KADEEDKA CAASHAQA Q.3AAD


hora waxa loo yiri jug aad sugeesid wax kama qaado, horaana u ogaa in aysan dareen jaceel i heen arinteedana asxaab aheed, nasiib wanaga an yeshayna waxay aheed in jaanis aan wax ku kensan karo la isiiyay wana marki igu horesay ay gabar sas i dhahdo, al muhiim anoo faraxsan aya dhalin yaradii caweskooda ku labtay oo farxadii yareed an ka soo qatay aan goobta ku shiday sida lo qoslayay oo xilfaatamayay waxa la garay waqtigi an badana isla qori jirnay nasiib wanagse madama an wadanka joogo codbaan ku wada shekesan karnaa caawa, xogana shekadeda xiiso ayey ila lee dahay madama la iga rabo in aan soo jiito oo wadnahayga daris ugala dhigo qoftaan aan jeclaaday, dhiran galin badan aan is siyay ka bacdii waxa wacay telkeeda salan iyo xishood an horay u aqoon ayaa goobta ka dhaman wayay,

nasiib wanag ayada warka noo badasho kaftan iyo xilfaatan mesha nooga bilawday ana geskayga ka racay mar marna darenkayga sunta ah oo igu kaliga ah ayaa u soo bandhigayay, waxay sheekada farxad iyo haben fiican ahataba waxa la garay waqtigi an kala tagi lahen waxana ka codsaday in ay i dhahdo wa ku jeclahay lakin waxay igu jawabtay daadir been ma rabta in aad igu baratid aniga wali kuma jecli lakin malinta dareenkaga walan isaaqo ana haben iyo maalin ku dhihi doona adigana iska dulqaado, anoo waqti fican qatay xogana rajo iga muuqato aya mesha ku kala tagnay, waxayna i aheed haben farxadeed oo la i og yahay in aan jeclahay niyadayna waxa ku taagneed in aan mar uun gabartan i dar dartay walina i dhaqaalenaysa in an hanan doono sidi ayana hurdo macan ku seexday,

subixi marka kacayna oo mobilka sacada ka firi damcayna msgkeda horay ka arkay oo subax wanagsan ku qoran tahay, niyada waxaa ka dhahay familka cida ah sacas ay kacaan madama RUUN familkeda la nooled, iskaa bulana hada xitaa quraac ima diyaar sana oo aniga aan iska waday madama an kaligay daganaa,

waa iska kacay oo qubees iyo quraac aan iska galay cabaar marka kamka iska dhax waregaayo ayaa waxa isoo wacay sxbkay sweden jooga oo i dhahay balan aya ku le dahay sweden ee soo dhaqso, arintaas markay igu soo korortay qof kale anoo ogaysiin ayaa u shegay waxana u raciyay in aan raba fasaxan stockholm ciyaraha in aan aado madama kooxda an u dhelayay ay kobkaas ka qeeb galesay sanadkaas.

intas marka marayay ayey i dhahday ani xita wa imana stockholm familkena ayana dagan aniga farxad iyo reen reen ayey i noqotay waxana u arkay jaanis an ku arki karo gabadhi an kaligay uun jeclaa, waxana kaloo i dhahday qeer an isku og nahay wana isla qori dona, sidi aya isku macsalmenay oo ana isku diyaariyay in aan sweden tago danteydana u dhameesto,

subixi danbe aya safarkii u kala hay waxana tagay xafiiski aan balanta ku laha oo aha mid qabilsan arimahayga qaxootiga waxayna si niyad jabsan igu shegen in ay raban in ay gariiga i celiyan madama an ka soo galay marki hore, ana in aan dood ka qabo aya u shegay jawab kale naga sug ayey i dhaheen, xafada iska imaday asxabhtayda aan mesha isla imaanay ayana u shegay kulina siday uga xun yihiin waa i wada tuseen ana niyada uga wada duceyay in ilahay na kala fududeeyo, hadii aniga nasibkayga noqon wayay qaxootinimada in an ka xarobo iyaga rabi in uu ka xoreeyo aad iyo aad ayaana ugu niyad sana kuli madama aan aad u kala dheran doono ana an dagi doono dk iyagana sweden, sidoo kale gabadhi an jeclaa wa la so soc´siyay siday arin noqotay wayna ka xumatay, waxayna i rajesay Danmark in aan sharci ka heli doono, ana meshii an hadalkeeda ku dagay rajo allena aan sii sugayay sidaa 4 sano dhanba u sugayay,

xariirki jaceelka oo kaligay i waday marku marayay 15 bari oo an daremin wax is badal ah xageeda ayaa waxa jecleestay in aan wax ka ogaado waxana kula hadlay erayo kicinaaya dareenkeeda oo laga amusi karin sida sugayay ma noqone waa ka war wareegtay, waxa daremay in aysan wali cashaq usoo dhawan dhinacaygana usoo dhaween inta ka eheen asxaab iyo qaraaxo,

meshi ayana naftayda ku canaantay qof ku xushmenaaya sxbtimadada qimenaya aya waxa ka daba wada jaceel anan henin ilaa ay markasta ka war wareegto warkaaga, waxa mesha ku go aan saday in aan intan ka badan culees aysan qadi karin anan sarin, si fudud aya waxa u waydiyay wax dareen ah ma i kaa galeen RUUNEEY, waxayna igu jawabtay dadir runti maya still waa isku daya lakin wali dareen kuma haayo, inta hadalki ka qatay an dhahay RUUNEy shalay adaa janis isisay abaal wena waa kaga haya cawana waxa darema intan ka badan in aan ku soo jidan karin, jaceelkayga inta la ordayana uu xumeen doona xariirkeena walaaltinimo ama asxaabtinimadeena, adoo raali ah waa is dhiibay mana kaa kensan karo jaceelka i haya, tayda kaliya in aan fiirshana waa doqonimo marka asxaab caadi ah ma ahaan karnaa dhaman teen,
intaas marka dhahayayna waxa iga socotay ilin oo waligay qof dumar ah iga imaanin, RUUN sida ahay intay ka xumatay ayey ila oyday eedana dusha iska saratay iyado dhahaysa jacel wajira lakin nasiib uma lihi wali kaga ima soo garin ee ha niyad jabin waa iman donaaye bro, ana kama yeelin in aan sii dhibana waa ka xishooday oo ila qaldanatay go aankayga ayana ku ad keestay anoo guul daro iga muuqato,

saas marka ay aragtay qaalida jeclaa waa ila ilmeesay oo waxa ay i tusisay sida ay uga xun tahay hadalkina intay qadatay ayey i dhahday daadir wali waa iga ken san kartaa hana niyad jabin wana qasab ayey dhahday ee fadlan taas iga ogoloow cawa jaanis kale in aan qaato oo isku dayo waliba iyado i dhahaysa daadir meel ma li id waana i hanan karta ee kan bal ka faaideeso,

aniga murugo ima yareen sas ay tahayna erayadas naxariista leh wadnahayga waa u ronaayen rajo ayaana soo galaysay wa ka aqbalay waxana ka codsaday il gooni ah in ay igu eegto sidi ayeyna iga balan qaaday,

nasiib xumo inta ilinta wadnay ruun waxa ku soo boday xanuuun daran isla markiiba telka aya ka damay anigana waxa ogaaday sxbtayda qaalida ah cawa dartay in ay u jiratay qof kale aan ku aqanay oo wici karayna ma jirin oo walalkeed aheen walalkedana ma jeclesan arimahana hada cusub in uu ogaado, ana habenkas waxa ku dhamestay soo jeed iyo wal wal iyo siday noqon doonto gabarta kaligay jeclaaa, waxa sugo oo marna is ciil kaan biyo waxaa barqadi mar ay tahay isoo wacday ruun ,aad ayana u farxay waxayna i sheegtay in ay xalay aad u xanuusatay ilaa ay ka gartay in isbitaal la geeyo hadana ay fican tahay oo xafada la keenay,

runtii wa ka xumaday dartay in ay saas ugu xanuunsato hadana niyada ayey i dhistay oo waxay i dhahday daadir qaladka ma lihid ee waa jacelka aan indho laheen, waxana rajenaa jacelkan ku walay in aan dha dhamin doono oo ku wada raxesan doono asagoo kaamil ah, sidi ayana ku farxay oo ayadana ugu rajeyay in ay cafimaadi doonto..

__________________________________________________________

Website counter

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: