqaaqa meel kale ka deydayo kkkkkkkkkkk
waa adinka iyo heesta dhuuxeeda

waa tanaa ee ka bogasho wacan

Kudoortay markaan ku doortay dunida kaligaa u heystay nafteyda

inaad daweyso kudaalay intaan kudaalay sidii igar dararayoo

daryeeloow usida maqaarka dushaadu ku wareego jiray intaad igu

digataybaa daleel igu geesmartee nabsigi iikaa dabriyo markeey dacartii

ku gaadhay miyaad dib unoqo istidhi.

Dakaamay maxaan dakaamay daraadaa anoo u ooman Dareen igu kaa

qasbaaye oo aad adne ii daraatay. Idaaray intuu I daaray cishqigu

daray adag isaaray sidii roob igu da’aayoo dhibtuna igu daawaneysay.

Intaad igu digataybaa daleel igu geesmartee nabsigi iikaa dabriyo

markeey dacartii kugaadhay miyaa dib u niqo istidhi. Iftiin soodaalacaa

dabeylo ku aastayoo habeen dadan baad gudee dooqaaga meel kale ka dayo.
Hani abdi

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: