KADEEDKA CAASHAQA Q.2AAD


nasiib xumase jaanis labadeenaba ah maan isku helin, safarkeedana aad ayuu usoo dhawaday, anago is fahmay sxbtimadena iyo walaaltinamdeena sareeso ayey xafadooda oo naga dheered o safartay,


xariirkeena meshas kuma sii dhamaan ee wuxuu noqday mid sato dheer leh, waxa u guuray mudo yar ka bacdii sweden, waxana la shekesan jiray labo gabdhoo oo sweden dagan oo waqti dheer is naqaanay, saas ay tahayna waxa aniga dhan isoo jiidatay Ruun kaftankeeda iyo shekadeeda waxana isla qori jirnay ilaa subixi qoraxda soo baxdo wali anagoo isku xiiso qabna, sidaas sas u aheen aya waxa iska daremay dareen aan xageeda u qadayo, madama ay wiilkii kala haren mar horena ay i sheegtay nasiib xumo dhib ween ayaa igu noqotay in aan soo bandhigo waxa u haayo,
meelo badan ayaana wax iska tusay, taas oo igu weneed in ay tahay gabar wadad ah oo xaga diinta aad ugu dhow ana xoga dhalin yarada sanadkan iska ahaa, taas ay aad uga soo hor jeeday, xitaa mar mar ay i waydiin jirtay sida sxbo ku nahay aniga iyo iyada aad u kala farqi duwan, taasi waxay igu dhalisay wel wel jogta ah iyo cabsi si dabiici ahna darenkayga waa u laqay, wax walbana walaaltinimada aan ka waynaysiiyay, habeen habenada ka mid ah iyadoo dalan ana iga wareer san tahay ayaa xanaq ku kala tagnay, habenki markii waqtiga la shekesan jiray la garayna wax msg ah kama an helin ana danta i run sheegtay oo waxa ka cabsaday xariirkeeda cadiga aha hadu soo labto in dareenkan igu wenan dono, meel xuna i marsiin karo ana sidaas si la mid ah ayaa xariirkeeda u dhafay,
marka labo sitimaan sii joogay sweden ayaa la qabsan wayay oo waxa gadal ugu soo xiisay denmark si dhaqso ah ayaana ugu soo labtay anoo wareg iyo hawo badal u socda, waxana dhaxda ka galay asxaabtayda oo aan magalada isla galnay, habenki dhan waxa la dhafrayayba subixi marka wax yar jiifo RUUN walaalkeed oo aan xoga isku fiicneen aa isoo wacay oo igu war galiyay in uu kamka joogo meshana cidlo ka muqato wehel iyo asxaabna u baahnaan lahaa inta uu kamka ku sugan yahay ana meshi ayaa asxaabtena iska so racnay anago sadax ah sida gariga usoo wadnayna kamka isku soo tagnay ,horayna waxa ka radiyay sxbkay martida kamka ku aha marka is aragnay ayaa salan iyo soo dhawees is dhafsanay xalad guud sida looga shekesanayay iyo sheeko dhalin yaro waqtigii uu bixi laha aya la soo garay meshi ayaana ku macsalamenayay, isla markiiba waxa doonay gabar aan asxaab aheen oo magalo igu sugesay waxana kenay kamka, daal iyo safar igu batay dartiis habeenkaas horaa ka sexanay dhamanteen subixi aya qurac ku karsanay mesha cuno ka bacdi iyo bashal iyo sheeko hadana waxa la garay waqtigi an asxaabta macsalamen laha oo aan kaligay kamka danaha aan ka lee yahay ka dhamesan laha waxana isku diyaariyay in aan dhaweeyo
asxaabta isoo boqotay ilaa Copenhegan aan la tagay hora ka so labtay si aan bari alasay u kaco, marka kamka imadayna waxa kula kulmay wiil sxbkay ah oo inta maqna kamka imaaday meshana ila dagan inta salamayay ayaa telkayga soo dhacay marka qabtayna waxa ila hadlay qof aan aqaano codkiisa waliba si dhiiran ila kaftamaya ana isma waline waxa ka war doonay oo waydiyay qofka uu yahay hadal jilicsan oo aniga dhan laabtayda badalay ay igu dhahday wa RUUN aboowe ee dadka ma dhaqso hilmaantay, ana is giijis iyo daganaan an mesha ka bilabay sheeko yar oo xiiso badan waxay i sheegtay telka lacagta in uu ka dhamanayo, anoo is ogeen aan ku jawabay ana ku soo wacaya waba ku xisee, anoo dhag la i qabto lahen wilka la jogay xasuusan an gadal ka wacay sheeko iyo kaftan dheer ka bacdii waxa ku kala tagnay haben wanagsan oo an isku macsalamenay, lakin sidaas kuma kala tagine waxa nahay asxaab mudo kala maqneede waxa bilaawnay in aan msg isku qorno oo ku qaraxesano sideni hore oo kale,
si yar oo an fileen ayaa msg ay soo qortay waxa ka dhax arkay I LOVE YOU wan rumesan wayay mar ilaa sadax jeer ayaana gadal u fiiriyay msgki indhahayga mahee ileen qoralka way isoo qortay, candhuuf aan gadal u laqay kaftankeeda badneedna in uu yahay waa u qatay, anoo dacad ah ayaa u qoray walaley ima jeclide dhibka iga dhaaf, marar badan ayeyna ku adkesatay, ana intaa is heen wayay ayaa waxa dareen u hayay duugka u sariyay waxayna iga tagtay habenkaas iyadoo culees iyo wax ay fileen goobta kala kulan tay ana ay niyadayda fiican tahay oo dhahaya mudo waxa ku dhibayay caawa waa shegtay hadi ad heshid sida rabtay hada waydidna rag la diido adiga ma ugu horeen,

habeenkiina dhan sariirta wa ku gal gasha sida u wada hadalnay iyo shekadeena madaxayga ka bixi wayday kala qorsheen iyo gadaal u fakir sida ugu jiray waxa isoo baxay in ay ka naxday arinta usoo bandhigay oo culeskeeda wadata in aysan ku tashaneen, hadal kedaa horena uu kaftan ahaa, nafta waxa ku seexiyay habenkaas war jiraaba bari uu imaan,

sidi ayana ku seexday, subaxas waxa soo kacay waqti aan kici jirin, danta laha an so dhamestay, waxana bilaabay in aan sugitankeeda dhib igu ahaado waxana iga sii darna in aan malin isku qori jirin madama fasax lagu jiray, waa dhareersaday oo sugu wayay warkeeda sida u yahay, sakanba sakanka ka danbeya walaaca iyo siday wax noqon donaan waa ka sii cabsanayay, ugu danbeen mar ay tahay barqadii aan radiyay nasiib wanagse waa helay waxayna si yaro dabacsan igu sheegtay in ay shaqo heeso ana intaas kuma harine si aan u ogaado in ay dareen i heeso waxa dhahay runtii waa ku jeclahay waxayna igu jawabtay in ay hada shaqo heeso waqtiga igu dhow ay heshana ay isoo wici doonto,
aniga wiish ayaa igu yeeray haday ku jeceshahay maxay ku dhihi wayday waa ku jeclahay, maxay hadhow daran oo keni doonta, sida dhakafaar ugu jiray anoo aad u danenaya ayey isoo wacday si asluub iyo taxadar ah ku jiro aya asxaabta ugala dhax baxay telka, hadal dagan oo raba in uu wax ogaadana kula hadlay, salan iyo cafimad is waresi ka bacdiina su aasha iyada qadatoo waxay i dhahday ilaa intee darenkan i hesay, si yar oo dagan aan u shegay xaladayda siday tahay iyo sida uga baqi jiray iyo in aan wali u haayo xushmad sxbtinimo iyo mid walaaltinimo, saas ay tahayna indhaheeda wadnahayga ka dhaxbaxay iyo dabecadeeda dagan in ay igu wada goobteeno damac walan an u qaday, nasiib daraso aan soo bandhigi wayay, hadal yar oo gaban oo wax fahmayay ayey igu jawabtay wan gartay,

isla markiiba suasha ana qatay oo waydiyay in ay i heeso wax dareen ah xalay erayaday isoo qoresay in uu run ka ahaa iyo in kale, jawaabteeda ma dahine si taxadar leh oo damqasho ku jirto ayey igu jawabtay waxayna i dhahday daadir waa og tahay asxaab si saaid ah u kaftana ayaa aheen waliga waa iga badin jirtay kaftanka, xalayna waa kaftamayay. adiga ahaan xushmad iyo walaaltinimo ween aan ku haya oo waliba aad u sareesa lakin bro wax dareen jaceel ah kuma haayo,

anoo xoga hadaladaas dhib saday oo jeclaa waxa i haayo in uu haayo aya hadana ku jawabay RUUN shalay walashey ad aheed ama sxbtay horta mantana wax iska badalay malahan, waxana filaa dareenkayga aan ku qaday wuu qaldana adna walaal aad iga dhigatay ana waa kugu so jeestay, ruuntiina wa ku jeclaaday jacelkana indho maleh, hada la jogana hada dareen i heen walashey RUUN ma ku qasbayi, madama an ku jeclahayna waxa ku qasbanahay wax walboo adiga ku niyadsan tahay in aan sameeyo si xariirkena asxaabeed usii nolado, hadalka halkas marka marsiinayay intay hadalka qadatay iyadoo dagan ayey waxay i dhahday jaceelka indho maleh meel walbana waa ku geen karaa runtiina aniga hada qof lama socdo sida og tahayna mudo yar aa ka soo wareegtay wiilka kala harnay mana rabin in aan xarii danbe sameeyo hada intaa iskuulka ibilabanayo ka dhamenaayo,
hadana sas ay tahay adiga sxb fiican ad tahay sidaana kuguma fiirsan kari waxana ku qasbanahay in aan jaanis ku siiyo oo aad xariirkaaga ku soo bandhigi karto, adiga iyo nasiibka hada isoo jidatid ada i leh ee ogow hada jacel dhan kuma haayo,

anoo samray oo jaceelkayga isku ceshay ayaa mar labaad indhaha kala furoo hami kale isoo galay, anoo isku kalsoona aan kula kaftamay duqyahay hadaba i ogolatay in aan ku jeclaado waqtina aad isiinaysid aan kugula shekesto aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay waxana rajena marna in aan xumaan ku kala tagi doonin wax walbo dhaca asxaab nimadeena ay jiri doonto, iyadana sidoo kale waxay i rajesay nasiib wacan meshii ayaana isku macsalamenay, hadal danbe iyo cawana horaa igu sii balanay,

LA SOCO QEYBTA 3AAD INSHA ALLAH

___________________________


Website counter

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: