murugo jaceyl qeybtii labaad


Gabdhaha walaalahey waxay lamurgeyn xaladeyda waxayna iweydiyen xalkeyga halka u marayo iyo waxa an kala kulmay lakin wan ku adkeystay in bn waxbashegin anigona kacodsaday inay iska keedeyaan weyna iska keydhaafen ayagoo murugeysan murugada aniga iheysana waxa ii sii dheereed in aan dadka kagaraneyn wijigiisa ugu danbeyntii waxa mar qura waaye mel u jan iyo cirib dhigay telefankoda qof maysan qabaneyn wuu iska dhacayey waxaana uqaatay in uu idhibsaday una doneynin in u ila hadlo bls wan qustay

 waxana ka go ay cunidi iyo cabidii xaaladeydana wey kasii xumaatay sidi hore waxaana noqday qof silac& saxariir ku nool taas o walaalo yihin murug mudo 2bilod aya sidaa ahaa kadib ayaan maqlay in uu magaalada kamaqanyahay mudo kadib ayu magalada kuso labtay telka ayu iga so wacay waxana kaqawatay walashey asigoo kacodsaday in leygu dhibo kadib wey iyertay anigo an jogin mel sida ugu fog wana imaday kadib waxay ishegtay in telefan lega rawo iyado an hebel i oran markan qabtay telefanki o an iri hellow runti markan maqlay codkisa horay ayn kafahmay in u bile yahay farxad darted waxan kusigtay in an ladhaco bls jodari idhawaa aya ku faristay kadib wareysi dheer aya no bilowday anigo isla waqtigas hilmamay wax an 2bilod laso silcayey in an 2daqiqo kuhilmamay taaso kentay maqalka codkisa an maqlay isagoona ishegay in u kumaqnaa dagmada qoryooleey e isla gobalka shabellaha hose una iso wacay marar badan waxana ugu jawabay hadi adigo nabad qaba Alle ku kenay intaas aya mahad ah ana imuhiimsan kadib intaa aya isku macsalaameynay nin walbana telefanki kudamiyey malmo kadib aya waxan ushegay in an jecelahay aana qarsanayey mudo 8bil ah aana awoodi waaye in an ushegto lakin waxa u niyada igu dhisay in aan kulano o an arin meel wada dhigano runtí arintas aad ayee ifarxad galisay lakin waxay ehed mid aniga leegu daalinaye blse an ogeyn ugu danbeyntii waxan kubalanay in an ku kulano gurigooda malinta xigta waxayba sacada gargurataba waxay geska laheshay waqtigi balanta diyaar garow kadib waxan u dhaqaaqay goobtii balanta waxana wada ku kulanay gabar sxbtey ah o iyadana kusi jeeday xafada an aniga usocday markan gaarnay nin walbo meshi usocday ayan kala leexanay anigana waxan udhaqaaqay gobtii balanta aheed marki an meshii tagay ayaan waxa lakulmay gabar ladhalatay bile maxamed wan salamay waxana weydiyey in u jogo walalked bile waxay igu jawabtay in uu maqanyahay blse u dheeren ayna guri diriska iga sofirineyso 5daqiqo kadib ayey iiso laabatay ina shegtay in u xafada kamaqanyahay nasiib xumo eraygaas aad ayan ugu naxay waxana kala garanwayey halka an jogo waxan kusigtay in an jooga kadhaco xilli murugteyda xita ay darentay walashis iyadona igu tiri gudaha hore uso gal e fariiso wayo somalidu maxay tirahdaa blse gabadhi waxan ku iri wan sibaxa wa mahadsantahay abayo wana kaso dhaqaqay halkii xili gawartii sxbtey aheyd e an isla soconay goob an isku balimimay xita an garanwayey murugta darteed wana so baxay anigoo so abaray hoygena kana cabsanayey in an wadada kudhaco ugu danbeyntii waxan imid gurigena iyado ay murug iga muqato bls go an waxan mar 2wad kugaray in an faraha kaqaado benta u ishegay darted bls waxan kaxumahay in an go an qaadankarin wayo nafteyda aya ihogamineysa malmo kadib aya waxaan xanuun iso wajahay o indhaha u aaday magalada muqdisho anigo xaaladeyda ay wili sidi tahay hawen hawenada kamid sacaduna tahay 7:00 haweenimo ayu iga sowacay mobkeyga waxaan go ansaday in aan kaqawanin blse wan awodi waye waxaan arkay anigo kaqabtay sln kadib ayu igu yiri waxaan taaganahay gurigina gadashis waxan donaya in an kula kulmo bls qosalba qosolbaa kadanbeeya Allah xaq wu gudaa bls mamoden in u socod bilaa kulan u kugudaayo socod bila kulan anigo qoslaayo ayan ku iri ma aha mid dhici karo kulankaas wuxuuna iweydiyey sababta an waxa ugu jawaway in an marko jogin blse an muqdisho kusuganahay kadibna watahay ayuu igu yiri mudo kadib waxaa kuso labtay magalada marka iyado wili jaceyl silic ah u ihaayo markii aan bil jogay aya waxa magalada casimada kadhacay dagaal waxana magalada marko isoo barakacay habaryartey &caruurteyda intaa kadib sheekaba shekey ku timaadaaye wiil ay habaryartey dhashay aya iga shekeye xanuun jaceyl ee asaga ku dhacday ka dib ayan ana waxan ugu sheekey qisadeyda
waa qalbijaceyl oo idin leh ka bogasho wacan

qalbijaceyl11@hotmail.com

ilahano@hotmail.com

www.nololcusub.tk

ka dhigo hoygaaga kowaad

waa hoyga dhalinyarada

2 Comments

  1. Wa qiso jacel an lakulmay waxa ay ahed gabadh yar 20jir ah an u qaday jacel xad daf ah nasib wanag jacelkeyka marka an u shektay wey ika aqbashay waxan dib lamaro hooyadeda aya iku okatay in gabadheda an lasocda aniko gabadha guur ku heshine ay hooyaded afkanbis naku dufutay waxay gabadhi sisay oday duq ah kadal ayan waxan ka okaday in duq ay ku heshin wax yalo badan sido kale qayilata bashalka nasib xumo gabadha an jeclahay hooyaded reera lari ayey ahed qofki qad uso kado iyo bakad sikar ah ayey heshis yahin dibka jiro aya waxa u aha reera qayilo ma ahen Aqristod bal ilataliye e maxan sameya

  2. run ahaan tii waa sheeko dareen wadata qof waliboo jaceyl soo maray dareen kiisa waa badal mayaa xaqiiqdii qisadaan oo kale way igu dhacday jaceyl kaagii igu horeeyey in aan u sheegan waayey anago hadana had iyo jeer kulana misna sxb cml ah balse nasiib daro awood wan u yeelan waayey taas oo kenatay jaceylka aan u haayo wayna igu adkeyd in aan hadho wan ku jeclahay wana la gursaday anoo waxba sheegan runtii adiga na qisadaad markaan aqristay xasuus baan galay iyo dhibta uu leeyaya jaceylka balse sida qof ka oo u so maro weeye jaceylka marna waa faraxad buu ku so maraa marna mrugo wan ka xumahay qisadaad wali ma dhamaysan balse waxay aheyd mid xiiso badan waxan ku farxayaa qeybta kale hadaan aqrisoto adoo jaceylkaaga helay wana kugu sii hanbaliyeenayaa faraxad ku noolaada wax is jaceyl ayaan lee yahay


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: