{{ dadka qaarkood danayste waye aniga so darisno ooku daalay daweecadooda }}}


ogaysiis dadweynaha SHARAFTALAHOW waxan idin ogaysiinaya in webkaani u noqon doono kii baahidiina asturi lahay waayo wxan kuso dari doona webka hadu ilahay rali ka ahado hab casri ah ayan kadhigi doona goor dhow anago ugu tala galnay maalmaha ciida fooda nagu haysa .
asc dhaman aqristayasha sharaftalahow waxan idin farxad ah in aad webka nololcusub.tk uu idiin soogudbindoono wararka calamka,wararka africa,wararka , wararka aduunka,sheekooyin taariikh ah, sheekooyin jaceyl ah oo dhab ah oo aad u ladhacaysaan,suuganta somaaliga ah, dhacdoyinka adunkadhan, wacdiyo diin ah maqal&muqal&qoralbo leh, madadalinta,maqaalo kuxiso galiya iyo walibo ciyaaraha, aqrista haka fogan webka kana dhigo saxibkaga jogtada ah melkastot calamka kajogto wahubal in aad kuqanaci doontaan

Waxaa sida la ogyahay aduunka had iyo jeer kadhaca sheekooyin laga tabiyo bulshada taariikhda iyo cimriga kala duwan ee ay marto umada illaah ku uumay dunidan aan ku nool nahay ,waxaa sidaynu ognahay dhacda saacad walba ama wakhti walba iyo daqiiqad walba dhacdo ay taariikhdu mar dhaw ku xusto baalasha kala duwan ee dhacdooyinka taariikhiga ah bulsho ku nool meel isku mida .dhacdooyinkaasi ha ahaadaan qaar bulsheed ,diimeed ,siyaasadeed,dhaqan xasuus dhaqaalle ,iwm wali waxan ku jirna sheekoyinki aan ugu talagalay waxana lagu magacaaba maanta sheekadan {{{ dadka qaarkood danaysre waye aniga so darisno ooku daalay daweecadooda }}}} bisha ramadan waxana qoray abwanka weyna abubakar mohammed hassan mr qurbaani ka bogasha wacan,

sheekadaan waxan ugu magac darnay {{ dadka qaarkood danayste waye aniga so darisno ooku daalay daweecadooda }}}

xuseyn wa wiil da,yar oona markaasna ku sugan magalada muqdisho wuxuu inoogu sheegayn doona qisadiisa o ay ku dhacday naf ahantiisa wuxuuna ku bilaabaya sidatan waa xili neecaaw qabow iyo saxasaxo dhacayso dhirtuna dhamantood ay ruxmayan daruuruhuna laga sahminaayo in uu roob so socdo cirkuna qamyahay dadkuna dhamantood waxay sanka la racayan leyrta degan malintaasi waxa oodhan waxa da,aayay roob aad u macan anigana maalintas oodhan banan uma so bixin guriga ayan malintasi oodhan iska fadhiyay inkasto malintasi schol anan aadin hooyadayda aya waxay ka imaatay suuqa bakaaraha iyado qooyan markaan arkay intaan is celin wayay aya uso cararay anigo gacanta ku wato shukuman isla markiiba waxan galay jikada si aan shaah kuleel u diyaariyo guriga waxa ku noolayn aniga iyo hooyadayda kaliya madama aanan wax walal nasiib aanan ugu yeeshan habaryartayda aya waxay ku maqnayd dalka holan lakin awood ma aysan u lahayn in ay iwato oo iiga kaxeeso magalada muqdisho.

waxan ahay wiil dhalinyaro oo wuxuu ubaahda loo oo diraayo laakin wax dhibaato ah kuma anan qabin intaan ku noolay wadanka soomaliya lakin waxa jiray dhibaatada ugu weyn waxay iiga haysatay dhanka haasaawiga waayo ma aanan haysanin gabar fiican oo nolosha cidlada iiga sarta oo iftiinka ila qaybsata waligay ma aanan arkin intan noolay gabar i qancisa ama aan helo oo an is dhaho walee tan ku wanaagsan dhanka haasaawiga ama nolosha la wadaaga saxib waan lahay lakin gabar saxib ma aanan la noqon waayo hooyadayda aya marwalba waxay i dhihi jirtay gabar saaxib ha la noqon hadi kale saxibtinimada waxay isku badelaysa jaceyl.

runtii hooyadayd aad ayan u jeclaa wxan u haystay in ay tahay hooyada dunida ugu wanaagsan inee tahay waayo waxwalba aan ubaahda waan ka heli jiray waligay iiguma qylin xitaa iiyadoo xanaaqsan xita iima so fiirinin anigana waxwalba iyada dhibaaato waan ka ilaalin jiray malin aya anigo suuqa weyn ee bakaaraha shoping ka gadanaayo aya waxan ku arkay gabar aan mooday in ay tahay xuurul cen an ku qiyasay malintaasi oo dhan waxan raacayay gabartii aan ku arkay suuqa weyn sidii aan uso racayay waxa ku dagatay meel an ka fogayn xaafadayda waxay iila noqotay mucjiso waayo gabartaani oo sidaani uqruxbadan oo hadana nasiibka aan ku yeeshay in ay daris iilatahay ala nasiib badaniya habeynkii odhan waxa i hortagna suuradii iyo quruxdii i qaabkii ay u soconaysay sidii aan ugu fikirayay aya hooyadayd i hortaagan aan arkay iyado dhahayso cashada wa diyaar nakeen aan cuntene lakin aniga habeynkaasi waxa ihortaagna muuqaalkii gbarta kaliyah cashadi intaan gacanta galiyay ayan kor uso qaaday lakin awood aan afka ku galiyo waan heli waayay gacantii ayan ku haya hoyadayda intii ay ifiirisay ayay waxay igu tiri caawa cafimaadkaada mafino subaxdii marku waaga baryo daqtar ayan ku geyna.

wxuu ugu jawaaby hooyo aniga wan cafimad qaba lakin shalay waxan so arkay wax cadi ma aysan ahayn ilaa hada waxa lii horkeena sawir lakin hooyo cawa cashada waxan udiiday aniga dib kag sheegi doono hadana wan sii seexanaya habeynkii oodhan waxan ka fikirayay sidii gabadhan oo niyadayda ku degtay aan ku heli lahay subaxdii marku waagi baryay aya anigo quracin quraacdii oo miiska saran ayan ka tagay iyado hooyadayda iwacayso ayan ka tagay kadib waxan radis ku bilaabay gabarti shalay aan arkay sidii maantana markale ku arki lahay talow nasiib hadan leeyahay mar uun indhaha isaar suuqii markan imaaday aya nasiib wanag shalay meeshi ku arkay aya hadana ku arkay intaan so daba cararay aya marqura u gacan haatiyay markan so garay ayan waxan ku dhehay gabaryaha wan ku salamy runti shalay ayan halkaan ku arkay sidii aan ku arkay xalay oodhan ma aanan sexanin sababtii an u sexanwayay waad la socota runtii waxa tahay gabar aad u qurux badan naftii mar indhaha ku sartana hurda ta hadalkayda waxan rabi lahay hadi ay suurta gal tahay in an is barano jaceyl aan meel dhigno axdi aad u adago wacadna galno maxa ka qabta gabaryahay..

runtii waxa la yabanahay wa markii iigu horeysay aan arko wiil dacad ah runtii waxa tahay nin geesi ah waxana tahay wiil aad u quruxbdan hadana dacad ah waxa niyadiisa ku jira isla markiiba iisheegay sidaasi daraded ayan wax kaga qabanaya waayo anigaba waxan radinayay wiil dacad ah hadi aan ku arkay wan nasiib badanahay lakin waxan intaasi kusi daraya in aan ahay qof garoob ah aniga hora uso guursaday lakin nasiibkayga xumaaday furiin ka dambeyay wiilka aan guursaday wan jeclaa asigana wuu ijeclaa runtii waxan ahayn labo qofood dacad ah iskuna kaloon waligiis hadal xun ima dhihin mana iiga xanaaqin waligiis aniga xanaaqi jiray asigana wuu isasabi jiray markan xanaaqo wuxu isku dayi jiray sidii uu farxad iigu gali lahay aniga waxan qisadayda kugu sheegay madama aad tahay wiil dacad ah oona ijecel runtii aniga wan ka qari jiray lakin aniga iilama fiicna hada adiga waxa isweydiine sidee wax yeeli lahayd wan la socdaa in aad dib u noqonayso waayo waxad rabta qof horay uso guursan waayo raga ma xiiseeyan garoobada inta badan wan ujeda aamusnaantada aya ii cadeyneyso hadana waxan ku dhihi lahay waan sii baxaya barasho wanaagsan magacayga wa xamdi aadan kolaytaba xafada ayan kula deganahay hadi ay wax iiga ka so galan waad i iman karta hadana by qary iyo cafimad ayan ku rajeynaya iyo gabar fiican o nolosha kula wadaagti in aad hesho aan ilahay kaga tuugaya ..

sug wax yar isug maanta oodhan waad hadashay aniga wan ku dhagaysanayay runtii raga aad horay uso aragtay aniga ragaasi ma ihi aniga waxa ii cad waxan markaas niyadayda u bahantahay kaliyah aniga wax kale uma jeedo waxan ujeeda in aad adiga tahay qoftii noloshayda ubaahneyd aniga wan ku jeclaaday waxad tahay iyo waxad so ahan jirtay adige ku tala aniga noloshada horay shaqo kuma lihi lakin nolosha cusub aan aniga kula damacsanahay ma ila wadaagaysa runtii aniga wan ku jeclahay waxad tahay wan kugu raba hadi nasiibkaaga xumaaday maahan in ay nasiibkayga xun yahay.

waligay intaan ifka ku nolay wiil adigo kale indhaha ma sarin hadi ula jeedada sidaas tahay aniga maxa ku diida maanta laga bilaabo aniga garabkaaga ayan ahay malintaasi wixi ka dambeyay waxa noo bilaabmay nolol cusub runtii anigana aad ayan ugu faraxsanay midaasi hadi an helay nolosha mid ila wadagto wan kulmi jirnay week walba sadex cisho ayan ka kulmi jirnay waxan ka codsaday in aa hooyadayda baro iyadana wey ii ogolaatay hooyo ayan u keenay waana baray runtii hooyadayda wax garad ayay ahayd waxay i tiray sow tii habeynkii cashada u diiday sow mahan intaan qoslay ayan dhehay ha hooyo waa iyada casho iskaba dhaafe runti hooyo waxa iiga so dhow in aan naftayda ilaabo habeynkii oodhn xafadayda ayan ku haasaweynay intan qoslaynay aya xili dambe nagu gaartay anigana waxan so dhaweyay gacalisadyda qaali ahay ee xamdi .

La soco qeybta Labaad insha allah

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: