Waa aduunyo is wada badashay, waa jaceyl midaba yeeshay


Waa aduunyo is wada badashay, waa jaceyl midaba yeeshay, waa barasho fuddeed noqotay waa mugdi jaceyl maalmo xasuus badan meertada dareenka qofka oo meel ka qabsata, waa dad dhoof wada jeclaaday, waa buufis jaceyl oo dhaawac reebay waa dad naxariistii ka soo dhamaatay waa duni aaminku ku yaraaday waa dad wada intarasti ah oo qofba qofka kale ku meel gadhayo,

waa dad wada ordaya oo is wada gaaday , waa la isku maqan yahay waana lakala maqan yahay jacaylkuna dadka uu dusha sare ka fiirinaya , aloow adaa deeqda bixiya. jacaylka anaa la jaaray habeena ka seexan wayaay hurdo iyo sheeko aan dhamaaneen saqdhaxe soo jeed ku gaadhay naftaydu miday jaclaatay bogayga markaan u jeexay waxii jiray aan u sheegay jareexo anaan sugaynin intay xusulka igu jiiday miynaan jixin jixo ka wayaayjaceelku waa shay aan dookh laheen qofkuu doono ayuu asiibaa mana kula tashanaayo naftani waxay ubaahan tahay qofkay ubaahantay waxaana hore loo yiri waxay inadhay arkaan ayaay gacani gooysaa kal sooniduna waa shay qaali ah hadii qofka ay ishu kaaga dhacdo aadna waxana u sheegan karin waa dhibaato naftani jaceelku wuxuu ku reebaa arami aan hadhin waxaa uurka qofka gubayaana waa aamuska haduu sikasta u adkeeysto malaga yaabo inuu jaceelka hayaa qarsoomo sidaan wada ogsoon nahay raga iyo dumarku isku mid mahan ragu way ka calool adag yihiin dumarka waxaana lag yabaa in ninku uu in badan isku dayo inuu qarsado jaceelkiisa lakiin dumarku way ka nugul yahiin raga inkasta oo ay dumarka somalidu aad u xishood badan yahiin hadan sanadahan danbe waxaa soo if baxay inay 70% Dumarku ay soo ban dhigaan jaceelkooda ama haku guulaystaan ama haku qasaaraan taasna waxay aad u fududaysay guurka soo dagdago haday hanaan waydo gabadhu qofkay jeceshahay waxaa suurta gal ah inay samri waydo waayo jacaylku sidaan ogsoonahay waa wax qofka bin aadanka ah ka qaada kaantaroolka inkastoy dumarka somalidu aanay fahan saneen wax jaceelku yahay ay aad u raadshaan qof iyaga jacel hadan kama madhan rabitaanka qofka ay u baahan tahay inay heshoala dumarkeenu qaalisanaa lakiin jaceelka ayaay iska indho tiraan waan ka xumahay aduunka qofba meel ku asqoow  waxaa dalkan aan ku noolahay ka dhacaday qiso aad u cajiib badan wiil ayaa waxaa uu aad ugu dheerayay shukaansiga shabakada internetka waxaanu maalin isagoo fadhiya netcafe soogashay gabadh waxay soo fadhiistay kursiga agtiisa wiilku wuxuu ka helay gabadhii waxaanu isku dayaay inuu magaceeda waydiiyo way ka aamustay waxaanu marlabaad ku dhahay abaayo adigoo raali iga ah magacaaga maad isheegi kartaa waxay dhaday aboowe waad qaldan tahay wuu ka aamusay waxaay gabadhii iska wada tay chatinkii ay ku jirtay waxaana soo koobmay wakhtiga mudo 2 saac ah markay fadhiday gabadhii netcafega isna dhinac fadhiyaay gabadhi waxay isu diyaarisay inay baxado wuuna ka soo daba baxay lacagtii ayuu iska dhiibay gabadhiina waxay afka soo saartay dhanka guriga ay daganeed oo xoog u jiray meesha netcafegu ku yaalay wiilka gabadha wuu soo daba galay agteeda ayuu ku soo dhawaaday marku rabay inuu la hadalo waxaay hore ugu leexatay xafad ay taqaanay oo meesha u dhaweed kabtan Diiceey ma samrine meesha dhagax u dhoow ayuu iska fadhiistay ileen waa naf dabayl qaboow indhaha ka martee mudo 30 daqiiqo ah ayuu fadhiyaay meesha waxaana ku so maray dhalinyaro aad u badan ay is yaqaaneen waxaanay dhaheen kabtan Diiceey cawa maxaa kaa si ah meesha la fadhidaa isgoo ugu jawaabay wiil aan meesha ku sugayaa gabadhii aa soo baxaday iyadoo ay la socoto gabadh kale wuu ka soo daba kacay waxaanu usoo dhawaaday gabadhiihii waxuu si hoos ah ugu dhahay ,abaayo waan idin salaamay ? gabadhii aad ayaay u qoso shay waxay dhahaday raaqiya wiilkan waxbaa ka si ah aan filyaa ilaa cawa wuu idaba socdaa yaab waligeey kanoo lake ma arkin magaalda dadnoocani maku noolaayeen raaqiya !!! raaqiya ayaa ugu jawaabtay siman malaaha wuu waalan yahay waxbaa ka si ah !!! ……intuu ku soo dhawaaday ayuu dhahay malaha abaayo qofka ilaahay dartiis idiin salaamaa wuu walaan yahay lakiin waxaan idinsheegayaa inaan waxba aanan qabin ee waxaan idinla dhaafi wayaay salaanta ….raaqiya ayaa hadal ku celisay oo dhahday qof layqaano ayaa la salaama lakiin qof aadan aqoon maxaad ka salameysaa ? kabtan Diiceey uma muuqdo hadalka raaqiyo leedahay ,waxaanu si dagan u dhahay dumarbaad katahayoo danbi taasna kuma lahid ………..waxaanu u sii raaciyaay siman hadii eysan kula socon laheen kuma salaameen isagoo meesha ka helay magacii labada jeer uu waydiiyay gabadha waxuuna u sii raaciyaay waad ku mahad santahay sida aad iigu fududaysay magaca siman …!!! sidaan hore u soo sheegay jacaylku indho malaahan meel aadan filayn ayuu kaa soo galaa waxaadna la kulmeysa wajiyo kala duwan dumarka somaliduna aad ayey u suuro badan yahiin markay arkaan qof u heelan oo dan ka soo gasho waa dabci ay ka wada siman yahiin hadaba maxuu kala kulamay gabadhi raaqiya aheyd iyo kabtan Diicee
_________________________
farxan barejo
kenya/neirobi/isli
farxanbarejo@hotmail.com
_______________

web-master
qalbijaceyl11@hotmail.com

2 Comments

  1. Asc dhalinta somaliyed wad salaman tihin marka waxan umahad naqayaa alihii nagu kulmiyay webkan mida labaad waxan umahad naqayaa qalbijecel .wlh rum ahanti aniga dheb weyn ayan kala kulmay jecelka waxan jecladay gabar lagu magacabo muno rum ahanti gabar sidhab ah ayan isku jeclen malin axdiga isla galenay waan xasustaa waxey ehed bisha 7 malin isniina 2010 rum ahanti anago si daacad ah isu wada socono o ay saacad kasaacad ay iso wici jirtay anigane wici jiray aya malin malmaha kamida waxa dhacday in ay warqad iso dirto o ay igu dhahdo waxan raba in aad aman isisay anigane qoftan xumato waligey kuma aanan arkin kadib ayan weydiyay waxan kudhahay maxa kenay hadalkas aya wexe igu dhahday hoyadey waxey ogatay in aan adiga kula socda kadibne hoyo waxey igu dhahday gabarteyda kuma wanagsano in aad lasocoto nin sidas darteda ayan ku joojiyay xirirkeena dhalinta jecelka wax kataqanoo gabhas hadaladaas maku saxan tahay mise wey kuqaldan tahay ? In ay goyso xirir jecel dhab ah hadalkas dartisa miye ku saxan tahay gabadhas ? Jawab ayan idin kasuga dhalinta jecelka wax kayaqan Asc

  2. runtii wa dhab wayna jiraan wayna dhacan amramr qarkood hadan nahay qorayasha arimha jacaylka aad iyo aad waxan aragnay waqti xumaday iyo ad is badalay asc all


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: