shimaali axmed shimaali


waa hees amaan ah waxaana ku luuqeynaayo shimaali axmed shimaali balse

waxaan si gaar ah ula hadlayaa dhalinta wax jecel mise mar walba daneeyo iney naftooda u sameeyaan lamaane waxaan laga maarmaan ah inaad hal iyo habeen aad adeegsatid ereyo qofka kaa soo horjeedo uu ku qanci karo mise aad ku soo jiidankartid qof walboo dhalinyaro ah ujeedka ma ahan dhalinyaro oo kaliyah xitaa waxaa soogalaayo dadka isqaba waayo amaanta xaaskaaga waa lama huraan waayo qalbigeeda ayaa ku dagaayo jaceyl weyna wey kuu qaadeysaa
mise hadii aad ninkaada amaantid oo ereyo macaan badan u adeegsatid mar walbo waxaa hubaal ah inuu mar walbo adiga dhankaada ahaado

kaba soo qaad xaasaska isqaba ayaan ka hadlayaaye hadii aadan ninkaada uusan kaa helin ereyo macaan badan soo jiidasho wanaagsan isu quruxin badan waxaa laga yabaa marka uu ka baxo ilinka guriga waxaa laga yabaa inuu arko gabadh kale oo u geeraareyso mise hadalo macaan badan kula hadleyso soo jiidasho leh aad u qurux badan marka uu guriga imaado adiga oo dhan ayuu ku dhibsanayaa
dhanka ragga hadii aan u soo laabto

raggow waad dareemi kartaa haweenka hal iyo habeen iney jecelyihiin in la amaano lagula hadlo hadalo macaan badan oo soo jiidanaayo isku qalbimatihidiin waayo wey kaa qalbi jilicsantahay hadii ay banaanka aado oo ay aragto wiil gacalisadiisa amanaayo mise u adeegsanaayo hadalo macaan badan waxaa durbadiiba qalbigeeda ku soo dhacaayo hadii uu ninkaaga sidaan ku dhihi lahaa mise waxeyba durbadiiba milicsaneysaa wiilkaasi waxey leedahay kan hadii uu iqabi lahaa sidaan sow iima amaani laheyn marka ugu danbeyso adiga oo dhan wey ku naceysaa mise si qaldan ayey kuula dhaqmeysaa haddaba si aysan sidaasi u dhicin
hadalada macaan iyo geeraarada jaceylka iyo sheekooyinka jaceylka kuma ekeyn oo kaliyah xiligii la is shukaansan jirey mar walbo waa loo baahanyahay inaad xaaskaaga amaantid kula hadashid hadalo jaceyl uu ku dheehanyahay mar walbo aad erey macaan badan oo ku dheehan jaceyl aad dhahdid jaceyl ayey kuu qaadeysaa mise jaceyl ayuu kuu qadayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waa iga talo haddaba bal ila daawada shimaali axmed shimaali oo amanaayo mise qadaayo hees amaan ah inantii maqasha heestaani waxaa ay durbadiiba niyadda iska dhaheysaa gacaliyahaaga mise ninkaaga hadi uu sidaan kuu amaani lahaaa kkkkkk lolz

waa sxbkiina hawada waa c/casiis maxamed sheekh axmed (qalbijaceyl)


qalbijaceyl11@hotmail.com

3 Comments

  1. Marka hore waan idiin wada salaamay maxaana idin kuwada salaamay salaanta ugu qaalisan dunida aynu jogno taaso ah asc (marka an ka gudbo salanta marka ko bad bini adamku wuxuu isugu jiraa mid ka hadlaya run iyo mid ka hadlaya been bal se qof walba o bini adan ah calafki sa ayuu cunaa

  2. Ilive.in.direwa.my.name.farxaan.iam.grade.11

  3. walaal yalaal


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s