Jaceyl rafaad galey


Jaceyl rafaad galay
waa sheeko jaceyl oo naxdinban una dhaxeysay labo qalbi oo is jecl labada qof oo sheekadan katimid waa ayaan iyo xangulyare waxa ay kubilaabatay sida tan
xangul iyo ayaan waxa ay kuwada noolaayen kenya gaar ahan kakuma refugee comp

xangul waxa uu ahaa wiil iska danyar ah school ayuu dhigan jiray kadib maalin ayuu schoolka isaga oo kasoo baxay wadada kula kulmay ayaan kadib waa is barten aragtidii koowaad xangul ayaan jaceyl xad dhaaf ah ayuu uqaaday waqtigas kadib school waa kago ay xangul waxa uu bilaabay in uu raadiyo had iyo jeer mudo labo bilood ah kadib ayuu arkay ayaan markale waxa uu u sheegay in uu jaceyl u qaday iyada hooyad iyo harsimana katagay ee wax ila qabo ayaan waxa ay ugu jawaabtay xangul fursad isii aan kusoo fakaro aboowe lumbaradii iyo ciwaanadii ayay meeshas kulaqaateen aboowe ani ayaa jwb aad kufaraxdo ku siindoona xangul ayaa kuyiri dabcan mafilaayo in aad iniyad jabendooto ood codsigega diideysid xangul niyada qeyr u sheeg kadib sedex biri kadib ayaan hotmail kiisa ayay war qad ugu soo dirtay ay oga aqabshay codsigisii ayaan waxa ay dhahday xangul aboowe mcne wiilasha sanad kaan waa qiyaano badan yihin iga dhoowr qiyanada

macaney ayaan sidee kuu qiyaanaa waxad tahay gabadha nafteyda u qaalisan waxa uu u raacshay geerarkan waan xakaaray aaw gaa xanuun saday dartaa manawaalni xabiibti xubi baa i heleyoo bogsan waayay aaw gaa ee yaan nala soo dhexgalin iyaduna waxay tiri

xanguloow aduunyada dad is jecl nafi makalageeysee ha u baqin jaceyl keena xangul iyo ayaan waxaa ay wada socoden labo sano iyo bar dad aad iskugu dheeraday ayay noqden 2bo sano iyo bar kadib xangul ayaan waxa uu usoo gudbiyay ayan in ay is meher sadaan dibna ay cideeda oga sheegan ayaan waa soo dhaweysay fikarkaas kadib waxa ay balamen heen jimco ah taariiqdu ay aheyd 04/05/2010 is ay isku soo meher sadan si qar soodi ah xangul arinkii waxa uu u shegay shiiq masajidka xaafada kitabo ka aqrin jiray xangul iyo ayaan waa is soo raacen si ay isku soo meher sadan shiqii ayayna u tagen meeshii

waxaa kadhacay arin mucujiso ah shiiqii ayaa kubooday gabadhii oo kahelay ayaan intas kadib xangul iyo ayan habenkas madhicin oo shiiqi ayaa kala diray ayaan iyo shiiqa waxa ay kasoo wada jeeden isku qabiil kadib shiiqii wax uu ku dhaqayay wadadaan oo habeenkii xigay uu kadoonay cideedii ayaan waxa ay jaceyl qoto dheer isla soo maren xangul shiiqii waa ku gacan seyray ayan oo waa diiday ayaan cideeda wax ay ogaaden in ay xangul uu merher xadirabay ayaan markas waa laga dheereyay xangul oo nairobi ayaa loo raray si looga dhereyo gacaliyaheda xangul bil kadib xangul waxa uu kadaba aaday nairobi si uu u soo helo jaceyl kiisa xangul waa baadi goobay

baadi goob dheer kadib waxa loo sheegay xaafada ay ayaan ku nooshahay kadib wuu soo aaday xangul waxba ma uu san kawar qabin ayaana waardiyo gaar ah ayaa la saaray xangul marku arkay wardiyihi wuu kalabta wunasoowaca waxayna usheegta in ay sanfursad uhayn oowaardiye saaranyahay walal sidaas ayayna isku waayen ayan iyo xangul

waxaa idin soo diyaaaaaaaaaaaariyey qoraaga
mustafa mohamed ali
wixii faafahin ah kala xariir email adress
daacad_70@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: