Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo qaalid iyo Kariima, qaalid

aran waxan ilahay ka baryeyna kuwii soonkooda iyo cibaadadooda guda ilahay hanaga dhigo kuligayna wixi umad oo islaam ah oo dunida dushisa ku nool maanta sheekdii aan rabo in aan ka hadlo wa sheeko aad iyo aad uxiiso badan runtii sheekoyin aad ayay u fara badan yihin waxana ugu tala galay bisha ramadan in ay dadka ku mashquulan ayna aqrinta badsadan quraanka kariimkana halagu dadaalo walalayal wa anigo ah (((( abubakar mohamed hassan  mr qurbaani ))) waxan idin leeyahay ramadan kariim mel walba aad dunida ka joogtan…  
Continue reading