waxa idin soo garsiinayo wa mu,alifka weynaa mr qurbaani ka bogosha wacan saxibayal
waxana idin soo xiriiri kartan abubakar65@hotmail.com

horta markii laga hadlaayo arimaha jceylka arimaha kale kagooni ayay ka thay
arimaha jaceylka marka hore waxan ka bilaba sidatan,,,

deeq wa mid ladoono inuu daa,in
ku siiyo dadalbna wa lama huran
in aad marwalba diyaar unoqoto
horta wuxuu dhehay hadii aan
diido in aan dib isku dhigo oo adiga
halmar hab ku siiyo waaba su,aale
duufaan maaso dagayso oo daarahan
duminayso waa maya mise nin
hore loo dilay aya dib uso noolanayo
wa maya mise dadweynaha ha iigu
diidmaan hana iigu darnadan ee aniga
waxan go,aansaday dahabkaani daldaboolan
in aan deeq lawadaago aya damaceyga noqday macaney,,

kadibna markii aad intas afkaaga kaso yeeran waxaa laga yaba in aad neyfsato oo fududaato culays ka dago laakin dadka qaar aya intaasi afkooda kaso baxaynin sababtoo ah ayagoo naftooda cabsi galinayan oo marki ay ka hor imaato qofta ay is jecelyihin
in uu salaami wayay aya macquul ah laakin taas looma baahna wayo hora waxa loo yhiri daahane hortiisa dafane aya jooga adiga intaad cabsoonayso ya sheedhan ka cabin shumicii jacylkaaga sharaf u shido midkale aya kugu dara…..

jaceylka aabihiina wa nasiibka hooyadiina
wa calafka waxa ay wada dhasheyn dooqa
waxa uuku yimada dareynka qalbiga
waxa uu jecelyahay ruuxa daacada ah
jaceylku wa dareyn qatar ah oo ka baxsan
kartidaada caashaqu wa cudur halis ah
wa dilaa manaxe ah waxa uu jecelyahay
ruuxa daacada ah caashaqu wa cudur
calafkuna wa cajiib haduu guurka calafyahay
caashaqu muxuu noqonkara dadweynow ,,,,

horta in jaceyl lasameyo qalad maahan laakin adigo og in uu jiro calaf in aad is racsiiso looma baahna ama aad is siiyo qofka aad jeclaato waxa loo baahanyahay in aad naftaada iyo tan waalidkaaga aad ka fikirto waayo waalifka kuma soo korinin in aad naftaada ku qamaarto ama hadii aad weyso qofkaad jeclaato in aad uwaalato ama aad is disho looma baahna walalahayga soomaliyayd waxaan idinka waaninaya in aad ka fiirsato waxa aad sameyneyso horaa waxa loo yiri waano abuuris baa ka horeysay midkale aya nii raacinaya anigo wali ku jiro arrimaha jaceyka,,,

sax iyo qalad samaan iyo xumaan
si kastaa la arka waayo samankii abka
aadan ibliisa wax siraayay subax aadan
maqnaa xaawo soo kaxeeyay wuxuu ukeenay
biyo si ay uyaraato sababtasina waa tii
samaankii laga reebay intii sakan dulaysay
waxay sax ulahayd sanago laga saaray saadirkayna
laweynow u sameyay aduunyo mid suudan laga kaxeyay
ilaa adan saxariiro sadkiisa cuniwayay a su,aalay jibriil
seetahay xaawo masamaantay hada jibriila sirta sheegay
oo u sameyay qulubta iydana maseexan in taasi
wey sahminaysay oo dhididkayda socday intaasi wa la sabrayay
ee adduunka sabara la raba si lagu sheegay,,,,,,,,,,

horta dunida wa sabar iyo dulqaad intaad ku nooshahay hadi labadaasi midkooda lahayn wey ku dhamatay noloshadana halis ayey galaysa saaxibayal sabarka badsada dulqaadka ya la yareynin hala badiyo sida noloshadada ku hagaagto oo hadhow will ama gabar fiican kunoqoto intaas aya kuso gabagabeenaya maanta arimaha jaceylka waana mu,alifkiina weyna mr qurbaani kulanti dambo oo xiiso leh wabilaahi towfiiq..
waxaadna igala soo xiriiri kartaan
abubakar65@hotmail.com by……….

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: