qiso jaceyl oo dhab ah kuna dhacdey gabadh soomaliyeed


qisadaani waa qiso jaceyl ah oo ay ku dhacdey gabadh soomaaliyeed inakstoo ay magaceeda naga codsatey in aan la sheegin ayadoo inoogu soo dirtey email ahaan haddaba ayadoo ka hadleysa waxey ku bilaawdey sida tan waa adinka iyo sheekada ka bogasho wacan..


asc salan kadib waxan ahay gabar somaliyed magaca nadar waxan kudhashay wadanka somali gar ahaan muqdisho sanadka marku ahaa 1986 waxan wax basasha kuso qatay dugsiga hoyga xamar waxaan is baranay wiil lagu magacabo c/ shakuur sheekh maxamed waxaan u qaday jacayl baxaadle asne sido kale habeen habenada kamid ah ayan waxan kuriyoday c/ shakuur oo mel aad uqurux badan joogo canug yarna haysta ana an leyahay keen aan qabtee riyo ahaanta aniga madhalin canugta subaxdi ayan ushegay riyadi c/ shakuur aad ayuu uqosoley waxaan sidaas ahaano c/ shakur ayaan habeen habenada kamid ah wacay mobeyl kiisa waana marki igu horeysay on waqtigaas okale waco waxaa iga qabtay naag waxan kuiri igu dhiib qofka lahaa tellka waxay iweydisay waxan karabo iyo qofka aan ahay waxan ku iri waxan ahay walaashis wax dhib ahna majiran e igu dhiib waxan ogaday iney wax jiran wan kudamiyey tellka markaan ku damiyey tellka ayey iga soo daba gashey oo isoo wacdey ayadoo igeysatay aflagado waxan ku iri adigaaba nasiible oo c/shakur agtada jiifa e inaad labada dhaban kashumiso ee iseexo niyadane qeyr usheeg
intii aan wada soconay c/ shakur ima usan shegin inuu xaas leyahay xataa wan weydiyey wuxuuna igu yiri malihi xaas almuhim c/ shakuur imasoo wicin malinta iyo malinta xigtayba waan ka ahaan wayey malintii sadexad waan wacay gacaliyaheygii iqayaanay waxaa dhacday inaan aniga raali geliyo sababtoo ah aad ayaan u jeclaa
c/shakur wuxuu iishegay malintas inu xaas leyahay iyo hal canug owna iishegay cunugta yarna ay tahay midi an kuriyoday dhalashadeedii
markaan arkey xaalada meesha ay mareyso oo jaceylna igu jabey qalbigeygana uu usocda dhanka c/shakuur wadnaheygii ayaa ka ahaan waayey waxaan noqdey qof maqane jooge ah waan ka ahaan waayey jaceylkeygii uu isiiyey waxeyna danta igu kaliftey inaan qalbigeyga dhiso jaceylkii uu siiyeyna aan sii wato
waxaan meshi kawadanay jacaylki waxan dhexgalnay marxalad aad u macan waxan kuheshinay guur

haben habenada kamid ah ayaa waxa ii yimid c/ shakur iyo laba wiil o saxibadiisa ah aad ayan u soo dhaweyay waxan fadhiisiyey qolkii martida c/ shakurne qolkisi qaaska ahaa waxa iga go ay adeegi martida inkasto suuqa inaga fogaa waxan donay adeegi anigo aanan ushegin c shakur inan bananka aday marki an kuso labtay gurigi ayan waxan arkay martidi o kaso baxeyso ilinkii guriga aad ayan u naxay waxan kuiri maxa dhacay waxayna dhehen waxba walaal waxan so abaray qolki c shakuur waxan arkay c shakur o asne tagan qolki iridisa waxan ku iri marka hore fadhiiso waxan arkay inuu careysan yahay waxan ushegay halka an aday waxan kacod saday inuu martida so celiyo iga raali ahado hadi ow qalad iga fahamay c/ shakur waxu hadal igu yiri wan baxa asago careysan aad ayan ubaryay waxan ushega jacaylka an uqabo iyo inaan dana kale ubixin ilaa tan martida maahane almuhim c shakuur meshi ayuu iga tagay anigo ilmeynayo meshi ayan kumiir dabolmay muda kadib ayan soo baraarugay waxan wacay c shakuur nasiib daro igama qaban telki subixi ayan wacay waxana ila soo dirsay murugo aad uweyn iyo anigo anan waxba sameyn inuu mel cidla ah iga tago gacaliyahaygi owna ogyahay jacaylka aan uqabo iyo herka an kajogo mudadi gurkane lajogo inu waxan micno lahayn igaga tago almuhiim subaxdi ayan wacay waxan kacod saday inuu ishego wixii sababay kalatagii xalay ee murugta lahaa wuxuu igu yiri anaa kuso wacaayo
markale ayaan wacay anigo wax natiija ahna kahelin waxaa dhacaday inuusan iso wicin hadaan wacane wuxuu ileeyahay anaa kuso wacayo oo been ah waxaan galey xaalad aad u xun waxaan ku aruuray sariir
mudo dhowr bilood kadib ayaa maalin maal maha kamid ah ayuu isoo wacay c/shakur salan kadib wuxuu isheegay inuu xaskii furay aad ayaan uga naxay arintaas canaan kadib c/shakuur horay wuu umaqlay inaan ad u xanusaday una qalbigeyga dhib u geystay asaago tii iga raali galinaayana ayaan go.aan ku gaarney inaan halkii kawadano jacaylki
aniga aad ayaan ujeclaa asigane waa qawda maqashi waxna ha uqaban mararka qaar wuxui ileeyahay hadalo niyad jab ah iyo adiga wad gabantahay hadii an kahadlo xageyga magabni waxaan ahay dhex dhexad lakiin asaga dhirirkisa ayaa saa,id ah ana waxay igu noqotoy cuqdad waxan arkaa mararka qaar dad igu dhahaayo adaa iga dheere iso qabo waxaas waan layaba waxaan isku qaatay inaan adunka ugaa banahay xataa hadan arko dad an kadherahay ma aaminayo almuhiim waxaan galay nolol tii uxumeyd waxaa arinti maqlay hooyadey oo joogta wadanka sacudiga waxayna ii dalabtay fiiso waxaan imid wadanka sacudiga markan imid wadankan xaladeydi way kadartay markan maalmo joogay ayan wacay
c/shakuur anigo ka go,ay wax kasta oo qof kunoolaado anigoo hadalkisa kadhiganayo dawo alaa daawo hayee
waxaan ilaah kacod saday inuu qalbigeyga katiro c/shakuur waxan badiya salaatu-leylka iyo ducoyinka wuuna iga aqbalay ilaahey subxaanahu watacaala
waxan go,aan kugaray inaan jacayl iska daayo anigoo og inuu raga isku mid aheyn
balse ana go,aan gaaray

waxaan kula talinayaa dhamaan dhalinta soomaliyeed iney marka hore bartaan qof ay naftu rabto wiil iyo gabadhba waayo qalbigu waa qaali marka hore qofka dabeecadihiisa waa inaad barataa adigoo ka baaran dagaayo mustaqbalkaaga
waxaana halkaan ku eg qisadii jaceylka aheyd
waxaana idiin diyariey oona idiin soo gudbiyey
Mr c/casiis maxmed sheekh axmed (Mr qalbijaceyl)
wixii faafaahin ah kala xariir email adress
qalbijaceyl11@hotmail.com ama tell numbar :+20167245882

3 Comments

  1. asc aqiyarta sheekoyinka aqristo saxibayal jacelku run ahanti waa wax jiro oo so jirijiray wan aminsanahay qisadan iney gabadha ka hadleyso asibtay marka aqiyarta hadan idin so gubin lahay qisada jacel e aniga i qabsatay wad wada yabilaheden

  2. Dhaman tinwad. Mahad santihin wlal dhabti wan kahelay shekada ad uqimaha badan e udhacday sidad ad ui adag halkan uka adegaya calaf iyo wakhtiga wlal sheekoyinkan okale ayan kahela dhabi jacel wax lodhaigo malan gabartan waxen kuguleyastay baryada ale ale halagu wad xirnado all

  3. asc walayaal aad ayaan uga helay shekada aay so qortay gadhan somaliyeed o jecelka la rafaday wlh abaayo koley aniiga mida cadi aye ila tahay mida aan aniiga so maray haddi aan dadweynaha u so bandhigi laha qisa xanunka badan e nolosheda so martay abaayo jecelka sidiba wa mid ad u rafad badan koley ilaah ha inaga gargaro inti kalana sido kale wsc


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: