GABEY JACEYL AH (dowlad inaan noqono maxaa diidaya)


Gabeygaani waa gabay jaceyl ah si fiican u dhuux waxaan filayaa inaad k heli doontaan insha allah magaca gabeyga waa sarbeeb ee ha is dhihin maxaa meeshana keeney dowladnimo madaama la yiri waa gabay jaceyl kkkkkkkkk

dowlad inaan noqono maxaa diidaya

gabaygaan waxaa tiriyey abwaan nuurdiin xuseen max,ed 20/2/2011

1-dooqa wuxuu kuu diraa qofaan kula dadaalayn da,daada kaareeba

2-dadaal iyo dulaqaad waa dastuurkayaga

3-dowlad malihi doqowdoo idil waa sidii da,yertee

4-sida meel daaqleh indhahaa kuugu doogsada

5-dugsiyo dadnimo waa waxaan kuugu doortaye

6-duhur dharaar ah meel deerada laga arkaayo & dambas laga guuray

7-dalabkayaga inaan kahadlo waa duruuf lama huraan ah

8-sida meel doogleh hadana casirkii qoraxda ay daahirisay

9-damiirkaad igu ogayd waa kan aan wali daba joogaaye

10-ee da,dayda ha iga reebin derbi i noqo

11-daraad wixii dhacay waa laga dareeraaye

12-adaa diiday adaa daadiyey deeq malahane

13-roobkii horey uda,ay waxaan u daba joogo waa dareen walaal nimo

14-oo ducfi hamoodin waa dareen aan gudbinaayo

15-dabacsanaan muuji deeqii habalahaay

16-dooqaygaa kuugu kalsoon dareenkaad wehel u tahay

17-daawo da,dda aan jiro & duruufta iheysa

18-oo dowladda shisheeye ha idareensiin

19-dammin ma ihi ee waa wadna haaga dacalkiisiiye

20-sanadahaan danbe dowladaha waxay meelku dagaan waa dadkoodiiye

21-ee dumar ha igu noqon deeqana rabaa baxsho

22-dooda dadkaadiyo difaacaada berri lama dareensiiyo 20/2/2011

23- anigu taa diideye maxaad igu daween kartaa?

24-daahna igama saarna dantaad doorbideysiyo dacwadaadiiye

25-qofaan kuu diirnaxeyn duleedkiisa lama dago

26-daleecen taada inaan ku dadaalo adaa i doorbideye

27-dabciyo dulqaad u ma lihi in duulkale dusheyda lasaaro

28-dulmigiyo qof ladaciifsado waa la igala dareeraaye

29-duulaan lama qaado adoon dacaladaada iska duwin

30-meel duura haddii dabin laguu dhigo dagalada aad saarto

31-dafirey dawadaad ka keentiyo daqar la’aan taasiye

32-duni baan aqaanaa iyo daa’ira wareegeeda

33- ee dabci baan ka dhigtey inaan dulmiga diiwaanka kuugu qoro

34-ileen daalibul – cilmi baan ahay aan dulmineyn dadkiisiye

35- oo darajiyo dayax lahigsado dheer dadkiisiiye

36-hadaad adigu deeq i oran weydo ood iga diddo

37-yaan dugsadaa intaan dibadaha wareegaayo?

38-anigu dan fogbaan lahaa iyo dara jooyin sarre e

39-haddi ladiidey maxaan daaha karogi karaa?

40-dib jirbaa la iga dhigey sidii duul kale e

41-oo dembi aan galinbaa dusha la iga saarey

42-aniguna diiwaan mugdi ah baan dusha sarre ugu qoreye

43-mana ilaawi karo dur – durkiyo dakanaha la iga galey intaan dunidda joogaaye

44-dareenka kala duwan ee dadka lama diiddo lamana daleeceeyo waa dabciga duniddee

45-dibbaan u xusuustaa dahabnimadaadii sidii duhurkii ballantii daalo baar u baxe

46-iyo dekeentaan kuwada marijirney aga gaarka dahabshiile

47-deertii hore waad i dugsan jirtee hadda maxaa diksooyiri?

48-oo dacalada dunidiyo dibadaha maa ku wareershey?

49-deertu hadey ku da’do meel duur ah doog iyo u baxbey daleeshu keentaaye

50-balse adigu doodiyo dabeeca daadiibey badeshey

51-aniguna waxaan u baahanahay diktoor sarre e

52-oo i daryeella ina dabiiba intaan dunidda joogaaye

53-waxba yeysan ila qarxin dulucda maansadda ee dawadeydu waa adi

wixii faafaahin ah kala xariir abwaanka iyo webmaster-ka

abwaan nuuradiin nuur220@hotmail.com

web-master qalbijaceyl11@hotmail.com


Website counter

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: