khadra daahir cige iyo heestii mahigaan jaceyl


wah wah wah wah wah waxaan ayaa hees lagaa dhahaa waa heestii mahigaan jaceyl iyo hooyadii jaceylka fanaanadii jaceylka waa tuma talow miyaan idiin deeyaa mise waan shegaa magaca aan iska sheegee waa maamadii ku caan baxdey heesaha jaceylka

yuu jaceyl hayaa yuu jilbaha ka jabiyey oo uu dhuuxa kala baxey yuu jaceyl hayaa oo wadnihii lagala baxey heestaani aniga hadii aan iska hadlo aad baan u jeclahay mar walbana inaan iska dhageysto ayan jeclahay bal ila daawadoo ila dhuuxa ereyada macaanka badan leh oo ku saleeysan jaceyl +daawasho wacan

waa sxbkiina hawada waa c/casiis maxamed sheikh axmed (qalbijaceyl)
qalbijaceyl11@hotmail.com

1 Comment

  1. waxaan doonayaa inaan kamid noqdo webkan anoo ah abwan da yar


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s