la tali mucaashaqaan (wanaag)


mucaashaqaan oo lagu magacaabo yuusuf waxaa uu ka codsadey akhristiyaasha mise mucaashaqiinta webka http://www.nololcusub.tk iney siyaan talo waxaan idinka codsaneynaa inaad la talisaan madaama uu naga codsadey inaan u gudbino qoraalkaan si uu wax talo ah uga helo mucaashaqtiina iyo akhristiyaasha ku xiran webkaan waxaana uu ku bilaabayaa asigoo ka hadlaayo arinta heysato sida tan :

waan idin salaamey dhamaantiina meel walbo aad joogtaan salaan kadib
waxaan idin leeyahay ramadaan kariim
walaaliyaal waxan ahay wiil dhalinyaro oo hada so kacayo waxana jooga dalkani kenya gaar ahan magalada gaarisa asxabey arin cajiib leh aya i haysato taasi ah gabadh aan sanadooyin jeclaa had iyo jeer aan ku seexan jiray aana kuso kici jirey runti gabadhan aad ayaan ujeclaa markan labada indhood saaro dhidid aan kala go. lahayn iyo naxdin joogta ah ayaan isku arki jiray horaa loo yiri qalanjadi is qaado qowmama u dambeyo

haben habeenada kamid ah ayaan isku dayey inaan dhaxda xirto waxana la heshiyey walashey anagoo isku af garanay inay ayada ay u wacdo si ay guriga u timaado anna aan uga faa,ideysto fursada sidii ayey sameysey walashay gurigi ayaa lakeenay qolki fadhiga ayaa lagu so daweyey

runti qofta meyna is lahayn yuusuf ayaa afarahasi kula imaan doona warka jirabo cakaruhu imaani anigoo fursadii kafaidaysanayo ayaan arintii gudaha u galay salaan kadib

waxana ushegtay cawashadeydii iyo jaceylkii igu haayey kurbadii dhibka badneynd aana karabo mustaqbal ayaatin wacan arinti balse ayadu arinta waxey ku nqotey yaa iyo amakaak

waxayna tiri sida tan ‘yuusuf abowe waligay maan is lahayn aduu ku soo damcayaa aniga walalkay camal ayaa tahay mana laga yaabo inan kaa dhigo ajnabi micnihii aad noqotid jaceylkeyga is daji walalow”

fadigi aya kasara jogsatay weyna baxday aniga wax aan sameeyo ayaan garan waayay aduunki ayaa igu noqday bakeri

hadiyad fara badan oo walashayda ugu dibeyna wey iga hanatey
balse waxay hosta ka xariqday inay marna aqbalaynin inuu xarirkena miro dalo hadi aan telefon kawaco igama qabanayso sxbyal ila taliya maxan sameya???

waa mucaashaq u soo gudbistey dad weynaha bal si ay ula taliyaan wixi talo ah waxaad ugu hagaajin kartaa email adress

wanaag-8@hotmail.com
ama anaga noo soo dir anaga ayaa gaarsiin doonee insha allah
qalbijaceyl11@hotmail.com
oo idinku diyaar ah qoraaga mise tafatiraha webka mr cabdicasiis maxamed

3 Comments

  1. Asc wr.wb. Ramadanul kariim wan idin salamay dhaman asxabta bogani iyo dhaman abwanada waxan jecelahay inan halkan talo ka siyo walalkaygan la ticayo jcelka arinikani ku haysto dunidani kuma cusbo lkn ani ahan waxankugtla talin laha jacelka waxa ugu wanagsan midka ku bilowdo walaltinimada ekan ku bilowdo wanku arkay wanku canshaqay wax jiro mahan dantisa aya iska gaban waxad kaliya od sameysa waxad weyneysa xirirka walaltinimada e idinka dhaxeya waxad isku dayda inad marwalba la kulanto kulankaso ah mid iska cadi ah waxad isku dayda dadka dhaxdoda iyo marka ay kalitahayba inad la hadasho waxad sameysa markasto inad ka hadasho waxayabaha danta u ah waxa ay jeceshahay waxa mustaqbalkeda ku wanagsan iyo inad darensiso inatahay qof dandher ka leh wa hawen way daremi marka haday tahay qof jacelka wax ka garaneyso waligana ogow nafkasto dadka way uga socantahay xita hadaynan ku jeclan nidamka iyo ixtiramka ad u hayso ayey ku raci ilen qof adayso mel u daran ma jirto walgana inad ka xisoto iska ilali xishodka iyo cabsida wa dilaga hormarka waxana ku rajeyna gul iyo hormaar wana fikirkayga salimka ah hadu ku anfacay qado

  2. ramadaan kariim qurbaani bro qoraaga weyn salaan sare waxaan u maleyndoonaa inuu ka faa,ideysan doono insha allah aad baan kaaga mahadcelineynaa qoraageenii weynaa masha allah qurbaan

  3. Hadi ankuso gudbiyo taladeyda anigo ah qoraha webkan waxanku dhihi marka hore nafwax jecel dhel dhel maku qusato hadi ay ku dhehday manta walalkeyga aya tahay beritana waxad noqonaysa gacaliyaheyda tasi samir iyo dulqad hadi ad waliga cuskato waxa gareysa gul lakin hadi u qalbigaga sida hada uyahay hadi adan isbedel la iman iyo karti dheri waliga macalfaneysid ogow dumar wa sidi fiyoraha okale hadi ad gacanta utagtid waxa kuso garaya in ay gacanta qodax ka mudo hadi dhawacas dulqadkisa ad ledahay awod waxad uledahay in fiyoraha ad so goysato wa marki ad la timado ficil waxan umaleynaya in hadaladeyda hadal ad kala bixi donto waxana ku leyahay ramadan karim iyo gul wacan dumarna walagu yaqin walalkeyga tahay meqa ilmo laga dhalay ayago sidas dhahayan adiguna isku day in ad ilmahas abahod noqoto


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s