Wanaag waaba la waayey waayahaan


Hadda dhalinta somaliyeed iyo beenta maxaa kala heysta
Waxaad arkeysaa gabadh oo la socota boqolaal wiilal midba mid kale u sheegeyso been ayadoo leh waan ku jeclahay walaahi cid kale uma nooli aan adiga aheyn hadii aan mustaqbal sameysanaayo adiga oo kaliyah ayaan la galayaa mustaqbalkeyga waa adiga

bal nala dhageyso heestaan

Hadalkaasi hal qof oo kaliyah malahan waxaa lagu wadaagaaa dhowr qafood yacnii qof kaste ayaa lagu shukaansadaa ayadoo marka danbena ay soo istaageyso meel cidlo ah waayo waxaa ka lumaayo kalsoonidii oo idil waxaad arkeysaa mararka qaar ayadoo leh ragga kalsooni magalaan balse markii hore uma maleynin marka ay isku wadey kunka qafood
Runtii gabadhaha oo kaliyah ma ahan ragga waa uu damac badanyahay wuxuu jecel yahay gabadhii uu arkaba inuu wax la wadaago balse hadii ay gabadha dhihi laheyd aboowe qof ayaan la socdaa mise jaceyl ayaan leeyahay waxaan aaminsahay inuu meeshiisa ku ekaan lahaa
Laakiin gabadha somaliyeed ayadoo OG iney leedahay jaceyl ayey haddana Kan kale u sheegeysaa been
Dadka waxey aaminsanyihiin maahmaahdii aheyd naagi Kun ayey kulmisaa Koo ayey kala baxdaa
Haddaba maahmaahdaasi ma ahan xiliga la isticmaalaayo waa xiliga aadan waxba gacanta ku heynin laakiin adigoo qof la socda misane idinka dhaxeeyo jaceyl maxaa mid kale kuu geeyo
Wareega badan waxbuu haleeyaa waxaa ka mid ah kalsoonida oo kaalunto

Qof kaste waxaad u qaadaneysaa sida adiga aad sameyneysid ley asigana inuu sameynaayo balse hadii aad tahay qof daacad ah oo halmeel u socda balantii aad qaadeydana ku taagan waxaan u habaa dhigaana inuu ahanaayo sidaas oo kale laakin hadii aad galgalbadantahay asigana haka sugin inuu halmeel uu farta ku fiiqo ka soo qaad adigoo kale sida ay tahay nafsadaadu ayey tahay nafta kale kaa soo horjeeda
Laakiin hadda waxaad u maleysaa taasi in lagala wareegey gabadhaha ay u wareegtey wiilasha waxaad arkeysaa wiil oo isku shukaansanaayo dhowr gabdhood asigoo weliba heysto jaceyl uu ushegaayo gabadh kale oo masaakiin ah beri kamaalina uga tagaayo banaanka waayo taaasi waxaa keeneysa dhowrsin la, aanta
Ma rabtaa jaceyl daacad ah oo dhowrsan adigana dhowrsanow ku ekow jaceylkaaga afkaaga bar oo kaliyah lamaanaha kaa soo horjeeda

((Wanaag waaba la waayey waayahaanee wareeg waraaba AA ku wareerey oo ku waa baristey)))

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: