masayr iyo naagahu waxbaa kala haysto by (wanaag)


Asc dhamaan asxabta waad salamantihin qaasatan bahda webkan nololcusub ee ii surta galiyay inaan soo gudbiyo sheekaadan murugada leh khaasatan sxbka webka
c/casis ‘qalbijacayl’ salaan kadib
waxaan jeclaystay in halkan idinku soo gudbiyo dhacdo naxdin leh oo kadhacday magalada gaarisa gobolka waqoyi bari e kenya

qisadaan ayaa kadhacday xaafada iftiin kadib markii naag lala guursaday haweeney kale taasi oo cuntamiweydey hawenaydii kana caraysiisay haweynedaan masayr aan kala go,lahayn iyo cuqdad joogta ah ayaa mar walba laga daremi jirey wajigeeda marna haba yaraate farxad laguma arki jirin hawenaydan ayaa waxey ku tashatey mise go,aan ku gaadhey inay naagta lala guursaday ey ka taqalusto ina lilahi waina ilayhi raajicun
war naf adaga ruuxu! hawenaydan oon magaceda qariyay inan shaaciyo anshax xumo awgeed ayaa fal aad uxun ku kacday taasi oo shacabka rer gaarisa kunoqotay yaab iyo amakaag walle masayr iyo naagahu waxba kala haysta
waxba hadal yaan idinku daalinine
madama ay lawaregtay ninkeeda iyo howsheedi adunyo
saygedi marku arkay kobcin xumada ay kula dhaqmayso ayaa go,aan saday inu xagaasi ubato sir haween lagama sal gaaro ayey somaali tiriyee
waxyna ijaaratay niman madow ah kuwaasi oo udhashey dalka kenya ayaa waxay ubalan qaaday abaal marin heer saro ahtaasi oo ay u sheegtey iney siin doonto calaa qof lacag fara badan nimankii oo fursada kafa,iday sanayo aya waxay galeen howshodii si ay uga faa,ideystaan lacagihii loo sheegeyay
habeenkii dambe aya ragan waxey qorsheyeen siidii ay uga taqalusilahaayeen
waxay diyaar sadeen baansin iyo taraq nasiib daro odeyga xaafadda leh mojogin ee wuxu ku maqna safar
saqdii dhaxe habenkii ayay soo abareen xafadeedii waxayna isla markiba dab qabad siyeen korontadi gurigi meshii ayaa waxaa ku naf waayay islaanti ayadoo uur leh sidoo kale goobti waxa kunaf waayay nin shaqalo u ahaa
warka jirabo cakuruhu imani aya horan looyiri waxaa durabadiiba imid dad gargaariyaal ah waxeyna isku dayeen iney damiyaan dabkii
waxaa laga gaarey ayadoo gubatey balse waxaa la isku dayey in
isbataalki lagula cararo si loo badbaadiyo lakin nasiibdaro may aysan dhicin in la badbaadiyo haweeneydaasi waayo ayadoo loo si wado isbitaalka ayey nafta ka baxdey
markii ispitaalka lageeyay. poliska ayaa waxay bilaawin ‘investigation’ ama baritaan lagu ogaanaayo cidii falkan kadambaysey waxaa laqabtay labadii nin mid ka mid ah xabsiga ayaa loo taxaabay dood dayr kadib baarintaan kadib wareysi lala yeeshey nin kii la qabtey oo falkaani lagu tuhmaayey in lagu siiyey lacag si uu falka u geysto wuxuuna sidaasi ku sheegey qofkii u soo direy in uu falkaani uu sameeyo markii uu carabka ku dhuftey qofkii u soo direy ayaa durbadiiba boolisku waxey soo aadeen dhankii haweeneydii waxaani ka danbeysey waana la soo qabtey
kadib markii la soo qabtey haweeneydii ayaa waxaa lala tiigsadey sharciga waxaana la saarey maxkamad ku taala neirobi taasi oo loo yaqano ‘Nairobi law’ ay ku xukuntay laba sano xarig halka ninka kalena la xiray 1 sano
midii shacabka ka yaabisay ayaa ahayd in naagti ay kudhax dashay xabsiga gudihiisa ayadoo horey u laheyd uur dhowr bilood ah
waxaa arintii maqley ninkii qabey naagtaasi asigoo yaaban oo uu garan waayey wuxuu sameeyo ayaa wuxuu ku dhawaaqey tani naag ii dhaqanmeyso ee nafteyda ayaan uga cabsi qabaa
wuxuuna meesha kaga shan qariyey inuu u jaraayo xariga uuna sidaasi ku furey
aqristayalow hawenaydan meeqo dhib ayey isku gaysatey
tan kowaad naf ayay goysay
mida lawad ninkii ay qaxarkaasi umarayseyna faro kuma heyso
halka mida kale kalena ay tahay naag marwo o xabsi ku jirto oo haddana kudhaxdhashay
ilaah ha u fudadeeyo maskiinta maseyrku dhib badnaa
ilaaheyna ha u denbi dhaafo wax kale la dhihi karo malahan
waa anigoo ah wanaag
wixii faafaahin ah waxad igala so xariri kartaan email adress
wanaag-8@hotmail.com

waaxda arimaha bulshada
arimaha jaceylka
http://www.nololcusub.tk
qalbijaceyl11@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: