jacaylkeedii is idhahdo waad ilawday ayaan riyooda hadana bisha dambe oo dhan jacayl iyo riyo iyo feker


dhamaan waan idin salamaya anigu waxanku dhashay magalada burco xili taariikhdu ahayd 1988/2
halkaas ayaan kusoo barbaray waxaan qabtay magalada hargaysa 2001dii
halkaas waxaan ugu tegay habaryartay oo halkaas deganayd waxaan la joogay muda ila 2004
kadib nairobi kenya ayaan qabtay intan habaryartay la joogay waxaan wada kaftami jiirney——

gabadh habaryartay dhashay xitaa waan isla fara ciyaari jirnay markaan nairobi tegay gabadh war manaan kala helin markay tariikhdu ahayd 2007 bishii 1 ayey ila soo hadashay telkayga cid soo siisay garan maayo gabadh waan wada xidhidhnay badana
internet ayaan ka wada xidhiidhi jirnay kadib waxay iigu tidhi waanku jeclahay waxaanku idhi goormaad ii jeclaatay waxay iigu jawaabtay markaad 10 ciisho naga sii maqnayd ayaan ogaaday inaan ku jeclahay kadib anigii waan yabay gabadhi waan awoodii wayaay inaan ku
idhahdo jacaylka kula wadii maayo anigaa niyadaydana waxaa ka dhaadhacsanayd ma gabadh habaryartaa dhashay ayaad jacayl wadaagii kartaan ama isguursan kartaan wax ceeba ayey ila
ahayd kadib waxaan sameyaay inaan gabadha is nacsiiyo oo kolba wax khalad ku sameeyo waxaa jiirtay maraar inaan telka qof kale ugu dhiibo markay isoo wacdo marar internet ayaan ku balana
waan uu jara waxyaabo badano noocaasan ku sameyaay ka dib sanad ayaay sidii iigu dulqaadanaysay
kadib way iiga hadhay markay 3 bilood iiga siii maqnayd ayaa wax jacayl la moodu la ii xantoobiyaay oo gabadhii xageeda ah joog iyo jiifba waan diiday kadib gabadhii markii hore sii fiican ulama dhaqmiin
markaa hada waxaan fiishaaba waa kuma rabo kolba waraq ayaan imaylka ugu diira anigoo iska dhiigaya qof salamaya lakiin xaqiiqadu tahay hadalkeeda inaan doonaayo oo aan dareen jacayl oo
xoogan uu hayo marka laba bilood kasoo waragta la iigu yidhahda waan fiicanahay yanaan.
waxba hadal idinku daaliine waxaan adkaystaba waxaan bartay gabadh kale waan ismehersanay sii qarsoodiya
anigoo weli jacaylkii habarwadagtay iigu jiro oo tanba uu guursaday is ilawsii kadib habarwadagtay
hargaysa wayka soo guurtay uganda magalada kampala ayaay reerkii usoo guureen kadib bil markaan
jacaylkeedii is idhahdo waad ilawday ayaan riyooda hadana bisha dambe oo dhan jacayl iyo riyo iyo feker ayaan ku jiira oo dhan keedii ah ayaan dareema….
gabadhii waan kala tagnay aan ismehersanay kadib
jacaylkii markii hore iii hayaay mid labalabaan usii qaaday habarwadagtay anigoo aad jacaylkeedu iigu daranyahay ayaay ila soo hadashay ana teelkeeda ciid aan waydiiyo ayaan garanwaayey habaryartay. waanka xishooday inaan waydiiyo gabadha telkeda oo waxaan is idhii armay ariintaada ogaata ama
kaa shakiida habeenkaas waan nasiib badnaa ayaan is odhan kara ay ila soo hadashay habeenkii ayaan
ku akhriyaay hayeshe way iiga diiday habeenkii dambe ayaan 1000 shilling oo carda iibsaday waan ku
akhriyaay way iiga yeeshay xooga maalmiihi hore waan is yara fahmi la ayn mala waxay iiga aarsanaysay
waxaan beri hore ku sameyaay adigu markii dambe saaxiilkaan isla keenay jacayl awood wayna waanu wada
wadnay anigu nairobi ayaan jooga aayaduuna kampala oo weli ismanaan arag waxaaan jacaylkii wadnaba
waxaanku heshiinay inaan is guursano hooyadeed oo habaryartay ah ayaay uu sheegtay lakiin wayka diiday
waxay gabadh iigu tidhi hooyo xooga way yara diidaysaye hooyada hala soo hadasho ayada kama diidayse
kadib hooyaday ayaan uu diiray inay la hadasho lakiin waxba kama soo kordhiin habaryartay waxay tidhi waa
dad yaryar oo beri ayaay kala tegayaan oo inagay rabaan inay isku keen diirane waa inaan is hortaagna
sheekadii halkii ayaay ku dhicisowday hooyaday waxay iigu tidhii walashay waydiiday gabadheediiye waa
inaad amaan uu siisa aniga talo ayaa iigu cadatay meel aan waxka bilaabo ayaan garan wayaay gabadhii
ma kala maarano aad ayaan uu jeclahay ayaduuna sidoo kale xooga ka dib ila labo bilood waxaan ku tashanay
inay nairobi iigu timaado lakiin maysuura gelin intaan qarash iyo islahaa wax baadhbaadh aad gabadh ku keentiid iyo
waxyabaha loo bahanyahay adiiga xooga qarasha ayaan uu bahna lakiin maan hayn intaan qarashkii badhiistiisa
ku jiiray ayaa waxaan sugaayaay la isoo dhejiyaay sidii ayaan nairobi kaga tegay hada canada ayaan jooga
gabadhiina kampala ayaay jooga hoyadeed iima ogola anagu waanu isu bahanahay gabadha. gabadha abaheed
wuu dhintay walalkeed oo ay uu sheegtay mamadu la mowqiif yahay markaa talo ayaan iidinka bahanahay talo
waata alle waxaad bal khiibrad ii dheertihiin isoo gudbiya aad banad uu mahadsantiihiin dhaaman akhriistayaal

wixii faafaahin ah ama tala bixin ah fadlan inoogu soo hagaaji email-adaan ——————–

abdikhaliqmb@hotmail.com
ama qalbijaceyl11@hotmail.com

3 Comments

  1. Run ahaantii markii aan akhristay qisadaan waxay ii cadeysay inuu jcyl dhab ah idin dhex yaalo hana aqbalin in dhexdiina lasoo galo

  2. asc ani waxey ilatahay inaa u sabartan adi iyo ayadba waayo aqirka waad is heleydan ee hakala tagin waligin jecelkinana

  3. runtii qisadada markaan aqristay hadana an qiyaasay fikirkaaga iyo wax qabadkaaga intaba aad ayay u yaryihiiin waayo adiga shalay arintii oodhan adiga ku dheelay hadana waxad rabta in ad dib ugu hagajiso lakin runtii waxay tahay arimahaano kale in ay dunida ay kadhacan waxa loo baahanyahay in waalidka hadi ay dhacan in arintaano kale ay ka hor istagan waad jabin karta amarkooda waayo walidka qaar aya dhalinta qalbigooda dhaawaco ayago mataano badan kala geeyay ayna usabab tahay in ay walidka ku diidan ayna rali ka ahayn adiga farxadada anigana runtii fikirkayga iyo rayigayga intaba waxay yihin maanta hadiiba ay gabarta rali kula tahay in aad guursato weyba fiicantahay waayo bishoo ku jecel bakool waxba kama dhibayso sxb arintaana waxay ku dhamani karta wa adigo kambaala aada ama gabarta aad wadado tasi wey dhibbadantahay laakinse wa imtixankaaga jaceylkiisa sxb ku dadal arintaani gabagabadiisa scw


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: