balanti iyo axdigi aaway ?jawaabtiina waxay Ii noqotay


Magacaygu waa maxamad waxaan mudo 7 sano
kunolahay wadanka kenya. hadaan ugudbo
astamaha jacaylka waxaa isoo maray jacayl
aanan iloobi karin balse jacelka calafaa
kawayn. sanadku marku aha 2005ti
waxaan isku fasal dhigan jirnay gabar
lagu magacabo sucaad

aniga ma aqoon
astaamaha jacaylka iyo inuu jiraba balse
markuu i halelay jaceylka ayaan dareemay
inuu jacayl jiro sucaad waxaan eheen dad
isku fican ama( friendship) oo markasta
fara ciyaara wada qosla waxna isku sheegta
kadib waxaa dhacday inaan bilaabo
gabadhi inaan kaxishodo oo aan wajigeeda
xitaa aan firin waayo waxaan dareemay
sucad inaan jeclahay balse waan usoo
ban dhigan wayay.
sanadku markuu ahaa 2006 ayaan ushegtay
arintaydi waxay igu jawaabtay qofan is
jecelnahay ee maxan sameya waxaan
ku iri ana kuqanacsan e i aqbal kadib
way i aqbashay todobad markan wada s
oconay ayan ku iri ilaa gorma ayan
tartankas wiilka kale kula jiraya waxay
igu jwbtay wa sidad iga kensato kadib
sucad way isoo go,day inkastoo dhib
badan aan ka soo maray waxaan
rucleyaba sucad wan soo jitay waxaan
noqonay dad laku shekaysto xafada aan
daganayn tageero iyo cadow jecelba
yeshay kadib waxaa dhacday anago
balan iyo axdi galnay inaan is gursano
ayaa hoyaded uso dacwotay xaga dabeda
kadib xoogaa wan kala mashqulnay ana
iskoolki ayan dhigan jiray iyadaneh
dhofitaan ayeey isku diyaarineesay
waxan kadaremay isbadal weyn
wan way diyay waxay igu jawaabtay
isma badalin ee waqtigaa isbadalay
kadib waxan way diiyay aniga iyo yurub
midka qiimo badan yurub bayna doratay
sucaad markeey xaga tagtay ban qadka
emailka kuwada xirirnay waxan way diyay
balanti iyo axdigi aaway jawaabtiina
waxay Ii noqotay wee luntay .
hadana dad walaala aanahay ana haye ayan
kuiri hadan kudarsado in yaro fikradayda
lamanaha sikasto oo aay isku jecelyihin
calafka kala geya bye

waa /casiis maxamed sh axmed qalbijaceyl
qalbijaceyl11@hotmail.com
ilahano@hotmail.com
http://www.nololcusub.tk ka dhigo hoygaaga 1aad

2 Comments

  1. Wan idin salmay dhaman asxabta dadihisa boggan iyo dhaman aqrista yasha hadi ankuhormaro magaceyga waxa ladhaha Gelle ama C/raxman midkad iikasi waxan kunolahay wadanka kenya gar ahan tulada layiraho Diif waxan jecladay gawadh layirahdo (Kushax) ama Raxo midka uaqanto mudo 5sano ah 2006 illa 2011 ayan jilayne jacel waxan jeclado ama ijeclato nasib wanag waxay igu noqotay ruxan ubixi waye waxan go’ansaday iney iga lumin waqtiga hadana waxan huwa inan helayo mid ii qalanto oona ijeclato sida dhabta ah

  2. aad ayaa uga xumahay waxa kugu dhacay walaalkiis wax kastana calafka kaweyn . waana sidaa hore usheegtay lamaanaha sikasto oo aay isku jecelyihiin calafkaa kala geya.
    iska sabar wax kasto waa la iska fishaa intaad dunida joogto soomaali horey ugu maah maahday [dad iyo duurbo waxaa doonto kafilo ).


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: