Taariikhda atariishada kirishma kapoor


waa barnaamij cusub oo ay idinku tala galeen bahda webka nololcusub waxaa idiin daadihin doona inanka da,da yer mise mu,alifka weyn ee ismaan cadde wuxuuna idiin ahaan doonaa mid taxane oo looga hadi doono taariikhda jiliyaasha reer hindi aan idinka dhax baxo adinka iyo ismaan cadde


Aktaradda Karishma Kapoor waxey ku dhalatay magaalada Mumbai Sanadkii 1974-tii, waxaana aabaheed Randhir Kapoor uu ahaa Jilaa hore, Hooyadeed oo lagu magaacabo Babita iyadana ay aheyd Aktarad sidoo kale walaasheed ka yar Kareena Kapoor ayaa ah Jilaa, iyo awoowaheed Raj Kapoor oo sameyn jiray aflaamta islamarkaana ahaa Jilaa caan ka ahaa isla Bollywood-ka
Karishma oo soo baxday sanadkii 1991 ayaa noqotay Aktaraddii xiligaas ugu caansaneyd jiilkeeda iyadoo markaas kadib la xasuusto inay muran kala kulantay Filinkii ay isla wadeen jilaaga Aamir Khan ee lagu magaaci jiray Raja Hindustani oo ay ku qaadatay abaalmarinta FilmFare FilmBest Actress ama atriishada u wanaagsan, waxaa u xigay Karisha oo ay ku qaadatay hadana Atriishada labaad sanadkii 1997 filinka caanka ahaa ee Dil to Pagal Hai, iyadoo hadana sanadkii 2001 dib u heshay abaalmarinta ah inay noqotay aktaradii sanadkasi kuna heshay best Actress filinkii Zubeidaa.

Waxaa lagu naaneesaa Karishma Gabadhii Indhaha cagaarneed ama Lolo maadaama ay tahay Gabadha kaliya reer kapoor eel eh Green eyes

walaalaha Kareena Kapoor iyo Karishma Kapoor

Ma jecla Karishma inay ka hadasho xeriirkeeda laakiin waxey lasoo qaadatay jaceyl Jilaaga Ajay Devgan oo ay markii dambe kal hareen waxaana sidoo kale ay xeriir wanaagsan la yeelatay Abhishek Bachchan oo ay dhawaaqday sanadkii 2002 inay ismahersadeen oo ay faraanti isku galiyeen Abhishek xiligas oo ay hal xaflad wada sameysteen aabahiis oo Amitabh Bachchan oo ay Somalida u yaqanaan Cali dheere, oo u dabaaldegayay sanadguuradiisii 60-naad laakiin afar bilood kadib Febraayo 2003 way kala hareen Abhishek iyo Karishma.

September 2003 ayay Karishma Kapoor isguursadeen ganacsade ah lagu magacaabo Sanjay Kapur kaasoo ay aad uga heshay Karishma waxaana ay dhigteen aroos dhaqameed ayagoo isku guursaday aqalka awoowaheed Raj Kapoor oo ahaa jilaa hore,

Karishma ayaa u muuqata mid laga waayay Shaashadaha aflaamta Hindiga kadib markii ay guursatay iyadoo ka gaabsatay Jilitaanka Aflaamta oo ay sheegtay inay noqotay hooyo guri maadaama ay dhashay 2 caruur ah oo u dambeeyay wiil ay 11 Marsho 2010 u dhashay ninkaasi laakiin Karishma way sameysaa aflaamta oo waxa u dambeeyay filinkii Om shanty Om ee Shahrukh Khan ee sanadkii 2007. waxey soo kale matashaa Karisma Musalsalaad Hindi ah oo ka baxa Tv-yada dalkaasi


kirishma iyo ninkeeda oo heeyo cunugii ay dhawaan dhashey

About these ads

2 Comments

  1. Aadban ugu faraxsanahay madama ay ka gabsatay aflamta wayo uma fcno nag la qow .fahantu

  2. in kirishma ay filimaanta iska daayso maynan fiicneen waayoo waa atariishada kaliya
    oon aadka oogu heysto


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 27 other followers

%d bloggers like this: