ku dhaqan wadooyinkaan aad guulgaartidee


Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin?
Hadaba Hadii Aad Dooneysid Jidka Guusha Isku Day Inaad:

Noqoto Mid Naxariis Leh
Noqo Mid Daacad Ah
Noqo Mid Degan Oo Miisaan Leh
Noqo Mid Dulqaad Bdan
Noqo Mid Firfircoon
Noqo Mid Isku Kalsoon
Noqo Mid Deeqsi ah
Noqo Garsoore Daacad Ah

Muuji Waji Furfurnaan
Tixgeli Adanimada
Kuqaabil Qofka Waji Wanaagsan Xitaa Hadii Uu Ku Xumeeyo
Qaado cafinta (Iska Cafi) Maxaa Yeelay Waa Aargoosiga Ugu Wanaagsan
Ogolooow In Lagaa saxsanyahay
Aqoonso Xadidka Aaad leedahay
Sii Dadka Waxa Aaad Jeceshahay Hasiinin Waxaad Necebtahay

Hanoqon Shaqsi Hadal Badan
Hanoqon Shaqsi Hagaroow Ama Xaasid ah
Hanoqon Shaqsi Darajo Ku faana
Hanoqon Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega
Hanoqon Shaqsi Galad Sheegasho Badan
Hanoqon Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan

Haxaqirin Shaqsiyada Qofka
Haxaqirin Qofka Wanaagiisa
Hacaroonin Waayo Carada Sheydaanka Ayaa ku Shaqeysta
Hasameyn Marqaati Been Ah
Ha cadeysanin beenta
Ha Lagalin Faraha Wax Aan Kuqosey Hadii Kale Waxaad La kulmeysaa Dhibaato
Hadhihin Ama Hakala Hortagin Qofka Wuxuu Necebyahay (Hadal Ama Ficil )
Ha Ugu Yeerin Qofka Naaneys Uusan Raali Kahayn
Hayasin Dadka Ha Uliidin Waa Sabool
Hacanaanan Masaakiinta

Ilaali Balanta waayo Nimaan Balan Lahayn Waa Niman Diin Lehayn
Isku day Inaan Runta Sheegto Ama Xaq iiqda Ka Hadasho
Iska Cafi Qof ku Dulmya
Ilaali Amaanada Iska Hubi Wixii laguu Sheego

Xumaan Xumaan Haku Bedelin
Xiriiiiiri Qof kii Ku gooya
Xaq Dhowr Deriskaaga

Ulla hadal Dadka Si Wanaagsan oo Raxmad Leh Waayo Hadalka Wanaagsan Wuxuu ka Qeyr Badabyahay Hadalada xun
Ula dhaqan Dadka Sida aad Jeceshahay In Lugula Dhaqmo
U caawi dadka Si aad Adugaba Ujeceshahay In Laguu Caawiyo Markaad Dhibaateysantahay

Waayo Intuba Waa Furaha Farxada Farxadana waa Jidka Gaaban Ee Ku Geynkara Kalsonida Dadka wanaagsan iyo kuwaxun intaba,,,,,,,

waxaa idiin diyaariyey
daahir hanad
daahirhanad111@hotmail.com

Mr qalbijaceyl
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment