wa maalinta jaceylka ee aduunka,,,,


wa maalinta jaceylka ee aduunka,,,,
maanta waxan ka hadlaya waa maxay valentines,day,,,,,
waana mu,alifka weyn ee mr {{{ qurbaani }}} ee ku sugan jaziirada maalta waxaana kala soo xiriiri karta abubakar65@hotmail.com ama wac 0035699178435 ama webka http://www.nololcusub.tk wehelkaaga ha ahaado……………
WAXA HADIYADAHA, SALAAMAHA, UBAXYADA DUKAAMADA LOOGA
DHAMEYEN DOONO MAALINKAAS! Bisha Febraayo 14-keeda ayaa loo aqoon-saday inay tahay
Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo

qurux-badan, iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel, iyo
kuwa isqaba. Hadaba maxeey tahay ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa munaasabadan iyo
Xafladaha lagu maamuuso Maalinta Caashaqa lamaanaha iyo Jaceylka dunida?

Marka ay
dhagahaaga ku soo dhaco ereygan Valentin’es waxaad markiiba dareemaysaa in magacaani
macno ahaan u dhadhamayo inuu ka soo jeedo Diinta Krishtaanka ama caadooyinkii hore
ee Roomaanka. Hadaba aan is-weydiino yuu ahaa Valentines? Maxaasa loo dilay, hadane
loo xusaa ilaa maantay,

oo looga dhex arkaa magaciisa mel walba oo jacel lagu
sheegaa, xafladana ay ugu dhigaan bulsha kasta khaas ahaan dhalinyarta isjecel?
Qarnigii Sadex iyo Tobanaad, dhalashadii Nabi-Ciise kadib (Caleyhi-Salaatu-Wasalaam)
ayaa waxaa jiray Boqor la dhihi jiray Calodis oo ka talin jiray Dalka Talyaaniga,
boqorkaas wuxuu amar ku siiyay Dhalinyarada in aysan guursan karin, kuwaas oo ahaa
Ciidan uu ku ilaashado awoodiisa maamul iyo sharafta boqortooyadiisa.

Balsa nasiib
darro waxaa amarkii boqor Calodis ka hor yimid oo xaq darro u arkay Ninkaan aan
geeridiisii u dabaaldegaan maantay lamaanaha isjecel iyo guud ahaan dhalinyarta waa
Valentine. Wuxuuna bilaabay inuu si qarsoodi ah u guursado dumar fara badan, hadaba
markii ay soo shaac-baxay guurkii qarsoodiga ahaa ee Valentine, waxuu Boqorka amray
in loo geeyo xabsiga lana dal-dalo Valentine.

Sida ay sheegaan dadka taariiqda
Valentine yaqaana, waxaa ku dhacay xiligii uu xabsigi ku jiray Jaceyl xaad-dhaaf ah
oo uujeclaaday gabar dhalinyaro ah oo aad u qurux badneyd taasoo aheyd gabar uu
dhalay Ninkii xabsiga ka talinaayay, gabadhaas oo soo booqatay waqtigii uu ku jiray
xabsiga Valentine. Hadaba waraaq jaceyl xambaarsan oo uu ku saxiixnaa Valintines
kadib markii la dal-dalay ayaa laga helay qolkii uu ku xirnaa, warqadas oo ciwaan
kaga dhigay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

sida ay lawad ogsoon yahay maalinta jaceylka ee aduunka ee lagu xusay ee xusan
e ay ku beegantahay ku beegan thay 14ka febraury waa maalin ay dadka si qaali
ay uthay maalintas maalmaha kale ay uuga duwantahay waxayna sameyan maalintan
waxay is siiyan fiyoore qurxoon hadiyad qaali ah maalintan dukaamada dhaman
waxa laga dhameya ubaxyada xita maahan dadka is jecel kaliya dadka is qabana
wey xusan maalintan wa maalin qaali ah ee dunida dadweynow waxan idinku waaninaya maadama walalkiina ahay
oo walibana qoraa ah waxan idinku waaninaya in aad iska dhaaftiin waxyaabaha gaalada ay u qaastahay in aad samesan mana jiro ruux xasuusta maalinta qiyaamaha in la gaarayo uma maleyan war ilaahay ka cabsada diintiina labadiina gacmood ku qabsada war salaaada hala badsado war waa la dhimana
waxaana latagi doona ilaahay wajigiisa ruuxwalbana waxaa loo horkeena wixii dunida ku camal falay hadii ay noqoto xumaan ama samaan ….

war ilahiina unoqda diintiina iyo quraanka hala gaashado intaasi waa iiga waano iyo xasuusin aan idin xasuusinaayo waad ogtihiin dunidan in lagu waareynin tasi ula socda sidaas aya idinka tagaya kulanti dambo ooxiiso leh………………………..

waxaa idiin soo gudbiyey
Mr qalbijaceyl
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: