Jaceylka waa sida Doon Bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa


arrimaha jaceylka maxa ka ogtahay marabta in aad wax ka ogaato hadii jawabtaada haaaaaa tahay kala xiriir webka http://www.nololcusub.tk wehelkaaga ha noqdo waxana kugu so diyaariyay mu,aifka weynaa abubakar qurbaani oo marwalba garabkiina tagan,,,,,

Jaceylka waa sida Doon Bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa marna waa gilgilaha Dunida oo buuraha Fulkaano ka qarxiya ,Marna Waa Diyaarad Baalasha Laga Jabiyeye Oo Hawada ku Socoto.

Jaceylka waa Cudur , Guurkana waa Caafimaad , Cudur iyo Caafimaadna meel ma wada kulmaan .
hadii Aadan Aaminin Ka kaasho Webka Bulshada Ee http://www.nololcusub.tk Asagoo Diyaar Kuula Ah in Wax Walboo Bulshada eey Xiiseeyso idiin kugu soo gudbiyo Daqiiqado Kooban .

Jaceylka dhabta waa sida Catar ama Barfuun oo raadkiisa ama caraftiisa iska taagan tahay oo aan baaba`eyn waligiisa.

Jaceylka waa abuur dareen oo dabiici ah oo uu qofi qof kale ugu gudbiyo aragti, hadaan si kale u dhigana Jaceylka waa hanasho waa jamasho waa hiloow.
Jaceylka waa mid ka mid ah xalaadaha ugu weyn aduunka kaasi oo qofka qof kale u soo jeeda si ay u garaan wada noolaasho .

Ma ah Jaceylka in aad ku tiraah qofka wana ku jeclahaya balse waa in uu lahaada ficil oo la qaadaa talaabooyin si ugu dambeeyntii loo gaaro dhadhaminta macaanka nolosha lagu askumay Jaceylka dhabta ah .

Qofka wax jecelna waxa uu sameeyaa inta karaankiisa sidii uu soo jeedin lahaa nafta kale isaga oo ku saleeynaya dareemo ah in ay wada yihiin hal naf , hal caqli , hal gacan , hal jir iyo hal urur . iyo wax walboo ladaboodaba ka dhaxeeya inuu yahay hal qura oo eey iska dhaadhicyo in labadooda eey yihiin hal dhalo oo Coke cml kkk

Macnaha Jaceylka ma ah mid lagu soo koobi karo maqaal ama laba maqaal laakiinse waan filiyaa in nuxur badan ama macno badan aad kala bixi doontit Waa Hadii aad Xili Walba ku Xirnaato Webka http://www.nololcusub.tk Arimaha Bulshada Waa Webka Ugu Wanaaagsan Ee ka Hadla .

Dariiqadeed ku Fahmi Kartaa In uu Jaceelka Ku Haayo ??
Sidoo Kale Qofka ku Jecel inyy ku Jecelyahay sideed qaxiixda ugu ogaan kartaa Bal La Kaasho Asxaabta http://www.nololcusub.tk iyo Qoraayadoodaba mr qurbaani,,

Inkastoo qof waliba oo uu soo maray Jaceyl dhab uu u leeyahay calaamado ama dariiiqado gaar ah hadana inta badan waxa la isku raacay

**calamadahaan** Dhidid fara badan, farxada la`aan , Fikir xad dhaaf ah , dhibsiga hadalada dad kale , in si weyn ugu oomanaato in lagaaga sheekeeyo qofka aad jeceshahay(gabar ama Wiil) iyo in aad aragto muuqiisa , cunnada oo ka xeranta , iyo waliba aqrinta sheekooyinka la xariira Jaceylka .

Wax Yaabaha Jaceylka Sara U Qaada: daacadnimo . adkeeynta balanta, ihtimaam siin ama daryeel, Runta , kalsooni .

Wax Yaabaha Jaceylka Bur Buriya:Qiyaanada waa mid ugu horeeysa ee ugu weyn in uu bur buro Jaceylka , Beenta iyana waa qeyb ka mid ah sababaha keena fashilka Jaceylka, Balan la`aan , in aadan daneyn qofka Jaceylka kaala dhaxeeyo , iyadoo Mowjadaha Jaceylka aad qof kula jirto in aan meel kale isku dayin in aad gasho taasi micnaheedu wa Damac qof kele ama adigoo iska galiya niyada inaan la saaxiibto ( Gabar Ama Wiil Kale)

Haddii aan Xaraf xafar ukala qaadno Jaceylka Soomaali ahaan waxa aynu u dhigi karnaa J(Jahwareer) A(Amakaag) C(Calaacal)A(Ahmiyad) Y(Yaab) L(Luul) dhanka Carabta erayga (EiKC ) waxa ay u dhigaan sida EiKEI waxa ay u taagan tahay Wareer halka EiCEI-na un taagan taagan tahay Cudur .

Erayga Jaceylka Ciyaar ma in aad ku dhawaaqdo waxaase asxaabta maqaalkaan fursad u hesha in ay aqristaan ku boorinayaa iyadoo aan Jaceyl hayn in qof kale ku yiraahdaan waan ku jeclahay iyadoo suura gal ah in qofka aad ku leedahay waan ku jeclahay uu dhab u qato ugu dambeeyntii cidlo uga taghota..

horta hora waxa loo yiri afka lagama sheegto
adigo jaceyl arag jeesjeeska dhaafee nololsha ku
baahan horta soomalida jaceyla wey taqaan laakin
xilligii balanta wey ka baxan weyna burburiyan axdiga
iyo balanta mana yaqanan bini,aadinimada
waayo qofkaan markii jaceyla la jilaysid
waxa loo bahan yahay in aad xiriiriso marwalbana
waqitagaga laqaadato adigoo gashanayo waaga aragnimadada iyo adigo u baahan qof la haasaawdo
iyo wehel aad is gashatan cidlada iska baabi,isan
intaas aya niiga tagaya anigo ah qoraaga weyn mr qurbaani waxana marwalba iila so xriiri kartan abubakar65@hotmail.com
ama wac 0036599178435 kulanti dambo ooxiiso leh ……………………….

17 Comments

  1. asc walaalayal waxaan ahay gabar waxaan is la soconay wiil waxaan kala jogana labo wadaan waan jaceylahay lkn qilaf ayaa na soo kala dhex galay hada sidii hore ima ahan mana ka marmo wax badan ayaan is la socona waxaan jacelan laha in aad tolo igu kordhisan waxaa la yiri aqlikii ka maqan maan walaalka ayuu ku jira

  2. Ilyaasyare15@hotmail.com

  3. asc All qasatn samigey mr malita sxb abubakr waxan haya qiso jcl oo dhap ah jclkaas oo socya mudo 5tears ah sxb

  4. aniga waxaan rabaa in aan ogaado jaceyl ka dhabta ah ama aan dareemo qqabka uu ku yimaado hadaba mudane abuu bakar waxaan kaa sugayaaa qaab kii aad ii igu sheegi laheyd waxaana rabaa sawir keyga in uu galo page kan

  5. Asc All asxabta mr qurbaani hadii an ka dhito fikra dey da walal wuu jiraa jcl teda kale jcl kuma dhaco 2po qof ilaa uu qofkuu ku dhco marka hore uu ugdbiyo qofka kale uu jclyahay Walal qofkasta oo bini aadam ka waxa niyadiisa ama qalpi giisa ku jira sawir kas uu alle ugutala galay qofka mar kaliya jcl dhapah sawirkaga qofkuu kugu shacaa lagu gu makaro waa qof xun ama quruxdaran ama walan kaliya ayada un baa ku cad saxipa yaa jcl waa jiraa wuna jiri donaa taa anaa caden teda haayo

  6. walal yaa ila ta liya wax aan sameyo ayaan gara la ahay tani waa arin anii ihaysata taasi oo aan hada lawal wal sanahy qota aan dunida ugu jeclay iyo walidkey ayaa ah dad aan isku iman karin nolasha walal yaal walikey ayaa hada tagan isma shegano hadii lagu gu arko gaba dhaa isma shegano qofta aan dunida ugu jclaana waxa eytaagan tahay hadii eydhacdo inaad icidleyso nafteyda ayaan wax yelena waxaan ahay dharigii labada dhinac ka guptay sen wax eylaa dadow

  7. salaan sare asxaabta ,aad ayaan kuu gu mahadcelinayaa mr qurbaani thanks brother ,hadii aan ka dhiibto fikirkayga waa dhab jacayl ninkii doonaaba hadiidee ,jacayl waa kahelitaan labada qof ay iska helaan guurkuna waa calaf ee waxaan dhalinta somalia ku buurin lahaa inay ilaaliyaan cahdiga jacaylkana xuquuqdiisa ay mariyaan
    thank you mr qurbaani

  8. sxb waad fiican tahay sida wanaagsan oo aad nooogu soo dadaashay ilaaahn ha kula garab galo sida aad dhalinta ugu dadaashay

  9. asc waxa rawa ina niwey diyo hal sual qof aya jeclahay qokas ima oo kaa inan jeclahay lakin aniga marmar kaa qarkot waxa isdaha qof kaan suku yela adiga gabdo kaa qurxan ayo rawa marka waxa rawa sual shedi anat ikaa jawabtin by

  10. Asc eng qurbani su ,aal aya i wererisay wana tana ok gabar ayan jeclahay mana isla jogno markan dhaho wan ku xisay ka ma helo wax jwb ah ? Tas iiga jwb sxb

  11. gacalkaa hadii ayeey ku jeceleen iska dhaf nooh midkale ayaa heleysaa oo ku jecl lakiin qofkaa labo qalbi malahan. sax ee waxaan kula talin lahay inaad iska dhfto waayo jaceylkaada haduu yahay mid daacad ah iyada aya laka yaab iney ku soo jacelaato.

  12. asc. markaa hore waan idiin slamaay asxaabta
    aniga jawabtaan waxaan odhan lahay waa inaad mar walba aad jaceshahay aad wax farxad aad u geyso waayo mar walba wa inaad farxad kula kulanto qofkada.

  13. Mohamed bro wanku salamay marka hore hadi su.ashada jawabteyda kusiyo horta gabarta mala kulanta kulankaga ila herke u garsisan yahay maku timada marki ad ubahato hadi ay dhacdo in ad wadada si kadis ah kukulanto ila imisa daqiqad ayey fursad ku sinkarta mise salanta ayey ka qada weyna ku agmarta hadi ad jaceylkaga awod adan ulaheyn in ad afka ka tirahdo aniga aya garab weyn kusinayo ila so xirir sida ula dhaqsiyaha badan bro ramadan karim

  14. Mohamed bro wanku salamay marka hore hadi su.ashada jawabteyda kusiyo horta gabarta mala kulanta kulankaga ila herke u garsisan yahay maku timada marki ad ubahato hadi ay dhacdo in ad wadada si kadis ah kukulanto ila imisa daqiqad ayey fursad ku sinkarta mise salanta ayey ka qada weyna ku agmarta hadi ad jaceylkaga awod adan ulaheyn in ad afka ka tirahdo aniga aya garab weyn kusinayo ila so xirir sida ula dhaqsiyaha badan bro ramadan karim wcwb

  15. gabar ayaan jeclaaday iyadana
    waxa eey jeceshahay wiil kale oo meel kale jooga
    waan u sheegtay wax ee tiraahdaa uun
    idaaaaaaaaaaaf

  16. qurbaani ascww walal aniga waxaan wataa su`al aan layabay waayo aniga iyo gabr baa jacay isla jilno
    ok su`aasha waxay tahay … aniga gabdha warqado waan u diraa balse igama soo jawabto walal taasi maxaan ku til;maami kartaa

    • Insha alah bro wadku mahadsantahay madama ad nala so xirirtay su .ashada jawabteyda waxa fican in ad noso gudbiso cinwankaga si an kula so xirirno wayo hadi kale jawabta dadweynaha aya kula wadagayo bro


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: