{{ dadka qaarkood danayste waye aniga so darisno ooku daalay daweecadooda }}} QEYBTII LABAAD


runtii sheekada waxay sidasi ahaataba waxan go,aansaday in aan hadana baro wiil aan saaxibo nahay saxib kaliyah ma aysan ahayn wiilkaasi walalkayga ookale ayu ahay nafta aya noo dhaxaysay waxwalba waan wadaagi jirnay magaciisana wa abdi malin ayan ku balamiyay inaan wiil saxibo nahay aanbari doono malintasi wey ii imaatay marki an is baray gacalisadayda iyo saxibkayga qali ahay waxa meesha ka dhacay is fiirfirshi lakin aniga wan fahmi wayay sababta lisku fiirinayo xamdi wey carartay maki aan saxibkayga weydiiyay sababta ay xamdi u carartay wax hadal wan ka wayay asigana in u hadlo wuu diiday hdalkii aya kaso bixi wayay anigana intaan is celin wayay ayan gacalisadyda kadacararay marki ay xaafadooda tagay ayan waxan weydiiyay waxa dhacay iyo sababta ay uso carartay.

runtii aboowe xuseen sababta aan uso cararay adiga qalad aa u fahmin mana ka xumeyn in aad i barto saxibka lakin waxan uso cararay waxkale maahan saaxibka wuxu yahay adiga horay maku sheegin miya in uu guursaday guur qarsoori ah mudo 3 sanadood ayuu gabar qarsoori ku qabay marki ay cidoda o gadeyn meeshii laga rabay in uu gabarta so doonto saxibka aabihiisa aya guurka ka hor istaagay waana loo diiday in lo doono gabartaasi .

lakin waxan ku weydiinaa adiga sidee sirtaani ku ogaatay waayo anigo saxibkiisa ma ogi

waxan ku ogaaday gabartaasi uu saxibka loo diday meel dheer haka radinin waa aniga kula joogo oo xamdi ah

layaab ayay iigu noqotay arintaasi habeynkii oodhan waxan ka fikirayay sababta uu saxibkay arintani iiga qarsaday hadana saxibkay saxibtiis ayan saxibo nahay arintaasi aad ayan kaga xishooday saxibkayga wiji aan uugu hortago malihi hadi aan fiiriyay arinta waxan qiyaasay in ay xamdi weli saxibkayga jeceshaha waayo wijigiisa marki ay aragtay indhahayda waxa kuso istagay ilin ilintaasina waxay cadeyneysa in ay jaceyl tahay anigana wax aan sameeyo ayan garan wayay xamdi marki aan arkay wijigayda wa iska cadi asigana wijigiisa markaan fiiriyay wa cadi hadana waxan u qatay xiirikooda inuu ahay xiriir hore waayo shalay iyo manta isku mid maahan anigana arintayda ayan si watay hoyadaydana waxay ii dontay xamdi isla markiiba waxaladhigay guurgayna saxibkaygana guurkayga wuu kaso qayb galay lakin habeykaasi qashuuca wijisiisa ka muqda ninkii jaceyl yaqana wuu dareemi lah wuuna garan lahay in uu yahay ruux jaceyl haya .

kadib waxan kaso baxay todobadii lakin xamdi markaad fiiriso wajigayda qof honey moth ku jirto looma maleenayo waayo farxadii shalay wajigayda ka muuqday maanta maleh intaan udulqaadan wayay ayan waxan ku dhehay abaayo xamdi waxan ka dareemayan labadaani beri murug weyn in ay wajigaada sarantahay ma iisheegi karta murugta ku haysata si aan waxa kaga qabto waayo sow aniga ninkaaga ma ihi farxada kaliyah in lisla qaybsado maahan mararka qaarna wa in marugta lisla wadaaga mesha laga badan yahay mi iisheegi karta si aan wax kaga qabto hadi aad guurkayga ku faraxsanayn iisheeg hadi aad rabto jaceylkaaga hore in aan kuso celsho aniga diyaar aya ku ahay waayo wxan ahay ruux adiga ku jecel hadi aan ku jeclahay waxa i roon adiga meeshi ku faraxsantahay kaliyah aya anigana farxad ii ah.

ha wa sidaa sheegtay lakin aniga guurkaga maka xumi lakin shalay marki aan todobada ku jirnay waxa ii yimid saxibka wuxuu iisheegay in uu weli ijecelyahay wuxuna iga codsaday in an adiga kaga so tago oo asiga xagiisa imaado wa run shalay waxa na dhexmaray jaceyl weyn ma ogtahay jaceylku isiiyay jaceyl yar maahin heer waxan garay in aan la,aantiisa noolan karin xitaa hal daqiiqo hadu iga maqnaado waan wici jiray niyadayda iyo qalbigayga qofa asiga ahayn in uu bos uuga banaanyahay ma aamin sanayn aniga runtii jaceylka wa cajiib mararka qaar waxa kuso maraayo jaceyl adag oo xitaa naftaada ku iloowsiinaayo xitaa dadka kaga soocaayo oona kugu kalifayo in aad noqoto kaliga mar hadi aad kaso dheeraayo dadka oo kaliga noqoto waxa ku sugantahay in aad waalato ama jaceylkaasi dartiis noloshaada qatar ku gashay runtii adiga waxa tahay nin cajiib ah adiga i ilowsiiyay ninkaasi mana is dhahaynin jaceyl midkaani ookale aya noloshaada soo maraayo runtii maalintii koowaad aanku arkaayay oo arimahaaga ishegtay ayan ku fikirayay in aan noqono labo qofood nolosh wadaagto adigana wixii dhacayn iska ilow abdi shalay ayan jeclaay shalayna maanta maahan maanta adiga jirto oo ninkayga ah anigana naagtaada ayan ahy iigu kalsoonaw lakin waxan ka codsanaya si ay niyadayda iigu degto hal mar waxan raba in aan abdi lakulmo adiga saxibkaa waayo balan ayan ka qaday in aan lakulmaayo hadi adiga rali ka ahayn kulankiisa xiiso iiguma hayo lakin si ay niyadayda iyo tada iyo tiisa ay ku dagan waxay dan ay ku jirta in aan aan halmar kulano hadi adiga ii idmayso waye.

gacaliso runtii aniga raga qaar oo naagahooda ku kalsooneyn aniga ma ihi aniga waan ku kalsoonahay adigana waxan ka codsanaya in aaniga ku wado ii ogolaaw midaasi wayahay ayay dhehday waxan so aaday dhanka tel;ka yiilay waxan wacay saxibkayga waxan usheegay in aan berito aniga iyo xaaskayga gurigiisaugu imanayno wayahay ayuu idhehay tel;kana wan dhigay waxan isku diyarinay guriga saxibkayga aniga iyo xaskayga waxan so aadnay xafada saxibkaya markaan imaadnay salan iyo kaftan kadib waxa hadalka no furay xaskayga qaali ahayd waxayna ku bilowday sidatan .

runtii abdi adiga shalay waxa ahayd ruux aniga naftayd ubahnayd waxa isiisay farxad weyn waxa iigu abuurtay jaceyl an xambari karin aya qalbiga iga galisay runtii adunyada wa harkiia labadisa galin adigo ku tashanaayo ayay ku seegaysa adigo sabartana ku siinaysa runtii shalaay waxan wadagnay jaceyl ilaa guur ayan nasiib uyelanay adiga dantaada iiga lahayd waad iiga gartay waayo heer waxa i gaarsiisay in aan qudbo siro kula wadaago iyado cid aysan i ogayn markii aan ku hishiinay in aad isoo doonato waad la socota in uu abahaaga iiga ka diday anigo rali ka ahayn aya ifurtay xita aniga ma anan ogayn meesha aad iigu furtay waxa li sheegay in la iifuray kaliyah heerkaasi adiga i gaarsiiyay aniga maxa ka haleeyay anigo ku baahan aya icidlaysay meeshii garab iiga siin lahayn madaxayga aya isiisay mustaqbalkayga adiga ku ciyaaray waayo qofaa jeceshahay waxwalba hadu ka codsado waad usameyneysa xita naftaada alaha ka dhigo alxasil shalay wixii dhacay in aad iska ilowdo ayan maanta kugu imaaday shala aniga wan ku jeclaa lakin maanta naag marwo ayan ahay waxan ka codsanaya in aad iska kay ilowdo wxan ahay gabar walasha ookale waayo shalay ada i daayacday maantana wax aan ku qaban karo maleh i am sorry my brother.

saaxiib runtii xamdi wa sidii sheegtay maanta adiga ayay calafkaa tahay calafna wa lama huran runtii aniga waligay kuma kifirin in aan xamdi weyn doono waxana intaan unoolay in aan mar uun arki doona laakin isma dhahaynin malintii aad aragto iyado marwo ayad arkaysa runtii maanta waxan ogaada wax aadan calaf u lahayn xoog in lagu radin karin runtii sxb maantana adiga aya xamdi leh waliga adiga aya lahan doona aniga iyo xamdi waxa nadhehxmaray waxay ahayeyn riyo riyadana waad la socota marki aad toosto in aad waayneyso anigana xamdi waxan kaso qaday anigo jiiftay markaan toosay riyadii ay burtay taasi kaso qaad sxb anigana sxbkaa ayan ahay waliga waan ahan doona hadi wax xumaanto ah na dhaxmartay iska ilow sxb aniga calooshayda wa safi adigana niyadada ii fuur sxb.

runtii waxa tihin labo qofood aan marnaba ka maarmin xamdi iyo abdi ninkii isku haysta waligiis dhib ma arkaayo sxb anigana xamdi intaan haystoo adigana garabkayga tagan tahay waligay rafaad iyo dhib ma arkaayo runtii aniga xamdi waan jeclahay waxana huri wayay murugta ay xamdi ku nooshahay waayo qofaa jeceshahay in uu murgoodo mid adiga naftaada ogolanayso maahan anigana xamdi muragtayda wa aniga murugtayda sxb aniga wan ku cafiyay waxana tahay sxbkayga qali ah runtii adunyad inta aad ku nooshahay waxa arkaysa dhibaato fara badan runtii anigana waxan ahay in dulqaad badan hadi aad duqaadka badsato waliga lagama guulaysanaayo intaasi ayan kuso gabagabeeyay sheekadii aan maanta anigo ah xuseen farah abdi aan ka hadlaayay oo wareysi iila yeeshtay qoraaga weyna reer maalta abubakar mohamed hassan mr qurbani sxb sheekadayda wa dhab runtii sxb sheekadada aniga ayay ilin iiga keentay intaan qorayo maxa umaleynaysa ninkii aqrinaayo aniga aya ka helay waxa run ah in ay dadweynaha ka heli doona intaasi ayan kuso gabagabeeyay shekadi aan maanta ugu magac darnay

DHamaaaaaaaaaaaaad
wixii faafaahin ah
kala xariir qoraaga sare ee mr qurbaani ahna mulif weyn
ama webmasterka
qalbijaceyl
mahadsanidin my dear asxaabteyda meel walbo aad joogtaaaaaan

1 Comment

  1. ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid muuuuuuuuuuuuuuubaaaaaaaaraaaaaaaaaaaaaak


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: