maseerku naagaha iyo ninmanka keybaa kulul maanta?


ciid wanagsan ciid wanagsan walalheyga somaliyeyd waxan dhameysanay bishii barakeysneyd ee ramadan beritana waana maalin farxadeed anigana waan ka xumahay ciidan kama qeyb qaadan karo waayo shaqo adag aya iila soo daristay laakin afternoon aya ka qeyb qaadandoona haduu ilahey raali ka ahaado waxana rabaa in aan idin soo gudbiyo wxii macluumaad ah waxana bilaabi doona habeynka ciida in aad niiso dirtiin wixii salaamaha ciida ku saabsan anaga gudbin doono waxana iila soo xiriiri kartan mobel {{ 0035699178435 }} iyo sheekooyin aad uxiiso badan waxana gor dhow ku aqrisan doonta webkaan waxna niiso wada sheekadan lamagac baxday

dacwaan ku qaba ku deyn maayo ada idilee,
daruurtii cishqiga dusheyda martoo ruuxii daran waan daweyn,
datoor baan ahoo caashaq uu dardare xageyga ,


maanta waxaynu ka hadlayna maseerku waxa uu yahay waba su,aal maseerku naagta iyo ninka keyba kulul maanta waxan soo qaadanayna ninka maseerkiisa waxa uuyahay waana mu,lifkiina weynaa reer maalta waana mr qurbaani ka bogosho wacan……….

6)Nin maseyr kulul: maseyrkiisu waa wax caadi ma ahan , mana ahan wax ku tusinaya Jaceyl sida uu isagu sheeganayo, waayo kalsoonida uu naftiisa ku qabo iyo dadka kale ayaa aad u yar, wuxuuna had iyo jeer wax ka raadiyaa dhanka xun ee dhaqanka xaaskiisa si uu ugu cadeeyo eedeynta uu u jeedinayo ee ku daahsoon halkudhigan ammaan ma jiro waqtigan khayaanada badan halkudhigan ayaa ah midka ka careysiiya ragga oo shaki geliya in xaasaskooda ay sameeyaan galmood sharci darro ah oo zinno ah marka ay guriga ka maqan yihiin , xitaa ninka wuxuu falkani ku tuhmaa nin ku dhow isga oo ay qaraabo yihiin iskaba daaye deris iyo dad kale , wuxuu xaaska u diidaa inay yeelato Teleefoon ,Email iyo nooc kasta oo asxaabteeda iyo qoyskeeda ay kula xiriiri karto ,

wuxuuna jecel-yahay in kolka ay qof teleefoon kula xiriireyso inuu isaga uu agjoogo.
Maseyrka noocan ah waa cudur u baahan dawo , waayo ninku wuxuu u dhaqmayaa si mayal adag oo diktaatoorinimo ah , waxaa wanaag badan in ninka iyo naagta isqaba inay isfahmaan , ayna noqdaan laba iska amar qaadata oo is maqal iyo adeecid isku xushmeeya , waa inaan la isku dhibin amarada culus waayo hadii kale isku dhacooda bata waxa meesha ka imaan kara furiin dhibaato aad uweyn iyo murugo oo soo darasto xaga qalbiga waayo marwadada marwalba hadii aad xumayso o qolbiga kajabiso aad dhawacdo walba waayo raga maseerka kulul mararka qaar waxa dhama naagaha waayo hora waxa loo yiri nin maseersan yo lo xaanaqsan ilaah kagma horkeeno aya lagu duceysta hadii nimanka qaar oo maseerka aduunyada ku baabi iyeyn oo guridooda dumiyayen caruurtooda cidlo dhigayn waxaaso dhan waxa usawab ah shakiga.

waayo shakiga hadii aan wax yar kaso qadano waad ogtahay aduunyada cudurka halista ah wa AIDSKA laakin hadii aan nahay taqaatiirta qoraalada waxan soo sarnay shakiga inuu maanta ka daranyahay cudurka AIDSKA ayan soo xaqiijinay waana run dadweynaha soomaliyayd oo dunida meelwalba ku nool yihiin raga/dumar waxan ogaysiinayna in ay iska saran shakiga waayo shakiga wuxuu dumiya gurigaga waxaana ubaas baxa mustaqbalkaga iyo aayatiinkaga iyo noloshada farxaadada ayuu dumiya shakiga hadii aan usoo laabto RAGA war ragoow ma ogtihiin hadii aad mar uu nikaax dhaco inee noqotay marwadada oo xaqiiqda waxaana loo bahanyahay in aad is dajiso waayo waxa mas uul ka qaaday wa naf dhan ma ogtahay {{{ mukulaal hadii oo gurigaga keensato adiga ka rabta balaq} {{doorana ninkii guriga keensado asigee ka rabta masago }} laakin waxa run in dumarka oo gurigooda kaso waynin waxay cunay waayo gurigaga waxay u imaadayn in ay kula noolato waxay dhashana aragto iyo farxad in ay kula wadagdo kawaran hadii waji macbuus kula dhaqanto oo aad itaahdo eray xun oo naxariis ka weyso…..

waayo dumarka wa daciif waxaana laga abuuray anaga laf dhabarkayna waxayna ubaahan yihiin hadal macaani naxariis sojiidasho ma ogtahay dumarka inee kula dulqadanayan hadii aaad waxba haysan laakin markii aad wax hesha in aad luuq ka gasho looma baahno waayo horaa waxa loo yiri { xalaashiisa xumeyow xakaara udambeyn}} in aad xalashada xumayso oo u naxariisan weyso looma baahna waayo markii dumarka uur ay ku qadaan saruulka swc wuxuu yiri dumarka waxa naxariis ubaahan yihiin wa laba mar wa markii ay caado ku dhacdo iyo markii ay ku qaadan {{ UUR }} labadaasi mar hadi ay ka wayayn naxariisan weyso ilaah kuma naxariisanayo waayo ilaah goor walba wuu ku jeeda laakin bini,aadamka waxay ubadan yihiin xaasid ilaah xaasid nagama dhigo aya lagu ducaysta dumarkana hadan uso laabto laakin dumarka wey naxariis badan yihiin waxwalba aan ubaahanay waan ka helnaa waayo waxaan ka sheegno wa dambi waayo dumarka weyna dhalayn wey noola dhashayn waana dhalaynaa sagaal bilood iyo sugooda aya caloosha ku dhah jirnay anagoo waxba ahayn ayay wax naga dhigayn fiiriya marki aan ahayn anagoo sadex bilood ahayn hadii qoraxda nadhigan maxa sheegi karan xita quraansho yar xitaa iskama dhici karno iskaba daaye wax kale war ragow waxan idinka waninaya mar hadi aad gursatan in marwadada labadada gacmood ku qabsata waayo guri la dumiyo wey sahlan tahay laakin guri sida lagu dhiso wey adag tahay intaas ayan idinku waninaya madama walalkiina soomaliyayd hadal waa lama huran hadalna lagama weyna waayo inkastoo somalida hadal lagu kari karin waan ogahay laakin inti maskax leh horta anaga hadan nahay bahada wargarsiinta anaga dadka war ayan garsiinkarna laakin awood uma lihni in aan maskaxsa ugu shubno intaas ayayna ku so gabagabaynayna maaantana waxan ka hadlaynay maserka dhibaatada uu leeyahay wad ogyihiiin wadna ogan doontiin intii og waba ogtahay inti ogayn ayaga ogayn dona haduu ilahay rali ka noqdo waxaana idinka taga sidas iyo nabad galyo waana
{{{ mr qurbaani }} kulanti dambo oo iiso leh by waxadna iila soo xiriiri kartaan http://www.nololcusub.tk ama abubakar65@hotmail.com kulanti dambo by,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

2 Comments

  1. waqaldantahay

  2. wa qaldan tahay


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: