Naf ku jecel ood Calfataa waa Guusha Nolosha Xog rasmi ah.


Naf walba waxa ay jeceshahay in ay hesho qof jecel noloshana la wadaagto waxaa hubaal ah in uu naajaxayo qofkii calafku ilaah ugu daro naf jecel kana sii fiicna nafaf is jecel oo nolosha isla wadaagaya Waa muhiim inad heshaa Qalbi kuu nugul.

hadaba qoraaga sheekadaani ayaa asigoo ku bilaabaya
Magaciisa Kahin Adnaan kuna sugan Dalka Sweden Marka hore waxa uu hadalkiisa ku bilaabay waxa aan aad idinkaga mahad celinayaa Shaqada aad Bulshada SOomaaliyeed u heysaan isla markaana aan aad ula dhacay Waxaan jeclahay ayuu yiri inaan Bulshada wax kuso kordhiyo.

Waxaan ahaa qoraa aanan La aqoonsaneen waxan abwaan ku noqday Jaceyl dartiis isla markaana muda waxan hiigsanayay inaan helo Jaceyl dhab ah waxaan markii ugu danbeeyey is helnay Gabadh ijecel aniguna aan jeclahay waxan nahay Xaas iyo Ooridiis , Xaaskeyga aadban ujeclahay Magaceedu waa Nasra Ibrahim Waxan utiryey Ereyadan.

Nasra waa daruurtaa
dambaskaa cadaanka ah
onkadkiyo hilaaca leh
ooridayda weeyaan !

Roob soo da,aayoo
dabayluhu hanfinayaan
goor uu darooraba
dadku aanu garanayn
socodkeeda weeyaan !

Daadkaa qul-qulayee
dadku wada maqlaaye
dooxyada ka qawlihi
dhawaqeeda weeyaan !

Dooga soo baxaayee
aadmuhu ku doogsado
midabkeeda weeyaan !

Dayaxaa fogee dheer
dunidii iftiinshee
madawgii cadaan baday
Dadku aayar soo baxay
dusha sare lawada eeg
misne dhararkii weeyaan

Nabadiino

Qore: Kahn adnan ahmed
Mail : Adnan.a.kahn@hotmail.com
Land : Sweden göteborg


Website counter

1 Comment

  1. haa


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: